Sign in to follow this  
Somalina

Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil... ayuu yiri Faroole

Recommended Posts

Somalina   

Nacaska runs his mouth again. Qof speech-ka u qora mala waayey horta? :D

 

--------------

 

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in shirka wada tashiga ee ay ka qeyb galayaan Maamul Goboleedyada iyo Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey lagu qabto Magaalada Garowe.

 

C/raxmaan Faroole ayaa ku tilmaama fidno hadii shirka lagu qabto Magaalada Muqdisho oo uu ku tilmaamay meel aan xilligan ammaan aheyn, isagoo u jeediyay dadka deegaanada Puntland inay kla faa'ideystaan fursadan.

 

"Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil oo aanay u dhameyn qabaa'ilka Soomaalida oo idil, shirka waxaa haboon in Garowe lagu qabto, waa la ogyahay xaalada Muqdisho sida ay tahay iyo in aanay ammaan aheyn" ayuu yiri Faroole oo intaa ku daray in Dowladda KMG ay dhul yar ka maamusho Muqdisho.

 

Faroole oo hadalkiisa u muuqday mid uu ugu biro-tumanayay in shirka loo soo weeciyo Garowe ayaa hadaladiisa qaar ka muuqdeen mid qolo gaar ah ugu xaglinayay, gaar ahaan deegaanada dadkiisa ka soo jeedaan.

 

"Anaga Qaramada Midoobey waxaan ugu yeernay in shirka lagu qabto Garowe, waa la og yahay sida ay hada wax yihiin, Dowladda KMG waa dowlad daciif ah, xamarna sidii hore ma ahan, marka cidii dooneysa in shirka aan lagu qaban Garowe waa cid rabtay fidno"ayuu yiri Faroole.

 

Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobey xubno ka kala tirsanaa Baarlamaanka, Xukuumada, Madaxtooyada, Maamulada Puntland iyo Galmudug oo khamiistii soo gaaray Muqdisho ayaa isla gartay in shirka wada tashiga lagu qabto Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

 

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo qeybaha bulshada ayaa dhowaan ka digay in shirka wada tashiga lagu qabto Garowe, lagana weeciyo Caasimada Muqdisho.

 

http://djiboutination.com/New_Folder70/samqacx.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaad, Diiriye and their likes oo aan waxba ahayn shirna uga qayb galeyn tolka haddii ay nacnacleeyaan waxba kuma jabna, ileen cidna Ugaas ama Suldaan ama Imaam uma aha, laakiin nin dhan oo masuul ka ah PL, shirka Soomaaliyeedna uga qayb galaayo as a rep for PL ayaa sidan u hadlaaya.

 

Intii uu ka hadli lahaa faaiidada ku jirta in magaalada Garowe shirka lagu qabto waxuu u hadlaayaa sidii fadhikudirir maqaaxi fadhiyo. Qashin fooqal qashin. Kan wey u dhamaatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ wa meel ay ku nool yihin hal qabiil.

 

The reality is ...meelkasta oo somaliyeed qabiil baa u badan. That includes puntland and somaliland.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Well said Aaliyah.

 

Somalina, You have to admit Mogadishu ain't the city we knew prior to the tribal / civil war.

Read the most recent interview with Nuruddin Farah on his return to Xamar!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

NASSIR;734970 wrote:

 

Somalina, You have to admit Mogadishu ain't the city we knew prior to the tribal / civil war.

Read the most recent interview with Nuruddin Farah on his return to Xamar!

It may not be the city we knew prior to '91, but today it sure beats Garowe and any other Somali city when it comes to clan diversity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Nassir lol that was teh truth dee..muqadishu is not the only city where the majority are from one tribe! laakin odeygan farole dan kale bu laha ...when he stated,

 

Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil oo aanay u dhameyn qabaa'ilka Soomaalida oo idil, shirka waxaa haboon in Garowe lagu qabto

lmao@ garoowe ha lugu qabto..talow ma garowe ayuu raba capital city in laga dhigo. Just curious LOL

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

We still are forgetting Mogadisho is still the largest Somali city ever Garowe waxa degan faroole reerkisa oo kaliya ,, dee Sharif reerkisa haba u batan Mogadisho laakin there are other clans living there also, mala Xafada boondheere iyo garowe ba is leeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@X Xanjo, ishaa ka riday. Xaafad yaroo dusty ah ayuu rabaa inuu barbar dhigo Xamar Cadde. Iyaah, caqli soo iibso yaa yiraahdo. :)

 

Magaalada keliya la dhihi karo Xamar ayey ku xigtaa waa Kismaayo, hadda laakiin sheekadeeda ma geli karno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Totally agree with you Aaliyah and Somalina on your claim. I think if Puntland chooses the port city of Bosaaso as the venue for the national reconciliation conference, Faroole can probably overcome the argument for diversity, stability and demographic size. However that option has another political risk embedded in having Bosaaso as the right venue over the capital of the state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

I think both Hargeisa and Garoowe can host the National Convention if stability is the chief criterion for qualification purposes.

Having the conference inside Somalia is ten times more worthier and legitimate than having it in the front line states and beyond. We have to TRUST each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this