Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

Aaliyyah   

haha crazy things happen. But, im certain no niqaabi chic would poke a strange guy's chest now that is priceless..n im laughing cuz it finally hit me why ur there..

 

ileen waxa nairobi dadka qaar loga kari wayey :)..

 

p.s. loool oh my god did you post your dad's picture on Somaliaonline miyadan ka cabsoneen in dadka qaar abaha ka dacweeyaan haday wax ku haystaan ..its good to be anonymous u know..

 

by the way he looks healthy mashallah allah ha u siyaadiyo...ka duceeso

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

macbuudka, markaas ay dhahaayaan west aan ku halownay, dadkaan(somalida) iyagoo halowsan ayba Kenya ka yimaadaan, but someone needs to tell me how you guys are able to take such long vacations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

smileys.gifsmileys.gif kuwaa oo kale markee kaa hor imaadaan lagama leexdo, waxaala dhahaa "aan isku dhacno" kadib aa la is dhax galaa.

 

 

Bilan, su'aalahaaga jawaabo ayaan u raadineynaasmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, runta maa u sheegtid. Runtii maalintaas waa yaabay, marna ma yaabin. Mar isma dhaheynin far dheer shafkaaga lagu taagaa, marna waxaa xasuustay meeshaan waa Islii oo ka filo wax walba.

 

Aaliya, adi maa dacwad qabtid marka? Soo dacwoo hee. And noo, I am not here for poking or such. Waxaasba, as I said, Koronto waaku heli jiray, kuna heli karaa, no need for poking even. 068.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

hadaan dacwo qabo mar hore baan so dacwoon laha lol

 

by the way, I was just joking earlier lool..ur right Toronto is no different!...enjoy ur vacation walaal abona ka duceeso!..walidku xaqiisa lama gudi karo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

bilan;702327 wrote:
Someone needs to tell me how you guys are able to take such long vacations.

Rumor has that MMA has won the Canadian Mega Million hence his long vacations. Nuune works for the Irish Version of the CIA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Malika waa sidaas.. MMI sanad ku dhowaad buu sii maqan yahay. Nuune isagu maalinba waddan buu joogaa LOL. Burundi inta kaasoo waco maalin ayuu maalinta xigta Thailand kaasoo facebook-eyn. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saak, lottery beel maku dhihi kariyee. Sanad sii maqanyahay kulahaa. I can't stay here that long, heck Toronto inaa isku soo dhaqo waaye a few months at least markaasna anoo nimceystay soo noqdo. Meeshaan busteeda iyo dhiiqadeeda yaaba longer than few months joogi karo. Laakiin Nuunka aa runta ka sheegtay, anaaaba ka yaabay igaarkaas. 046.gif

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MMA, employment-ka iiga waran? Somalida joogta badankooda maxay sameeyaan inteysan qoraxda dhicin?

Post more pics of restaurants fadlan. Thanx

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's blog: Islii and internet speed

 

A considerable, noticeable change of the internet's connection down here in Islii. It is not anything close to broadband's super-fast speed yet, but it has changed tremendously in the past two years. One can watch youtube and other online videos very conveniently, no long waitings. Heck, even one can download and not notice its slowness. They are now installing fiber optic.

 

A one-time Safaricom flash disk costs around 1,500 ($18) and you top up, pay per bandwidth.

 

A sidenote: If you visit a net cafe, foolbuug, err facebook, lagu wada jiraa. Ar maxaa la ilbaxay oo la sanbaxay oo la afbaxay. 058.gif

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aad iyo aad loo shaqeystaa, Soomaalida joogto badanaa dhalinyarada waxee ka shaqeystaan dukaamada isla Soomaalida leh. It is not a great pay (most are being paid around $100 - $150), but it is better than nothing. Gabdho iyo wiilalba dukaamada wey ka shaqeystaan. Kuwa farmashiyo ka shaqeysto, kuwa net cafe u wada furan, kuwa maqaayado ka shaqeeyo, kuwa hoteelada ka shaqeeyo. Kuwa hoteelada iyo maqaayadaha ka shaqeeyo shaqooyinka fud fudud ka shaqeeyaan waxa kale waa laga faantamaa waa iska taqaanaayee oo Kenyaatiga ka shaqeeyo. Ninkii shaqo rabo wuu helaa meeshaan, believe me. Shaxaad ku nool wey iska yaryihiin oo sidii waagii hore ma'aha. Gabdhaha xataa qaarkood cuntooyinka kariyaan, oo wiilashada shaqeeyo iskaabulada ah qado u kariyaan, oo taas xataa laga shaqeystaa.

 

Haddana hooyooyinka ka shaqeysto waxyaabaha daruuriga jiro, sida biibitooyinka cuntada yar lagu kariyo, caanaha geel jidka lagu gadaayo, cajiinka, miisaska banaanka yaalo oo dhar iyo kareemooyin ah.

 

Meeshaan waa iska Soomaaliya camal, shaqooyinka wey badanyihiin, inta kuma soo koobi kariyee. Kuwa kale iyagoo meel fadhiisan shaqeysto wey jiraan, sida muqalasyada iyo dilaalada. Kuwa inta ka qaado alaabta oo magaalada geeyo jiro, wax badana ka siyaadaayo. Kuwa inta ka qaado Rwanda iyo Congo geeyo jiro. Kuwa trailers u socdo jiro.

 

Maqaayadaha aragooda aad ugu kulushahaayee, LoL. Haye, waa soo sawiri doonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Good info. Mahadsanid MMA.

About maqaaydaha, xaalada sidey tahay waxaa lagu ogaadaa cuntada la cuno, sidey ila tahay. Waana runtaa dano gaar ah ayaan wataa :D

 

Nooga sheekey thw sports teams ka jira Islii, do they have a basketball or cricket teams?

Waxbarashada ka waran? Soomalida badankooda maxay sameeyaan after high school? dhallinyarada badankood xaaladooda waxbarasho waa sidee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this