Duufaan

Nomad
  • Content Count

    2,127
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Everything posted by Duufaan

  1. it is missing the horses. nsum flag with some modification could be perfect fit
  2. Originally posted by Qhalib: quote:Originally posted by Duufaan: The deases is out of control in Hargeys at alarming rate. Do you pull statistics out of your hat and throw it out there in the hopes it might resonate with people. The HIV/AIDS rate in Somaliland is very low and has been . There are no significant number of Ethiopians in Somaliland to cause change including the standards of the health of the population. It's like saying Somalis in America have dramatically effected the welfare of America. Epic fail! [/QB]I do not have numbers but I can tell you, it is really serious. There are number of location where they track pateints and they could provide statistics. Anyone could be the victum. The people who have the deseas is out to get others.
  3. It is a big dilema for self declared land. the ethiopian are their brothers and sisters. Unlike somalis in ethiopia, many of these ehtiopia are effected with aids and they are doing very good job spreading it. The deases is out of control in Hargeys at alarming rate.
  4. Now it is the peace? Now you care piratland? Waa in laydin muslinimeeyo weeye.
  5. Howke Xaglatoosiye is telling the true. You need to watch taleex demostration to uderstand what really is going on. Faroole is overreacting and if he continue what he is doing, Garoow itself will became a frontline.
  6. Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo Kusii jeeda dalka Ethiopia Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Jenraal Cabdisamad Cali Shire ayaa lagu wadaa inuu dhowaan u duulo dalka Itoobiya halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi. Safarka Madaxweynaha ayaa ku beegan 22.June.2010 oo ka dhiman mudo ku hal asbuuc ah,waxaana ku wehelin doona masuuliyin ka tirsan Xukuumada Puntland oo ay ka mid yihin Wasiirka amniga Puntland Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr iyo Wasiirka Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamed Faarax Aadan. Wasiirka Kallumaysiga oo maanta wareysi khaas ah siiyey warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in ujeedka safarkaas uu yahay mida koowaad xirrirka ka dhaxeeya labada dhinac ee Puntland iyo Ethiopia. Wuxuuna hadalkiisa ku daray in sidoo kale masuuliyinta Dowladda Itoobiya kala hadli doonaan gawaaridii dhowaan ay Ciidamada Itoobiya ka kaxeysteen degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn iyo weliba dagaaladii dhowaan halkaas ka dhacay sidii looga hortagi lahaa in waxyaabo la mid ah ay mar kale ka dhacaan halkaasi. Dhowaan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in wefdi heer sare oo ka socda Dowladda Puntland ay tegi doonaan dalka Itoobiya Isha: Horseed Media
  7. he is in northern somalia. it is about bringing somalia toghehter and defeating pro colinal groups
  8. SSC is here to stay. it will bring peace and justice to northern somalia.
  9. kadib markii itoobiya uu qabsaday boqor muslina ayuu wuxuu lasoo xidhdhiidhay daraawiishta, nin soomaaliya oo reer hargeysa ayaa ogaadey, dabeedna dowlada igiriiska wargaliyey, halkaas ayaa boqorkii muslinka ahaa lagu diley. Sayi Mohadmed ayaa gabaygii caanka ahaa tiriyey wadkii oo aan dilin gaalka waa weheshanayaane waa ninam walaala tan iyo waaga aakhiro e nasab hadaad tihiin gaaladaad nicilahaydeene
  10. If this is true, Col Caare received quick justice. The only one left, is Col Ismaaciil in Ceerigaabo. Ceerigaabo people should learn from Kayse
  11. If this is true, Col Caare received quick justice. The only one left, is Col Ismaaciil in Ceerigaabo. Ceerigaabo people should learn from Kayse
  12. Warar Sheegaya in uu Geeriyoodey Sarkaalkii dadka ku Xasuuqay B/Hadhac Tuesday, June 15, 2010 Warar ay noo soo gudbiyeen ilow ku dhaw dhaw saraakiisha Sar sare ee maleeshiyaadka Soomaalidiidka ayaa waxay tibaaxayaan in hawlgalkii 12ki bishan aynu ku jirno ay fuliyeen Guutada Ismaaciil Mirre ee uu hogaamiyo Halyeye Kayse Cabdi Yuusuf uu ku nafbaxay mid ka mid ah saraakiishii sar sare ee maleeshiyaadka Soomaalidiidka. Saraalkan oo lagu magacaabi jirey Caare isla markaana ka soo jeedey beesha Sacad yoonis ee ***** ayaa la sheegay in uu ku dhintay hawlgalkaas, Caare wuxuu ahaa ninkii hogaaminayey ciidankii xasuuqa ka geystey Bali hadhac halkaas oo ay ku dileen dad shacab ah oo ay ku jirtey Islaan Umul ah iyo caruuri. Warku wuxuu intaas ku daraya in Caare uu markoo hore soo gaadhay dhawaac, kaasoo uu ugu dhintay Cisbaal ku yaala Hargaysa ka dib markii laga sii gudbiyey Burco. Waxaa la sheegay in Caare loo qal qaalinayey cisbaal debeda ah sida Nairobi ama Adis Ababa laakiin hor qaaditaankisii uu nafbaxay. Dhawaan ayey ahayd markuu Taliyaha Guutada ma soo jeestayaasha ee Ismaaciil Mire Mujaahid Kayse Cabdi Yuusuf uu sheegay in ay hayaan xog sheegaysa in uu geeriyoodey sarkaalkii watay Ciidamadii la mirey todobadankan. Caare ayaa waxaa lagu xasuustaa dhibaatooyinkii faraha badnaa ee uu ku hayey shacabka Laascaanood iyo kan SSCba, asagoo ahaa ninka uu ugu kalsoonida badnaa Daahir Riyaale ee ka hawlgala gobolka Sool. Waxaana dhimashadiisani ay meesha ka saaray qayb ka mid ah dhibaatooyinkii uu ku hayey Guud ahaan shacabka SSC.
  13. Warar Sheegaya in uu Geeriyoodey Sarkaalkii dadka ku Xasuuqay B/Hadhac Tuesday, June 15, 2010 Warar ay noo soo gudbiyeen ilow ku dhaw dhaw saraakiisha Sar sare ee maleeshiyaadka Soomaalidiidka ayaa waxay tibaaxayaan in hawlgalkii 12ki bishan aynu ku jirno ay fuliyeen Guutada Ismaaciil Mirre ee uu hogaamiyo Halyeye Kayse Cabdi Yuusuf uu ku nafbaxay mid ka mid ah saraakiishii sar sare ee maleeshiyaadka Soomaalidiidka. Saraalkan oo lagu magacaabi jirey Caare isla markaana ka soo jeedey beesha Sacad yoonis ee ***** ayaa la sheegay in uu ku dhintay hawlgalkaas, Caare wuxuu ahaa ninkii hogaaminayey ciidankii xasuuqa ka geystey Bali hadhac halkaas oo ay ku dileen dad shacab ah oo ay ku jirtey Islaan Umul ah iyo caruuri. Warku wuxuu intaas ku daraya in Caare uu markoo hore soo gaadhay dhawaac, kaasoo uu ugu dhintay Cisbaal ku yaala Hargaysa ka dib markii laga sii gudbiyey Burco. Waxaa la sheegay in Caare loo qal qaalinayey cisbaal debeda ah sida Nairobi ama Adis Ababa laakiin hor qaaditaankisii uu nafbaxay. Dhawaan ayey ahayd markuu Taliyaha Guutada ma soo jeestayaasha ee Ismaaciil Mire Mujaahid Kayse Cabdi Yuusuf uu sheegay in ay hayaan xog sheegaysa in uu geeriyoodey sarkaalkii watay Ciidamadii la mirey todobadankan. Caare ayaa waxaa lagu xasuustaa dhibaatooyinkii faraha badnaa ee uu ku hayey shacabka Laascaanood iyo kan SSCba, asagoo ahaa ninka uu ugu kalsoonida badnaa Daahir Riyaale ee ka hawlgala gobolka Sool. Waxaana dhimashadiisani ay meesha ka saaray qayb ka mid ah dhibaatooyinkii uu ku hayey Guud ahaan shacabka SSC.
  14. Khadar maad nimankan iska dhaaftid hadii kale way ku ashtekeene! I knew khadar. I predicted when the things heated up, they will cry for help 360 degree. from Adis to Moqdisho
  15. That was the second deadly ambush done by that man in a month. Burco knows what happen this time and last time.
  16. Repbulic of Somaliland minister respone. ceebay tacaal http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/meta/tx/somali_1400?size=au&bgc=003399&lang=so&nbram =1&nbwm=1
  17. I like it. Naxar Did you read it? Imperializem and capitalism are different.
  18. Cowke I never seen or heard any person from Garoowe with name cowke. Cowke is typically northern name. so let us known, how you got this name. Gaalkacayo is multi clan city and it is bussiness center.I do not think what Faroole say will matter. He is not important.
  19. Seccionist are often unrealistic and delusion mode. Sort of living a dream Faysal is a former guulwade in the revolution days and is still guulwade. He knows how to make living whether he sings Guulwadow siyaad or soomaaliland. His goal is to earn for living. Nothing else. Same goes, with those poeple who brought him to laascaanood.
  20. Thanks me Nice historic narrator. I watched the last one. Ethiopian Somaliland. I just realized, we are still continuation of same path with different mode.
  21. Let me explain you one different way. Sool, sanaag and cayn. are not only names of regions but also a piece of land with different geographically characters. The laascaanood tribe reside the heart of these Area. There are also Hawd and Nugaal which same tribe reside most of it. As well part of Doolo. If you do not understand now you must be UDUB
  22. somali military national parade. Or Cigeh dhegayso http://www.youtube.com/watch?v=kf_HMWp0l5c&feature=related