-
Content Count
2,094 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
14
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Duufaan
-
American Counter-Terrorism Experts Train Somaliland Intelligence
Duufaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
it is about hiring imformers, similar to those who was working the British. A tradition you are proud of -
Very sad indeed
-
The Oromo is two group which hate each other. The muslims which is about 70% do not have any power or influence and they will remain that way for long time to come. the suffering for muslim community will continue what ever political change in ethiopia and the ONLF luck of political skills will contribute.
-
Riyaale is from Awdal, why do you care, he is not even from Hargeysa!
-
Shariifka iyo Riyaale toona waxba masoo wadaan. Isku dad ayayna ushaqeeyaan. Alshabaab iyo muslimiinta kale ee lamid ka ah iyo reer galbeedka dagaal aan dhamaan doonin ayaa kadhexeeya,haduu xitaa kan soomaaliya dhamaado. Soomaaliya hada waxay noqotey meeshii lagu dagaalamayey, waxaana dad ugu liita kii gaalada lasafta, waayo dantooda ayuun bay kufushanayaan
-
Indeed,Sh/shariif and his PM waalaba doqon. Any Army and any foreign support will change their circumstances
-
Wakiilka gaarka ah ee QM ugu qaabilsan arrimaha dalka Somaliya oo maanta socdaal aan hore loo sii ogeysiin dawladda ku yimid Muqdisho ayaa usoo gacan galiyay madaxweyne Shariif warqad ka socotay Golaha Amaanka ee QM. Cabdalla waxaa la sheegay in muddo 30 daqiiqadood ah kaliya uu shir albaabada u xiran yahay kula jiray madaxtooyada Sheekh Shariif iyo R/Wasaarihiisa isagoona halkaasi ugu dhiibay warqad ku aadan xaalada dalka iyo sida laga yeelayo iyo dalabaadka QM eek u wajahan xukuumadda. Inkastoo ay adagtahay in la helo wali xogta rasmiga ah ee warqadda loo dhiibay madaxweynaha ay xanbaarsaneyd hadane ilo wareedyo ku sugan madaxtooyada waxay sheegayaan in sidoo kale ay warqaddaasi ku qoran yihiin waxyaabihii uu Axmed Walad Cabdalla kula hadli lahaa madaxda maadaama uusan shir waqti dheer halkaasi ku gali Karin arrimo amaan dartood. Waxaa sidoo kale warar aan heleyno ay sheegayaan in warqadda ay ku qoran tahay faah faahin dheeraad ah oo ku aadan shirar maalmihii lasoo dhaafay ay lahaayeen xubnaha Golaha Ammaanka iyo jawaabaha dalabaad ay hore u jeedisay xukuumadda KMG ah oo aan la dooneyn in warbaahintu ogaato. Hey’adda QM ayaa dawladda Federaalka waxay u taageerta in ka badan sidii ay u taageeri jirtay xukuumaddii C/laahi Yuusuf iyadoona u aragta xukuumaddan fursaddii ugu danbeysay ee lagu raadin karayo dawlad ka hirgasha Somaliya oo xiriir toos ah la leh beesha Caalamka. Markacadey.net,Muqdi sho
-
This proves the shariif and his team are hired and working somebody else not Somali people. the whole thing will be failor but somali people will pay the price
-
It was not long time ago when Shariif Government sign a Memoradum of understanding with Kenya. Today Sharif signed even more damaging protocols prepared west and UN. The details will come soon but what we know so far includes. No fly zone and No commercial ships for most of country, especially South/West NATO forces were given the right to enter Somalia and bomb anywhere in Somalia More Amison forces Ethiopia and Kenyan was consulted and their forces will enter Somalia
-
This is not munaafnimo. we know who are munaafaqiin and always been. We have seen lately the local people who are payroll from these administration working toghether against this organisation. It is about the time for the people of this region to take matter on their hand
-
Codka Dhageeso C/samad Cali Shire Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Itoobiya U Anbabaxey. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Gen C/samad Xaaji Cali Shire iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta ka anbabaxey magaalada Garoowe,waxaana ay maalinta bariya Magaalada Boosaaso uga sii duuli doonaan dalka Itoobiya oo safarkoodu ku wajahan yahay. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sida aanu wararka ku helney waxaa safarka kiisa ku weheliya,Wasiirka Qorshaynta iyo xidhiidha Caalamigaha Faarax Aadan Dhalac iyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta mudane Tuutaweyne. Inkastoo aan si rasmiya loo ogayn arimaha laf dhabarta u ah ee ay labada dhinac ka wada hadli doonaan, ayaa hadana waxaa warar xogo-gaal ahi sheegayaan in dawlada Itoobiya iyo waftigiisa Puntland ay ka wada hadli doonaan dagaalada iyo colaadda koonfur ka aloosan oo ay labada dhinac walwal badan ka qabaan in ay ku soo fidaan gobolada dhexe. Madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa ayaa sidoo kale la filayaa in ay xukuumadda Addis Ababe ka wada hadlaan arinta Gobolka Sool oo ay labada dhinac horey u sheegeen in xal nabad galyo lagu dhamaynayo. Dadka la socda siyaasada, una dhuun daloola arimaha Soomaaliya, gaar ahaan xidhiidhka Itoobiya iyo labada Maamul ayaa waxaa ay tilmaamayaan in ay suurta gal tahay in Maamulka Riyaale laga wareejiyo gacan ku haynta Magaalada Laascaanood,iyadoo laga eegayo soo xoogaysiga kooxaha koonfurta,maamulka cusub ee Puntland,dhaqdhaqaaq a Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Ururka NSUM iyo waliba doorashadda laga cabsi qabo in Maamulka Riyaale lagaga guulaysto. Jidbaale.com
-
The ARS leaders called the somali Government a Puppet
Duufaan replied to Garyaqaan2's topic in Politics
it is by time.Soon many poeple will ask, is this a new fuction in moqdisho or a central goverment. -
It is very different time. 18 years of war took, it is tall on Moqdisho. In that case one got allied and the other one still trying to rely the tribe at least his close advisers do
-
if this is true, than we are seing the desparation of Shariif's camp.
-
Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Xukuumadda Federaalka oo go'aansaday hab beeleed in ay u weeciyaan dagaalada Muqdisho. Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda beesha ****** kana tirsan Dawladda KMG ah ee Somaliya ayaa galabta kulan ay yeesheen kadib waxay shaaciyeen in haday yihiin beesha ****** ay iska difaacayaan weerarka lagu soo qaaday magaalada Muqdisho. Kulankaasi ayaa waxaa ka dhex muuqday Xubnaha ugu cad cad dawladda sida C/Qaadir Cali Cumar wasiirka arrimaha Gudaha, C/Raxmaan Janaqow,wasiirka cadaaladda, Xildhibaan Muuse Suudi, Xildhibaan Qanyare iyo mudanayaal kale oo kasoo jeeday beesha ******. Kadib kulankaasi waxaa saxaafadda hadal kooban siiyay C/Raxmaan Max'uud faarax Janaqow kaasi oo ku cabiray dagaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay duulaan ka dhan ah dadka ****** iyo gobollada ay dagaan waxaana uu sheegay in ay isku kaashanayaan ka hortagga weerarkaasi. Janaqow waxa uu diiday in hab diimeed loo maareeyo dagaalka Muqdisho isagoona adkeeyay in aaneyn macquul noqon karin hab diin in lagu banneysyo dhiigga dad iyaguba u taagan ku dhaqanka shareecada islaamka oo uu kala jeeday dawladda KMG sida uu hadalka u dhigay. Markacadey.net,Muqdi sho
-
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
we do not even agree who extremist are. my list of extremist is just too long and my not likely include Islamic movement. -
Really they do not want participate. The Ethiopian do not come for their intrest, if you do not mean they will be rewarded financially. ONLF and other resisant movement never been so succesfull, the attacks agains ethiopian army. The ideal was let the somali fuction fight each other.. Neither the west because they want deal poor country like somalia with requires a lot resourses and involvment a the time they are perparing for Iran For Alshabaab, this is what they wanted, the real enemy got closer and it will be more clear to shahiid. the biggest losers accexept innocent somali poeple are shariif goverment and those who are backing, it will be harder to find support inside the country how much money and woepen shariif side got. He may survive another day but will never recover. The only good outcome with all these, somalia may safe it's sea.
-
Mogadishu clan dreams evaporate / Outside help only lifeline
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
Could you be jealous yourself by these groups in moqdisho calling foreign intervention. Not long time ago Omar Jamal and Dr Samatar were calling foreign intervention just because of pirates in coast of puntland. It has been culture. You should not be worried Sh.Aways showing up your Tuulo,he will not -
Mogadishu clan dreams evaporate / Outside help only lifeline
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
For long time I was seing some of Moqdisho factions, the major probelm for somalia instability, but they never been alone. That comes very clear now. Riyaale camp and Duke are suddently allied and concern the new devoplent in somalia, This is hypocrisy in highest level. Waa lagu arkaa waalagu ogyahay! -
I though, only few bitter, lonely men left for somaliland. there are still some who want fight.
-
"not area of my clan domination" It said that UN promised to create and fund a new land fifedom in SSC region but I think Poeple of SSC region should welcome the islamic movement to bring some live in the region.
-
IYAGA KOR IYO HOOS IYO REER GALBEEDKA IYO SHISHEEYAAHA KALE OO CONDITION KUXIDHAYA NABAD SOOMAALIYA KADHALATA
-
Breaking News: Xasan Turki attacks captures Jowhar Sharif Ahmed's base
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
It is all about to show weakness of Sh,shariif. he was told not to talk them and he did it. it is now what form of forieng interence we will see. -
somali had goverment only for 40 years what have saved is their spririt of defending their religion and country. we should thank the rasistant, they are not different the one in yesterday. few years ago there was bill in U.S congress to divide Iraq in three countries which even iraqi did not known. Iraqi leader refused and asked U.S army to leave.