Abaadir

Nomads
  • Content Count

    193
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abaadir

  1. Ahura. happy Birth day qalanjo. Ifka hibo ku noolow aakhirana halkii roon
  2. Abaadir

    A Love Note!

    Gabdhuhu Nur waa la dhaceen. Wadaadka qayr alaha siiyo.
  3. Yeah great chickfight soo ma ahan and I though Didi Kong is a guy.
  4. I have to admit, I am one of the cooking challenged folks. Tea is the oly thing I can cook, i spice it up with Qorfe and Hayl. Pasta is alo easy to cook.
  5. My worest job? loading and unloading UPS trucks. It was a summer job...I quit after 5 hours. Man! that was bad
  6. Don’t know the reason but I kinda like old Somali names. My favorite girls’ name: Siman, Soohan, Saxarla, Suuban, Cawlara, Saaqa and Cosob. for the boys: Maslah, Guuleed, Diini, Kooshin. Jabarti, Warfaa. Rooble, Abaadir and Ducaale.
  7. Xiin- Hiiraale waa la naci karaa. Laakiin soo credit kuma laha in uu meesha uu hada ka taliyo aan dadka la iska laynin oo aan madfac lala dhicin. Maraykan lacag waa ka soo qaadan karay. Oo inta uu nin wadaad ah iska qabto wuu geyn karay. Laakiin ma samayn. Raali waxaa uu ka yahay in wadanka uu dawlad yeesho. Hadii aad lee dahay Kismaayo muxuu u joogaa? Kismaayo waa magaalo soomali oo dhan bayna u dhaxaysaa. Hadii qabiil la fiiriyana asaga iyo Moorgan waa isku qabiil. Marka saaxiib in wax la dajiyaa loo baahan yahay. Waxaa kuu soo haray nimankaan wadaadaha ah: Shaki kuma jiro in ay ka fiican yihiin wax ala waxa warlorka ah. Laakiin Ina Daahir Aweyn iyo Sheekh Shariif maxay waligood uga hadli waayeen dadka guryahooda la dagan yahay. Oo hantidooda la haysto. Oo hadana ay ilmo adeeradood haystaa. Soomaalidu waxay ku maahmaadaa: wadaad tali tiisana ku waday
  8. Suuqa xoolha... waxaan xasuustaa meeshaas oo duur ah oo macalinka dugsiga ulo nooga diro. so.. you guys know school mahamud warsame Zio.
  9. Abaadir

    Predicament

    Try this.... Yareey qolomaad tahay or sidaan umaadan cadaan jirine ma Diana aad is marisay.
  10. Kismayo will be back to the hands of its rightful owners one of these days Wayaa Baashe, I have been in Kismayo before the civil war and I also seen some pictures and videos taken in the last two years… Adeer I think Kismaayo found its rightful owners. The city has developed beyond believe. Adeer dadkaaga dhinac ka raac.
  11. Abaadir

    May 18th

    I don’t like the 18th of the month anyways; it is when my student loan and Sprint payment are both due. It’s also the day few are celebrating the partitioning of my beloved country. dadkii maxaa wadaniyadii ka qaaday….Walaahay, the future is bleak for Somalis.
  12. I hope they find her a live. Her pictures are all over Minneapolis today. Police think that she jumped over the Bridge into the river. We have been searching her all day Saturday, but no luck….. walaahay It’s very sad news. Ilaahay Janada ha geeyo hadii ay dhimatay
  13. Originally posted by Legand: ^^^ loool..Am afraid you are wrong brah..Love wadnuhuu ka bilowdaa..dee kacsiguna waad garanaysaa jacaylku wadnaha waa u gudbaa. Hoos buu ka yimaadaa. Jacayl waxaa iigu darnaa midkii igu dhacay anigoo 12 jir ah. gabadh aan daris ahayn oo wax badan iga weyn baa caashaqay. Ilaa hada waan jeclahay. hadaa waa dhalmo daysay baan ba u malayn.
  14. Love waa kacsi wadnaha gaaray
  15. Soomaali maxaa ku dhacay! anagoo arkaynaa wadankii faraha ka baxayaa. mid kastaa waa isla saxan yahay. Walaahay.... afkii baa juuqda gabay weeye. Ilaahow canaasiirtaan dadka ka qabo.
  16. When I graduated, I didn't get a gift but car would have been nice one. so buy your friend a car
  17. Ask him if remembers Buulo-eelaay or Ceel_Habreed
  18. Bishaaro: Waxaan is lahaa bishaaro maxaa ku dhacay, markii aan baryo meesha kaa waayey. marka, ma sidaan baad la soo noqotey. Ina abti, maxaad iila yaabaysaa. ninku asagaa meesha la yimid gabadh baa iila dagaashay maxaad gabdh kale u shukaansanaysaa. wax laga hadlo waxaasu ma ahan. Gabdhaha soomalida waa isku wada mid. Nin waliba miduu caashaqaa waw canbaro luul. waligaa ma maqashay.
  19. Waa maxay sheeko gabdheedka meesha ka socota
  20. I don’t know why women is so obsess of their weight…as matter of fact, there is nothing wrong with big behind and even bigger check
  21. Ibtisan, seems that you don’t know much about Somalia and it history. Siyad Barre did a lot of good things for Somalia and to deny it, is unfair. Now…. What happen to your backpacking trip to North Africa with your male friends….. just go and stay away from this topic.
  22. The question asked was whether Somalia has heroes? Many chose Siyad Barre to be their hero. That is a legitimate answer to me. Now …We know that Siyad did a lot of good things for Somalia. He is not also blameless for bad things happened during his rule. If election is held in Somalia today, Siyad Barre would win it landslide. If you can read and write Somali language Siyad Barre has influenced you more than any other public figure. So he could be your hero I believe that Somalia has many heros. To name a few, Sayid Maxamed Abdulle Hassan Maxamed Siyaad Barre 13 S.Y.L founders Ahmed Gurey and more Ab
  23. Gabadhu maxay tiri, Sex ha laga hadlaa!!!!! Action kuu ku fiican yahay geedkaas... hadal wax ma taro.
  24. I work with two Australian guys. dude… what an accent.! I like them though; they are really nice and polite.
  25. Boys and girls can be friends if they are both ugly.