Duufaan

Nomad
  • Content Count

    2,127
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Everything posted by Duufaan

  1. Do you remember ambassador C/asiis what he done to people of region. The young people Cigaal handed to Ethiopian government, accusing just being member of ONLF. That was back than. The ONLF changed it is warfare policy. Since 2004, ONLF burned 55 cars registered Somaliland. Radiolaascaanood received warning from ONLF third time yesterday. This time ONLF is warning anyone who helping Somaliland traders do business in the region will be also target. What else can I say the cheap joke, selling Somaliland backfired, it only woke up sleeping chain. The next could be military confrontation and pure ethnic cleanse, if Somaliland do not rethink it is ill policy to neighbors tribe. Jabhadda ONLF Oo Gawaadhi Ku Gubtay Kililka 5aad Hargeysa, July 01,2005 (Haatuf) – Saddex ka mid ah Gawaadhida Xamuulka oo laga leeyahay Somaliland ayaa bishan June lagu gubay Kilalka Shanaad, sidaana waxa sheegay qaar ka mid ah mulkiilayaasha gaadiidlaydaas, oo u waramayey Haatuf Waxayna intaa ku dareen in Jabhada ONLF oo hubaysani ka qabatay nawaaxiga Wardheer, Ka dina ay gubtay baabuurka lambarkiisu yahay SL; 4857 Nissan. Siciid Maxamed Maxamuud oo ah hantiilaha mid ka mid ah gaadiidka la gubay ayaanu ka waraysanay sidii arintaasi u dhacday, waxaanu yidhi “Anigu waxaan rarka ka qaaday Burco bishu markay ahayd 28/5/05, ka dib waxaanu ka soo laabanay 6/6/05, halkaasi oo aanu habeenimadii ku soo hoyanay magaalada Wardheer. Haddaba, markaanu ka soo baxnay Wardheer ee aanu ka soconay Kantaroolka qiyaas u jirta saddex Killo Mitir ayaa wax naga horyimid niman badan oo hubaysn oo noo sheegtay in ay yihiin Jabhada ONLF, saddexda gaadhi oo aanu is daba soconay nimanka shuftada ahi waxay nagu yidhaahdeen joojiya laba gaadhi ee kale waxay lahaayeen Taarikada Puntland, aniga kaygu waxa uu lahaa ta Somaliland, labadii gaadhi ee Puntland laga lahaa way sii daayeen, kaygana way la hadheen. Haddalada ay ku hadlayeen waxa ka mid ahaa “idinka oo ah ***** ayaad nimankayagii aad ku hayseen jeelasha idina waxaad doonaysaan in adna dhex-martaan. Amarka aanu baabuurta ku gubayno waxaa na siiyey gudoomiyaha Jabhada xoreynta ********iya (ONLF), intaa ka dib waxay gubeen baabuurkayga, labada baabuur ee kala waxa lagu gubay meel 15km u jirta degmada la yidhaa Xarshin oo ay degaan beelaha ***** â€. Haddaba, arinta baabuurka ay ku gubeen Jabhada ONLF waxa ay socotay muddo badan, waxa ay hore u gubeen 36 baabuur oo laga leeyahay Somaliland ilaa hadana xukuumada Somaliland Itoobiya wax war ah oo rasmiya lagama soo sarin daka baabuurta laga gubana wax magdhow ah lama siiyo.
  2. Do you remember ambassador C/asiis what he done to people of region. The young people Cigaal handed to Ethiopian government, accusing just being member of ONLF. That was back than. The ONLF changed it is warfare policy. Since 2004, ONLF burned 55 cars registered Somaliland. Radiolaascaanood received warning from ONLF third time yesterday. This time ONLF is warning anyone who helping Somaliland traders do business in the region will be also target. What else can I say the cheap joke, selling Somaliland backfired, it only woke up sleeping chain. The next could be military confrontation and pure ethnic cleanse, if Somaliland do not rethink it is ill policy to neighbors tribe. Jabhadda ONLF Oo Gawaadhi Ku Gubtay Kililka 5aad Hargeysa, July 01,2005 (Haatuf) – Saddex ka mid ah Gawaadhida Xamuulka oo laga leeyahay Somaliland ayaa bishan June lagu gubay Kilalka Shanaad, sidaana waxa sheegay qaar ka mid ah mulkiilayaasha gaadiidlaydaas, oo u waramayey Haatuf Waxayna intaa ku dareen in Jabhada ONLF oo hubaysani ka qabatay nawaaxiga Wardheer, Ka dina ay gubtay baabuurka lambarkiisu yahay SL; 4857 Nissan. Siciid Maxamed Maxamuud oo ah hantiilaha mid ka mid ah gaadiidka la gubay ayaanu ka waraysanay sidii arintaasi u dhacday, waxaanu yidhi “Anigu waxaan rarka ka qaaday Burco bishu markay ahayd 28/5/05, ka dib waxaanu ka soo laabanay 6/6/05, halkaasi oo aanu habeenimadii ku soo hoyanay magaalada Wardheer. Haddaba, markaanu ka soo baxnay Wardheer ee aanu ka soconay Kantaroolka qiyaas u jirta saddex Killo Mitir ayaa wax naga horyimid niman badan oo hubaysn oo noo sheegtay in ay yihiin Jabhada ONLF, saddexda gaadhi oo aanu is daba soconay nimanka shuftada ahi waxay nagu yidhaahdeen joojiya laba gaadhi ee kale waxay lahaayeen Taarikada Puntland, aniga kaygu waxa uu lahaa ta Somaliland, labadii gaadhi ee Puntland laga lahaa way sii daayeen, kaygana way la hadheen. Haddalada ay ku hadlayeen waxa ka mid ahaa “idinka oo ah ***** ayaad nimankayagii aad ku hayseen jeelasha idina waxaad doonaysaan in adna dhex-martaan. Amarka aanu baabuurta ku gubayno waxaa na siiyey gudoomiyaha Jabhada xoreynta ********iya (ONLF), intaa ka dib waxay gubeen baabuurkayga, labada baabuur ee kala waxa lagu gubay meel 15km u jirta degmada la yidhaa Xarshin oo ay degaan beelaha ***** â€. Haddaba, arinta baabuurka ay ku gubeen Jabhada ONLF waxa ay socotay muddo badan, waxa ay hore u gubeen 36 baabuur oo laga leeyahay Somaliland ilaa hadana xukuumada Somaliland Itoobiya wax war ah oo rasmiya lagama soo sarin daka baabuurta laga gubana wax magdhow ah lama siiyo.
  3. Technically he does and you know it. My second wife denies me publicly all the time.
  4. Things are getting better for Abdilaahi Yusuf. The Question will be how he manage it. People are desparetly want a goverment, Reaching out policy is working for him and more regions support him more international support and legatimacy he will gain. After Libiya, probably it will be the KUWAIT, SAUDI AND IRAN. By that time Modisho warlods will increase in number and the old one's will lose influence. Without a national army he will not be able to govern modisho, this will be the priority for him.
  5. You cannot live a savage country without been a savage by self. Geel ladhacaa, Geel ladhaco ayuu leeyahay.
  6. Much dependent on how much international support, c/laahi yusuf group receive. Modisho Warlords will make mistake if they do not exercise their military power, sooner rather later. For publicity, any war is good for them, but other hand losing first bottle will undermine father their control. To attack Jowhar they need Suudi. Last week Geedi supporters and Suudi had meeting that probably stopped a planned attack for Jowhar.
  7. "The abuser of Bosaaso is back and the abused must be terrified." There are bigger abusers, in the name of Moqdisho Warlords. Just example for latest victum, indeed for Boosaaso people themself. "Armed men on Tuesday commandeered a commercial vessel chartered to transport food aid to thousands of people affected by the 26 December tsunami in northeastern Somalia, the UN World Food Programme (WFP) said. "The ship was going from Mombasa [port in Kenya] to Bossaso [northeastern Somalia]," Robert Hauser, the WFP Somalia country director, said. "It was carrying 830 tonnes of mixed food that had been donated by Germany and Japan." Ironically all commercial ships past true BOOSAASO coast, including for those DESTINATED To Moqdisho and Hargeysa. In worse case, let the two abuser take each other.
  8. The next 100 days for Abdulaahi Yususuf Administration. Although moqdisho Warlords mobilize their supporters with successful ambush both political and military, the time is Abdulaahi side. The difference is all MP Moqdisho stay their hotel, doing nothing. They will be no use for Moqdisho warlords numbering less than 135. What C/laahi yusuf should do? 1)fire the sharif as soon as possible 2)Look support for individual countries, like, Yemen, Saudi, Libya and Malaysia. The Arabs always support the head of the government. He should not be trust Ethiopia, but other hand keeps friendly relationship. 3)invite the United nations organizations and NGO, From Gedo to Hiiraan 4)send Geedi to Moqdisho 5)solve the Baydhabo problem one way or another
  9. As long as the warlords from Galgaduud region dominating and occupying much of southern Somalia with monopoly of economic recourses, any Somali government will not succeed. Another round of warfare in south/west Somalia is not too bad, at all for indigenous people of that region and Somalia. LET THE FIGHT GO ON! I have to say Moqdisho warlords are better prepare, more aggressive using their military, political and economic power fully. They are very confident with their military recent and past success and I am not surprise if they do not attack Jowhar the next two weeks. This will give political leverage they need after the failer to remove moqdisho road blocks and DKMG is getting world support both politically and economically. C/LAAHI YUSUF and His political supporters do not understand the era of political maneuver in Somali is over, it is all about economic interest and Military power. What else, you expecting Moqdisho warlods? Strike enemy first to safeguard their future survival . They willing to pay and put their poeple in harm. Can Abdilaahi chalange? I am very sure Maxamed Dheere will respone the challange. But Abdullah should be either peace man or a war man or both. In order to respond Abdillahi must allied with warlords in Gedo region, bring more warfare experience forces from Putlnad Soon rather later. Athorwise calculated plan of C/LAAHI YUSUF and His political supporters will fail again. Today Somalia is much differnt than the Past.
  10. SAWIRO CADAYNAYA CIIDAMA UU COL. C/YUSUF U DIYAARIYEY INAY KU DUULAAN BAYDHABO IYO MUQDISHO… http://www.dayniile.com/Juun/24Juun7.htm Did anyone see these pictures before? These pictures belongs to widhwidh.com online and they use repeatedly. The first one is taken during the putland election in Garoowe, second one in laascaanood secondary school. Third one, probably Adhicadeeye. I have to say the dayniile.com webmaster take Somali political dilemma personally. Well baliga Ab-qaale got Concrete building? Somebody should help him. webmaster@dayniile.com
  11. Both the suldaan and somaliland is confusing. No excuse needed the withdraw their forces. Waraysi Suldaan Maxamed C/Qadir Qaybtii Labaad Su’aal: Sidee baad u atagtaa in lagaga gaadhi karo arrinta Gobolka Sool, oo ah mid baaxad weyn leh oo murankeedu muddo dheer taagan yahay? Jawaab: Horta Soomaalidu dhaqan bay leedahay, haddii aynu soo qaadano arrinta Gobolka Sool, Somaliland way ogtahay beesha *********** waa lagu gefay, oo wax ay xaq u leeyihiin ayaa laga duudsiyey. Garaad Cabdiqani nin (Xaabsade) la yidhaahdo buu watay Guddoomiyaha Golaja Wakiillada in laga dhigo, laakiin, Madaxweynihii hore [Marxuum Cigaal] iyo Guddoomiyihii Golaha Guurtida ee geeriyooday Marxuum Sh. Ibraahim Sh. Yuusuf Sh. Madar, iyagu Qaybe ayey keeneen oo laga dhigay Guddoomiyaha Baarlamanka, halka Garaad Cabdiqani iyo madaxda dawladdu iskaga dhacday taas ayey ahayd. Markaa arrinta *********** maba ay fogeyn, laakiin, waxa ay ahayd in arrinta marka hore qalloocatay in ay xukuumaddu raalligelin ka bixiso. *********** marka aad eegto maanta waa Somaliland mana rabo Puntland, khaladka laga galay beesha dhan in joojiyo ayey u baahan tahay, waxana lagu sixi karaa Garaad Cabdiqani waa Garaadkii Garaadada ee xukuumaddu si ofishal (official) ah ha ugu yeedho, oo la ha hadasho, isaga ayaa markaa beeshiisu wixii rabitaankeedu yahay iyo waxa ay doonayso jihayn kara. Midda kale, waxa weeye marka aad mar wax isku daydo oo mar saddexaad aad isku daydo waxa aad kaga noqotaa waa ceeb uun, laakiin, waxa la isku dayaa waxa weeye tallaabo aanad hore u qaadin oo xal keeni karta. Tusaale ahaan; marka la leeyahay Somaliland dagaal gobollada bari isu diyaariso anigu ma qabo taas, anigu dagaal waxa aan u arkaa Cabdillaahi Yuusuf [Madaxweynaha dalwadda Mbeghati] ka uu innagu soo wado sidii aynu gaashaaman lahayn loo tabaabulshaysto. Cabdillaahi Yuusuf ma aha nin kuu fadhiyaya, sida uu shalay ciidanka kamaandowsta ah u geliyey Beledweyne ayuu tana [Hargeysa] kuugu iman doonaa. S: Suldaan, hadalkaaga waxa xagga hore kaga jirtay in xoog la isticmaalo, si xal looga gaadho arrinta Gobolka Sool, bal noo sharrax arrintaas? J: Anigu waxa aan leeyahay cid kama haysato ummaddii Soomaaliyeed ee burburtay, markaa waxa loo baahan yahay in ay samaystaan xulfi. Laascaanood halka laga leeyahay dagaal baa socda anigu meel kale ayaan qabaa dagaal haddii la gelayo anigu waxa aan ballanqaadayaa in aan askar Somaliland ahi inagaga dhiman, nin siyaasi ah aanu arrinkeeda ka hadal, aniga mission ha la igu siiyo ayaan idhi. Boosaaso aniga oo Suldaan Maxamed ah keligay sida aan u gelayo aniga ayaa aqaan. S: Dhaqaan ahaan Sulaadiintu waxa ay ka shaqeeyaan nabadaynta, adiguna waxa aad leedahay dagaal baan cid ku qaadayaa, sidee arrimahaasi isu qabanayaan? J: Dee, nabaddu dagaalkana way ku timaaddaa. Waxa la yidhi; haddii aad nabad doonayso dagaal u diyaargarow, Suldaankuna ma aha nin nabadeed marka colaad lagula rabo, lagugu soo qaadayo waa nabadee baad odhanaysaa oo khaladka ayaa u saxnaanaya. Markaa waa laga tallaabsanayaa, laakiin in aad nin nabad gunti kara tahay marka aad doonayso in dadku kuu arkaan, dee waa in aad noqotaa nin colaada wax ka tara. Dhammaad.
  12. This Suldaan is a controversial figure. He participated Carta confers and many times stated he supports great Somalia. He even lately said good things about Abdilaahe Yusuf. Majority of his tribe live ****** region and the rest Hargeysa area. His words does not weight that much. War is unlikely any soon. SSC people will not go war with Somaliland, because very soon Somaliland will disoriented itself. In otherhand Somaliland military capability is only good enough for defense purpose. If the money did not work, I do not think war will either work for Somaliland.
  13. Indeed Puntland is growing, however the sprit of puntland is dying. First Cade Muse is a Homeboy and the VP is a High School Teacher. Neither is charismatic or talkative. They lack vision and political strategy. They are not appealing majority of putland people. The mistakes are many. Things can get even worst. The only success, government workers are getting paid, without doing nothing not to mention, Cade is hiring unproportionally his relatives.Simply Xaashi is missing. indeed He was appealing majority of putland people.