Sign in to follow this  
Somalina

Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil... ayuu yiri Faroole

Recommended Posts

^Mogadishu web portals propagate lies against Faroole. The President spoke very well and presented credible and strong case as to why its more appropriate to host the conference in Garowe rather than Mogadishu. Lack of counter argument forces the clan media from Mogadishu to fabricate lies and create hate between the people.

 

Mogadishu waa bahalo galeen, that's brutal and painful truth. Garowe is a small peaceful and thriving Somali town, that's another fact. Hadii la oran lahaa Shirka halagu qabto Kampala, Nairobi, Addis or even Tel-Aviv way ogolyihiin laakiin Garoowe maya, 'ARYAA UNUKA GAROWE MAYEELEEYNO' ayay meelkasta lataagan yihiin.

 

Nimankaan wadanka 20-ka sano xayirtay ee kuhayay aryaa UNUKAA MUQDISHO ISKA LEH, nabad, qaranimo iyo dowladnimo madoonaayaan. Somali waa inay intaas garataa oo katashataa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;734999 wrote:
adeerka Silaanyona ku dar! He could use one too
:D

The Mujahid most give this poor girl sleepless nights, every other thread she mentions his name.

 

Aliyaah wallal, put some Sado Ali song on sit back close your eyes and escape to Burco

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Using one's dialect si aad u dhaadhaajiso is offensive. It's like qouting faroole's words as this: " Heedhe ba'aa booweyaal, heedhe kalluunka bal i dhiib, heedhe halkakan Garoowe weeye" :D. Constructive comment would've done it. Even though I agree with you on what you said, I think you could've have delivered your position in a nicer way. Nevertheless, carry on haddaab tidhi iska naso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Abti I thought you were talking more of a controversially offensive issue balse haday sheekadu tahay diallect waa iska caadi, I see you have been diluted so much with political correctness of the western world. Taasu Somalida waa iskaga caadi, maalinkasta Kalluunka waa lagu caayaa Faroole dhib wayna malahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

The Zack;735114 wrote:
^Using one's dialect si aad u dhaadhaajiso is offensive.

Waa runtaa zack. Lakiin waxaa ka sii daran adiga oo doonaya in aad iyaga wax u sheegto ayey adiga kugu soo kala firiyeen!!! cajiib. Ha isku daalin asxaabtan, horaa loo yidhi: "waano abuuris baa ka horaysay"

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Qandalawi;735103 wrote:
^Mogadishu web portals propagate lies against Faroole. The President spoke very well and presented credible and strong case as to why its more appropriate to host the conference in Garowe rather than Mogadishu. Lack of counter argument forces the clan media from Mogadishu to fabricate lies and create hate between the people.

 

Mogadishu waa bahalo galeen, that's brutal and painful truth. Garowe is a small peaceful and thriving Somali town, that's another fact. Hadii la oran lahaa Shirka halagu qabto Kampala, Nairobi, Addis or even Tel-Aviv way ogolyihiin laakiin Garoowe maya, 'ARYAA UNUKA GAROWE MAYEELEEYNO' ayay meelkasta lataagan yihiin.

 

Nimankaan wadanka 20-ka sano xayirtay ee kuhayay aryaa UNUKAA MUQDISHO ISKA LEH, nabad, qaranimo iyo dowladnimo madoonaayaan. Somali waa inay intaas garataa oo katashataa.

Waxaa suaal mudan waxa dadkan garowe ku diray? Cabdullahi baydhabo, jowhar iyo muqdishaba waa uu tagay markii uu wadanka madaxweynaha ka ahaa. Shariif sidii loo soo doortay meel muqdisho ka baxsan oo wadanka ah caga maba dhigin. Wagii uu maxaakimta ka mid ahaa ayuuba roona oo kismaayo orod ku maray isagoo baxsad ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalaawi soo oday somaliyeed ma ihey kuwa kaluunka cuna kuwa riyaha raaca kuwa habeeda geela ku meydha intaba waan aqaana lol

 

Horta shirkan maa loo tartamo i think thats the best idea muhimadu shirku dalka gudihisa haka dhaco

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Buuhoodle has better chance than Garoowe.. Buhodle for the conference! Who can say NO.. Car yaa yidhaahda Maya!.lol.

 

Beside the joke, anywhere in Somalia including Hargaysa, I am for it, but sincerely I would suggest the city of Galkacyo, it's a central, multi-clan, and needs reconciliation in itself.. People may say it's not safe, but the whole purpose of the conference is reconciling so where and who are better to start with reconciling? Galkacyo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta dibu heshsiinta ya la heshisinaya ma galmudug iyo buntiland ma tfg iyo buntiland ma ahlusuna iyo buntiland ma tfg iyo ahlu suna ma beelo is dilay yaa la heshisinaya qodobada laga wada hadli doona wamaxay aan ahayn kumeel gaadhka halaga gudbo. Geed hoostisa ba wa lugu gar naqsan kara magaalo muhim maha hadaad real heshisin rabtiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

The Mujahid most give this poor girl sleepless nights, every other thread she mentions his name. Aliyaah wallal, put some Sado Ali song on sit back close your eyes and escape to Burco

Abokar, he is mujahid in your book, in my book he is a murderer and I hope he burns in hell for killing innocent people.

 

Whether I put Saado's song or not it is none of your business, magalada burcona maxa igaga lumay. You can advice your president aka mr dhiigyacab to escape to burco and take his militia from the SSC regions.

 

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this