Duufaan

Nomad
  • Content Count

    2,127
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Everything posted by Duufaan

  1. The Ethiopian and Somaliland are working together. They will be dealt very soon.
  2. SNM was not a factor. They had very little military capability and was defeated by 1988. It was the corruption why Siyad government collapsed
  3. you are so urbanized that your are fake. These are proud somali people where ever they are
  4. This is it. they will leave peacefully or they will force to leave. Xaglatoosiye also arrived tonight. I am expecting the lander to do right thing and leave without blood.
  5. Xaji Hada malazawi ayaad iskuhalaynaysaan soo maaha hadii xaaladu xumaato. Dhaaxaa kufrigu caawiyee nagu cadaadsheene Ingiriis carow waana kii cawda loo jaraye Ma cidlaan ka helay gaalo aan lagu cabanaynin
  6. Xaji ileen waxaad unasan weydey dagaal haye baad xasuusan tahay. Aadan Carab iy o dagaalkii haye. Gabay: Goobjoog Codkiisuu bogtaa aar haduu coodi loogsade'e Habeenkuu cashada deeqda helo camal higoodkiise Cartankiyo jibaadkaad waxuu cunay ogaataaye Anaguna caraad baan aqaan caawa oo kale'e Cuud iyo hadaan goobtii helay amase ciilbeelay Warku how cadaadee bal maan caalamka u sheego Inkastoonba curadba u ahay inaan canaan qaado Colka oo duulan maalintii hadii la i caleen saaray Cimrigiisu nin uu dheeryahoo caarif aan ahaye Waa lagu casali baan is idhi caana waad tahaye Caqligaan ka fiirsaday tashiga kii u cidhib roone Waxba nolosha lama caabudee ceebta ma ilaashay Kolse hadaanan caafiyad dab iyo ciidan tabanaynin Casar iyo inaan duhur wax galo caariyaan bidaye Waa caado tuug galab in aan ceelka weeraro'e Ma cadceeda oo soo baxdeybaan cudud idiin sheegtay Cadadkeeda guutada miyaa samada caad fuulay Ciir iyo habaas qudha miyey dunidu cowlaatay Markii caara dhuubtiyo la riday saban cabaadaaya Shinbiraha cidoodiyo jugtii fule ma cayntaaray Ma caraystey qaaraan dhulkaba cagaha saaraynin Geesiga dagaalka u cinbaday ciidhe ma utoogtay Cirka lama marshee shiishka hoos ma ugu wada ciirshay Ma ku culay buntukhu dhowr gu'buu naga cabaysnaaye Midna looma caaline sidii cawsha ma useenay Caydiga ma laynee nin raga caymo ma udiidnay Cuqli waalid waa ubadka kaca waalidka cisayne Caanaha hablahayaga kuwii soo cabaye nuugay Ee lagu canqariyaa iblays soo cawaansadaye Iyagaa cashiirada na baray loo cariigsado'e Casar iyo miyaa garashadii lagu caqiibeeyey Nin kastoo calaacalay miyaan ugu calool daacay Dhaaxaa kufrigu caawiyee nagu cadaadsheene Ingiriis carow waana kii cawda loo jaraye Ma cidlaan ka helay gaalo aan lagu cabanaynin Waa taan cadaadaye timihii iga ciroobeene Ku mana caar guduudeyn xinaha lagu caseeyaaye Sidii ciistihii hore miyaan dhiiga ku cilaantay Haye waa carada ay dhawaan nagu cidhiidhyeene Caasimada hawd buu noqdiyo cadan yartoodiiye Isagoo camiran baa doraad la igu caasiyaye Kun calaamad laan soo dul dhigay oo cadaawaha'e Bal inay cawaan wuxu yihiin malo caruureed leh Dhar cagaaran iyo mood wixii guriga ceegaagay Ilaa cadayna kama qaadanino weys cajabiyeene Carwaan mooday subaxdii markii ay nooga carareene Ma ku caranay awrtuba dhirtay caasha marisaaye Gobaa culuse nabadii tolkay u cidi jiidaayey Waa taa intaa caarideen cunaha taagteene Intaan duul indhaha kor u calaqay hoos usoo celiyey Ee aan cidaadaha ka dhigay soona cigan weyday Cilmi iyo rag taariikh watoo caaqilaa furiye Cali daalin iyo baa na garan coomirka isaaqe Cashuun baan jabshaa habarjecloy duul cantarahaye Hadaan maanta calankii qabsaday ceelka laga taagay Cajaladaa naloo soo diraa cunugu keenaaye Carabkii qoyani waa hadlaa hay canjalafayne In cadaalad sheekadu gasho baan kaa codsanayaaye Afartaa cayaartii libtiyo ka cukanaantii dheh Cumar iyo markay Samatar gabay nagu casuumaan dheh Cawl iyo gu'goo cirir ku jira curashadiisii dheh Bal aan waliba kama caajisee caarada u saaro Casaawiirta nimankii lahaa boqolka cayn cayn ah Ee idin cadaabee banaan idinka cayntaarshay Jeereey wadaad caabudeen cuqabadoodiiye Waa taad cagaag iyo kuraha ku cadibnaydeene Ee aad sengaha cal iyo buur kaga carceerteene Cariskaba hadaan idin tusay aad ciir ku lulateene Nabsaa curiyey cayn iyo nugaal inaad ku ceeshtaane Canjilka iyo sinaantuba waa cawri aadane'e Iminkana fufkii baa cigtayo soo cawaal baxaye Marka inaan cashuurtiyo dhibkii dib u cusbooneeyo Yaa faras camuudaa ka badan loo carbinayaaye Cabdi maahir jeeskii dhalaye coodinleba qaatay Cibraanka iyo sanbuur kaan lahaa cuna tigaadiina Waxba yaan canbaarayn dar aan ciidanba ahayne Dadka qoloba cuurbow tashoo la ictiraafaaye Reer yusuf ciid kuma sugayn caydhiskii shalaye Carootigii subax nimay na carcarsheeyeene Goortaan carcooriga hadhkii dirir cusbooneeye Waatay calfahii iyo qubeen kabo carbeedkiiye Celiyaayda fiigaha miyaa caato nagu reebtay Ku waa caayayee eray xun sow kama cadhoon waayin Ma cabiidshay ina kaahin baa loo cimaamadaye Cawaday anoo nool hadii aan calaftidaa gaadhay Markan soo cimraysiyo xajkii u citiqaad ma'aha
  7. It is not fake.this one took place in Adis under Malazawi wacth. You can prove it is fake if you have a photoshop
  8. For first time we have proof. Could it be fake picture, I do known things so. http://www.boocameonline.com/bcm/news.php?readmore=1131
  9. t-72 tanks?. The somali army did not even had T-72 Tanks and by 1988, it only had six fighter plan working and they were in moqdisho for last time. Where somaliland get it is weapon? The twenty six division of somali army was based in north west somali when the somali goverment colapsed 1990.General Abdiasiis took what he could take and SNM took the rest. Somaliland has 8 T-44 and T-52 working Tanks compare to SSC 10 Tanks working.
  10. waxaa iiga daran kuwasacabka utumaya. hanjabaadii onlf waxba kamsuuragalin, aan calaal ahayn tan markay run noqotana waxaan calaacal lahayn lasugimaayo.
  11. "The closure is against the spirit and the objectives of Federalism and of preserving the image of our country. It will have negative repercussions that will affect Somali citizens and the future governments of Somalia." Is this a new pro colonial group? kulahaa the objectives of Federalism. What a federalism?. Do they think, federalism means united clans? did not they learn anything about suldaans exiled by colonial last time or Yusuf exiled to Yemen.
  12. The problem of the scessionst must to be solved some time in near future, polically or military. It is a part of solving somali probelms.
  13. It is all about now, we do not wait
  14. it is interest of puntland to leave the khusuusi alone. Soon Faroole realize the better. Do not tell us, you are not worry about the Khusuusi. we known you do
  15. The khusuus agenda is growing and it will be no time for you to do anything.
  16. there are no somalilanders here. very few of them. North America, it is second home of SSC people.
  17. Most Laascaanood people already fled their home but others are staying their home. did you think that is fair? I do not undersatnd why none is fleeing Ceerigaabo and Burco. nothing between war and peace