Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

miskin-macruf meesha qaqabashadii laga sheegayi jiray ma socotaa mise soomalida waa laga warejiyay ,meeshaas soomalida wexey ku jeclatay ayaan la yaabay gabar kasta nairobi ayaa xiligisaas u socdaa ayeey leedahay , sheekh umal kawaran wadaadkaas ayaan muxaadaraadkiisa ka helaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Dadaye, they have been saying Sh. Umal down in some western protest, but how is he doing up there I wonder too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wyre, kuwaas warkooda laga maqlo warbaahinta laba sano kahor ugu dambeysay. Eber laga dhigay, wax la dilay iyo wax la wada xiray noqdeen filaa.

 

Laakiin kuwa iyaga camal Soomaali ah Islii ka bilaabooyo sheeko dadka inay dilaan, xaley ugu dambeysay wiil ayee jugta ka saareen, si xun u jirdileen.

 

Nabadadaye, isqabqabashadii dadka la qabanaaye wey dhamaatay, tii waliba askartii tuugada ahayd oo dhar caadi qabtay dadka iska qabsan jiray habeenkii kuwaas waa hore dhamaaday warkooda. Isqabasho waxee jirtaa kaliya markuu official raaf jiro bas.

 

Umul wuu joogaa filaa oo Koonfur Afrika kasoo noqday, laakiin aniga kama heli ninkaas. Dadkuu kicin jiray, oo dhiiragelin jiray ka buuxo Barbaarta kuwa la baxay Soomaaliya ka dagaalamooyo maanta oo nafta u keenay ummadda.

 

Maxaana ula yaabee gabdhaha imaado wiilashiiba iyaga xataa wey imaanoyaan. Waayeel, da'yar iyo barbaarba wey wada imaanoyaan meeshaan. Saa'id loo imaanooyaa, Soomaali meel kale ee tagto malahee. Eebboow dhulkeena noo nabadee -- aamiin.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's blog: Buufiska iyo Islii

 

Buufisnimo Islii koley kuma cusbo, and in fact, I believe the very word buufis was re-interpreted from its original meaning right here in Islii sometime in ‘90s.

 

Of course Soomaalis being Soomaalis, wali wey socdaan, especially bug ku socdaan qaarkood, laakiin it is getting harder and harder to get into Yurub illegally. Thus qiimaha lagu baxaayo each time hundreds of dollars iskaga darsanto. Demand and supply economics in reverse. The harder it gets to get into Yurub, the more expensive it is to pay a muqalas. The price range these days is $23,000 to 27,000 depending the destination, particular time and how well you or your family know the muqalas. On rare times, it is even $30,000.

 

Before your jaw-dropping reaction, know this: Reer Islii waxba lama aha waxaas, especially dad buufis si xun u haayo and it is not lacag ee shaqeysteen badanaa. Ehelkooda usoo diree, kusoo rafaadee.

 

Haddaa ku dhahdid maa lacagta iskaga shaqeysatid, waaba laguugu qoslaa, laguuna jawaabaa waa gartaa adiga beri meeshaan busteeda waaka noqoneysaa, adigaba maad joogtid, maxaa ugu carareysaa lagu leeyahay.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA - War xiiso leh, keep it coming. One question I have is, are the Somali investors on solid legal grounds? Do the wealthy Somalis have any protection against illegal takeover?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Solid? That I don't know, but Soomaali waa iska taqaan and here being Kenya after all, only lacagtaada ayaa kaa xigto, not laws or wax kale. Wey isku dhex wadaan Soomaalidaan wax dhisanaayo, wixii legal ah iyo wax kale ma kala garaneysid.

_______________

 

Today's blog: An amazing sight

 

I was at Nayroobi's downtown's Uhuru Park (kinda like New York's Central Park) on the weekend. Just enjoying and strolling with qof kale when we saw an amazing and unexpected sight. Naag caddaan oo around 55-year-old camal ah oo wada xiran beautiful green-flowered dirac, with matching garbasaar and goorgorad. Unbelievable. She just walked by. Xaafadaha caddaanka deganyihiin that park u dhow ayee ka timid filaa.

 

Inaa salaamo rabay, oo sii wareysto. Xataa kaamirada waa watay oo sawir kasii qaado rabay, then isiri amee naxdaa oo tuug ku moodaa or something oo faraha ka qaaday. But that was beautiful, and I kinda felt proud islaan caddaan diraceena iyo garbasaartiisa iyo goorgoradiisa xiran si caadi ah. She even looked like qof had iyo jeer gishto dharkaas because diraca kor ayee u qaatay oo dhex gilisay to show goorgorada. Very professional. 601.gif

 

We will go back on next weekend, Rabi ha idmee and I hope to see her again.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@very professional... okiyaal fiican aas wadatey miyaa? lol....

Adiga sirdoon inaa noqoto ayey ahayd, you have a great eye for detail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL at Malika.

 

Soomaalina, gabadha ila socotay aad u yaabtayba. Aad iyo aad, aniga saas uma yaabin because Toronto ayaa dhif dhif ku arki jiray dad kale hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida iska wato. Xataa duqdaas timaha qeyb wey u tidcaneyd. Yaab iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Miskiin we are craving for the pics of nairobi. just let em flow i know it is kind of hard for you uploading the images considering the bandwidth limitation they have there. Thanks for your effort bro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peasant, sawirada Nayroobi waa qaadaa but badanaa dad kale ku jiro, so I don't want to put others pictures online, but mid aniga ku jiro oo central town ah iskaga qaaday the other day ku tusinaa and here it is.

 

nayroobi.jpg

 

Taken on last week.

 

nayroobi1.jpg

 

This one was taken on last year. That is downtown Nayroobi I am looking at. And the park I am at is Uhuru Park, the very park I saw at naagtii caddeed diraca wadatay on the weekend.

 

N. B. I will try soo sawiro magaalada hoose, though this blog is about Islii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peasant, adaa mudan, xaaji.

_______________

 

Today's pictorial blog: Masaajidada Islii

 

Islii waxaa ku yaalo shan masaajido waa weyn iyo kuwa badan oo xisaab ku jirin oo yar yar, including kuwa ku dhex yaalo hoteelada dhexdooda. Shanta u waa weyn soo sawiray maanta, and here they are, so enjoy.

 

x2vfzl.jpg

 

Masaajidka 6ka.

 

nOLyhl.jpg

 

Masaajidka 8ka.

 

gAN14l.jpg

 

Masaajidka 12ka.

 

5yEQ2l.jpg

 

Masaajidka Alxaq.

 

Zwq7ul.jpg

 

Masaajidka Hidaaya.

 

Little info: Masaajidada 6ka iyo 8ka waa oldest masaajido in Islii. Kuwa kale waa cusubyihiin. Also kan 8ka, 12ka iyo Alxaq 'Suufiyo' maamulo, meesha kuwa 6ka iyo Hidaaya ka maamulaan 'Gardheeriyaal.'

 

Dadka masaajidadaas qaar ku xiranyihiin, oo mid kale kuma tukanaayaan, habeenkii xaley tagay. Masaajidadii ayaa siyaasad laga wada dhigtay, had iyo jeerna waala isku dacaayadeeyaa, midba midka kale dacaayad raqiis ka sheegaa qudbooyinka Jimcaha.

 

Kan Hidaayo la dhaho waxaaba congregate gareeyo you-know-who, yacni kuwa qaska ka wado dalkeena. So it wasn't easy to take its picture, very risky maadaama inta wada joogaan you-know-who suppoters. Kan xataa 6ka ku yaalo iyagaa u badan, so it was risky as well, marka sawirada fast ku qaaday, oo hal mar ah bas ee haddee qalooc qaloocyihiin ogaada saas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

I used to hangout at the 6th and 7th street as a youngster and bro this brings back some old memories.

 

Back then too they had this masajid wars. I remember each sect preaching on 6th or 8th street with a load portable microphones and lashing each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this