Duufaan

Nomad
  • Content Count

    2,127
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Everything posted by Duufaan

  1. Do you want cover up the story?. the men were about to handed to ethiopian when poeple started to stop that to happen and they saved two men, not one. The ethiopia rule, not the land goverment. Rabshado iyo qas ka dhacay magaalada Boorama oo ka dhashay arrintii ONLF iyo Ethiopia Written by Waaheen Sep 17, 2010 at 06:38 AM Dadweynaha Reer Boorame oo xoog Booliiska kaga furtay Dirawaliintii waday Gaadiidkii Ciiddamadda ONLF kireysteen iyo Magaalada oo Qas ka taagan yahay Hargeysa (Qaran news)- Reer Boorame ayaa la sheegay inay xoog iyo Qori caaradii kaga furteen ciidamadda Booliiska ee Boorame laba kamid ah sadexdii Dirawal ee watay Gaadiidkii qaaday Ciidamadii ONLF ee ka soo degay Xeebaha Galbeed ee Somaliland, kuwaasoo sida la sheegay Booliisku u soo dhaadhicanayeen dhinaca Hargeysa. Dhacdadan ayaa la sheegay inay Dadweynuhu ku talaabsadeen markii sida la sheegay ay ka war heleen qaadista Sadexda Dirawal oo la sheegay inay Ciidamadda Booliisku u dhiibayaan Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Magaaladda Goraya-cawl oo u dhaxaysa Boorame iyo Diila. Qaar ka mid ah Eheladda Sadexda Dirawal ayaa Baabuur Surf ah la beegsaday baabuurtkii Booliiska ahaa ee lagu siday Dirawalada kadibna Rasaas ooda kaga qaaday Booliiskii, iyadoo ay u suurtogashay inay laba kamid ah xoog ku qaataan halka kii sadexaad ay ciiddamada Booliisku markii danbe kala hadheen. Talaabadan ay dadweynuhu ku furteen labada nin ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay hal qof kadib markii ay isku dhaceen gaadhiga Booliiska iyo ka kale ee hawlgalka loo adeegsaday, waxaana mar kaliya magaaladda Boorame ay isla oogsatay buuq iyo isku soo bax iyadoo gabi ahaanba ay xidhmeen Meheradihii Ganacsigu. inkasta oo ay dhacdadani goor dhaweyd dhacday oo aan wax tafaasiil ah oo intaa ka badan laga hayn hadana dad goob joog ah oo aanu la xidhiidhnay ayaa sheegaya in ay jiraan warar sheegaya Boorame inay Joogaan Saraakiil Itoobiyaan ah oo hawlgalo ka wada jiidaasi, balse wixii ka soo kordha waxa aad kala socon doontaan wararkayaga danbe.
  2. This local man is confused and choked. His testmenoy is not clear. Boosaaso port is the life line for millions of somalis and this group is a bigger problem than Faroole.
  3. Strange enough, they also top other list.Happieness comes from inside. Muslims should be happiest because of our faith.
  4. Strange enough, they also top other list.Happieness comes from inside. Muslims should be happiest because of our faith.
  5. our Kenya border is mess too, it is only imaginary border without line
  6. Originally posted by nuune: [QB] The man received empty support from the masses and empty support from the international community. Thiery, the man received full support from the masses and full extended support from the international community, the problem was, he didn't know what to do with it! Somalis accepted but did not give support and international community did not want or plan to help him or help somalia. they created a parlament with 500 members and they told him not to negotiate anybody, at the sametime they were dealing Puntland and somaliland separetly.
  7. Did they miss Somalia border with Kenya? It is also disputed.
  8. We have to claim our share of UN programs given to somali people. Anagu sirdoonka ingiriiska or sirdoonka mareyknka lacag kaash kamaqaadano.
  9. [QB] no port no access to sea We do have access to sea. our Jiidale from sanaag is only 18km from the red sea.If we want, we can have one. You got Berbera. but yu can not go south somalia without our permisiion and you cannot go Ethiopia without our permision. You need us more than we need you and that is why they want negotiate before things get worst
  10. They are fishing wrong place. Since 1990, they were bribing unemployed Politian for SSC regions and giving positions, so did Puntland. That did not solve any problem. Solution of SSC can only came from within SSC and their own political vision.
  11. you are pro-colonial. You do not beleive you can survive without outside support. Yesterday, you were british protected tribes and now receive benefits and protection by Malazawi and others. Right now Your very busy to get benefit by T card.
  12. Originally posted by Thankful: It seems the SSC attack has scare the regional government into trying to negotiate. It's a shame it took so long, little will change unless SSC regions are allowed to apply for high government position. It is not about positions. we do have different political vision. They are pro-colinal and separist. we are pro idepedent and nationalist. Beside We can have our own regional goverment
  13. It is more about face saving to withdraw their forces. nothing else will be negotiated.
  14. Now you known! I posted yeterday. This is a somaliand website Written by Qarannews Jul 19, 2010 at 07:35 AM Hargysa,(Qarannews)-Waxa xalay si gaadmo ah loogu dilay magaalada Laascanood gudoomiyahii maxkamada rafcaanka ee gobolka Sool marxuun Saleebaan Jama Ciise, dilkani ilaa hada ma jirto cid loo qabtay iyo cid sheegatay toona, hase ahaatee waxa aad moodaa in ay soo noqonayan dilal noocani oo kale ah oo hore loogu gaysan jiray madaxda gobolka Sool. Dhanka kalana waxa jira dagaalo culus oo xalay ka bilaabmay deegaanka Widhwidh kuwaasi oo gaystay khasaare aad u balaadhan, kadib markii ay ciidanka qaranka ee agaasi fadhiya ay soo weerareen ciidan maleeshiyaad aad u badan oo la soo abaabulay kuwaasi oo ciidankii xagaasi deganaa culays xoogleh soo saaray, dagaalkani oo ilaa manta duhurkii socday oo istaagay ayaa waxa ay ciidamada qaranku ay si buuxda uga adkaadeen ciidamadaasi oo in mudo ah la soo abaabulaayay iyaga oo xagaasi ku jabiyay ciidamadaasi weerarka ku soo qaaday ayaa waxa ay ciidanka qaranku gacanta ku soo dhigeen maxaabiis faro badan xaga ciidamada qarankana laga dilay 3 askari iyo hal sarkaal.
  15. Read again. Can you read somali language? The laascaanood man is a different story.
  16. there is different askari iyo sarkaal. does he have name? darwiish lama qariyo waa laduceeyaa. idinka xabahi baadtihiin xabashidaa qarisa khasaareheeda. from somaliland.org Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ka wada hadleen sidii looga hortagi lahaa weerarada ay ciidamada ku soo qaadayaan kooxaha maleeshiyooyinka ah ee la soo abaabulay kuwaasoo falal gaadmo ah ku dilay shalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka isla markaana Toogasho ku dilay magaaladda Laascaanood badhtankeeda Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka, isagoo ku adkeeyay mudada kala guurka in loo xoojiyo sugida Xuduudaha Dalka
  17. There were only 120 ssc fighters who participated the widhwidh fight, all wearing uniform. Both the two top commander of SNM IN Widhwidh were killed for that operation. One is from OODWEYNE and the other one from HARGEYSA. Although they admitted the death of officers, They did not release the names of their death soldiers. SSC media released right the way the name of fallen darwiish. instead SNM madeia are talking pictures ssc civilian who they find in Caynabo area. this can only lead that ssc do the same. Stop SNM trucks going to south and arrest, that shpuld be the answer
  18. Qasaarahii dagaalkii ka dhacay Widhwidh Monday, 19 July 2010 09:04 | Written by Buhodle.net Qasaarahii dagaalada xalay iyo saaka ka dhacay magaalada Widhwidh ayaa wararkeeda xaqiiqda ah soo gaadhayaan shabakada Buhodle.net. Dagaalkii xalay ciidamada hogaanka SSC qaadeen ayaa waxaa la cadaynayaa in ay qasaare aad u balaadhan u geysteen ciidamada Soomaalidiidka ah kana gubeen gaadiid lagu qiyaasay ilaa afar gaadhi. Dagaalkii saaka subaxnimadii isna ku waaberiistay magaaladaas oo lagu soo waramyo in guutadii xalay dagaalka qaatay ay ku rogaal celisay ayaa iyana cashar lama ilaawaan ah siisay ciidamada Soomaalidiidka ah ee ku sugan magaaladaa. Ciidamada hogaanka SSCda ee xalay iyo saakaba dagaalka galay waxaa sida la xaqiijinayo dagaalkaa kaga dhintay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Quule Ibraahin Ismaaciil Fuje halka sedex askari oo kalena kaga dhaawacntay oo laba ka mid ahi ay dhaawac fudud tahay. Ciidamada Soomaalidiidka ah waxaa ciidamada laga galaaftay habeenimadii xalay iyo saakaba lagu soo ururiyey laba iyo toban askari oo uu ka mid yahay sarkaal ka mid ah saraakiishii ugu sareeyey cidamadaa halka dhaawacoodu uu kor u dhaafay shan iyo labaatan askari. Dagaalkaa oo maanta gelinkii danbe qaboobey ayaa hadana waxaa degaanada ku dhowdhow magaalada Widhwidh waxaa laga dareemayaa ciidan ururis aad u balaadhan oo aad moodid in aan dagaalka weli lagu kala quusan. Waxaana magaalada Buuhoodle, Widhwidh iyo nawaaxigeeda ilaa maanta laga dareemayaa qaban qaabo dagaal oo aad u balaadhan oo la doonayo in ciidamada Soomaalidiidka ah lagaga sifeenayo degaanada gobolka Cayn. Buhodle.net Back
  19. This is a somaliand website Written by Qarannews Jul 19, 2010 at 07:35 AM Hargysa,(Qarannews)-Waxa xalay si gaadmo ah loogu dilay magaalada Laascanood gudoomiyahii maxkamada rafcaanka ee gobolka Sool marxuun Saleebaan Jama Ciise, dilkani ilaa hada ma jirto cid loo qabtay iyo cid sheegatay toona, hase ahaatee waxa aad moodaa in ay soo noqonayan dilal noocani oo kale ah oo hore loogu gaysan jiray madaxda gobolka Sool. Dilalkaasi oo markii danbe lala xidhiidhiyay in ay ku lug leeyahay ama salka ku hayo arimo argagaxiso, kadib markii uu fashilmay nin qorshaynaayay in rakibo walxaha qarxa taasi oo uu isagiina ku dhintay taasi oo xiligaasi raadkii la helay uu arintaasi afka uga galay arimo argagaxiso, tan iyo qaraxaasi xiligaasi fashilmay ayay istaageen qaraxyada noocaasi ahi, taasi oo aad hada moodo in ay madaxa la soo kacayso, iyada oo madaxweynaha la soo doortay ee Somaliland uu hore dilalkaasi uu ugu eedeeyay xukumada Somaliland in ay u gaysatay dilalkii qorshaysnaa ee madaxda loogu gaysan jiray gobolkaasi Sool ayaa aakhirkii ay ku cadaadeen in ay ahaayeen qaar argagaxiso dadkii gaystayna gacanta lagu dhigay isla markaasina iyagu qirtay. Dhanka kalana waxa jira dagaalo culus oo xalay ka bilaabmay deegaanka Widhwidh kuwaasi oo gaystay khasaare aad u balaadhan, kadib markii ay ciidanka qaranka ee agaasi fadhiya ay soo weerareen ciidan maleeshiyaad aad u badan oo la soo abaabulay kuwaasi oo ciidankii xagaasi deganaa culays xoogleh soo saaray, dagaalkani oo ilaa manta duhurkii socday oo istaagay ayaa waxa ay ciidamada qaranku ay si buuxda uga adkaadeen ciidamadaasi oo in mudo ah la soo abaabulaayay iyaga oo xagaasi ku jabiyay ciidamadaasi weerarka ku soo qaaday ayaa waxa ay ciidanka qaranku gacanta ku soo dhigeen maxaabiis faro badan xaga ciidamada qarankana laga dilay 3 askari iyo hal sarkaal. Xiligani ay soo cusuboonaadeen rabshadaha iyo dagaalada khaarajiska ah ee lagu hayo madaxda iyo ciidamada qaranka ayaa xaga magaalada Hargysa waxa ka jira isbadal siyaasadeed oo xoogan xagaasi oo xukumadii hore ee iyadu maamuli jirtay dalka ay dhawaan xilka wareejin doonto ayaa waxa ay dad badani is waydiinayaan maamulka cusub ee Siilaanyo oo aad moodo in uu la kowsaday colaado iyo rabshado, ma ku guulaysan doonaa in uu dhamaan dalka nabad buuxda ku soo dabaalo isga oo garab wada balan qaadyadii uu umada ugu balan qaaday isla markaasina uu ku soo baxay. Sida ay doontaba ha ahaatee Siiilaanyo waxa looga fadhiyaa in uu dalka ku soo rogo amni buuxa iyo kala danbayn waarta, iyada oo xiligani ay Siilaanyo la bilaabmeen colaadahan iyo rabshadahani ka soo cusboonaaday gobolkaasi iyada oo ay dadweynaha qaarkood ay warwer ka qabaan colaadahani soo cusboonaaday oo maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysnaaya. Last Updated ( Jul 19, 2010 at 08:40 AM )
  20. The ethiopian are intresting Berbera, not Buhodle and we will not let them have it. Even Siilaanyo known that.
  21. siter I am from hawd. I knew the attack of xudun where some people I know died. exactly 17 poeple who was praying Ciid. So I know too the entire Sanaag including Ceelafweyn and badweyn were also visited. So now stop braging
  22. Originally posted by Libaahe*: Ferguson, horta wa ruunta midniimo ba wax lagu gara or laysku dhaafa, laakinse that is not always the case USP were very united in the 1990's but were still defeated it shows even if people are united they can be defeated at times, it's all about warfare tactics. Ps Siyaasaada ethiopiana kuma jirto jamuuhiiriyaada Sland, although trade & economical, security ties do exist, but not on political terms. This sister can not diffrentiate the true from what her family told. Where the SNM defeated USP?. USP was only a political organisation. SNM began hawd in 1983 and was defeated end of 1988. All villages between Gorgor to Gaashaamo were visited, even the xabashi could not protected. These SNM tribes who began the war are very peacefull these days and not likely to start another war forever. You should not brag on ceerigaabo status and civilian killed ceerigaabo and boorame in 1990. Because you people always complain about being treated unfair
  23. Cowke If you call it sanaag bari. Why do you care? it is not your T.
  24. soomaaliya waxay khatar utahay gumaysi cusub hadii xabashida iyo daba******yadu guuleystaan. This one is not last one from saado.