Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

046.gif046.gif Jacbaro ka qalee.

 

The burgeoning Soomaali gangs of Islii.

 

Wax ku bilowday ciyaal isbaheysi is seriously damaging the overall security of Islii, which was not that much to begin with. Nowadays, certain areas are no go-go on certain times of the night, otherwise gangs of Soomaalis would target you. They will violently punch or slap you hard, in your disorientation jeebabkaaga baaranaayo and ifyou resist, jirdil xun kuu sii geysanaayo. Some are armed with baangado. Mostly, the cellphones rabaan.

 

They go together up to 12 in a group. They used to target one another, but now waa tuugnimo cad oo cabsi lahayn. Booliiska Islii ka yaraaday ugu wacan, but saan haddii lagu socdo booliis waa imaanaa and guess who will be targeted -- Soomaalida dhan, of course, oo waaba la iska qab qabsanaa awalba lacagtooda lagu noolaa markii la qabto bixiyaan.

 

They just targeted two guys I know in the past two nights, in same exact area. One was on his mobile phone and talking when out of no where a guy slapped hard with his very phone pressed on his ear. He dropped it, and they took it. Weyba u qaleeyaan. Not the other guy, a brother to a girl I know. Xaley jugta ka giliyeen when he tried to resist of giving up his mobile. Asagoo buus buusan gurigood la geeye.

 

Reer Islii certainly doesn't want Ciyaal Faaycali wannabe on the streets of Islii. Certainly not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MMA...haha...meel dheer ayaad wax ka aragtaa wallee. Toshiba again? :D

Waa ku sii wadaa threadkaan markaan fufu land tago InshaAllah. :D

 

Sida kale, goorma pictures of downtown iyo xaafadaha kale i.e South C soo gelinee?

 

And speaking of ciyaal fay, kuwii koolada dhuuqaaye weli dadka ma boobaan in downtown?

Waardiyo la ijaarto meequu qaadanaa bishii, what is the minimum wage there?

Haddii la is boobaayo, Islii subaxdii lee la soo siyaaranaa. InshaAllah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

MMA, baal kuu qubysoo 'salty water' - just so that my jealousy not to harm you..Lol , I crave the African lifestyle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalina, kuwaas downtown joogi jiray 'jokoro' ayaa la dhahaa, loomana ogola magaalada hoose, awalba wey ku yaraayeen. Hadda Islii ee joogaan qaarkood.

 

Waardiyo ijaarkiisa xaa ku falee? Koley kama badnaanaayo boqol doolar, qaarkood even less than konton doolar waaye. Anaa free bodyguard kugu ahaanaayo iskeen. 045.gif

 

Sawirada xaafadaas kale waa tagay, waayadii hore inta joogay iyo haddaba, sawiro aan kasoo qaadayna dad ayaa ku jiro, marka masoo gilin kari inta. Laakiin sawir magaalada hoteel aan aroos u aaday on Boxing Day back in Diseembar ayaan haayaa oo hoteelka Grand Regency (aka Laico) kaga dhex qaaday. Kaas soo gilinaa next time.

 

And speaking of South C, meeshaas guryo balaayo laga dhisay. All new gated communities and estates, oo quiet ah, oo wada Soomaali leh, gadatay, degana. Aad heersare u yihiin. Laakiin maxee kugu taalaa waa biyo la'aan. Fancy estates without biyo maxee sheegayaan. Islii ayaaba dhaanto oo ceelal u qodonyihiin some of the newly built apartments, including ours. Biyo la'aan maba dareeno.

 

Haye, goormaa laga yaabaa imaatid oo rajeynee?

 

Malika, LooooooL, runtii waa iga qosolsiisay and you reminded me what we Ciyaal Xamar used to do back in the day. As for a pet, we used to have pigeons (qooleey) and the more qooleey one had, the more protective one felt. So we used to hang bottles full of salty sea water on the top of qooleey's little homes, called saxaarad. So the evil eyes wouldn't harm the qooleey we loved. 058.gif

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cawaale, sheekada kuwaas camal ku socotaa, walaahi. Haddii wax laga qaban xaalka waa xumaan doonaa.

_______________

 

Today's blog.

 

Islii has apartment blogs with funny, eccentric nicknames. Dadka Islii ula baxay, waana wada caan. Waxaa kamid ah those apartments Burcadbadeed, Tifqaaye, Muuse Suudi iyo Jiniboqor.

 

Tan Burcadbadeed loo bixiye waxaa ugu wacan a few years ago markii la degaaye it was one of the most expensive apartments built in Islii at that time. And two months of deposit la shubaaye, plus korontada lacagteeda iyo other fees. Therefore qaalinimo ahayd only a 'burcadbadeed' can afford la yiri.

 

Tan Tifqaaye ah iyada wasaq ahaanteeda loogu bixiye. Dharka dadka kor degan waxee ku waraayaan dhexda oo kor xarko ku leh, dharkii oo qooyan tifiq tifiq iyagoo lehna dadka hoos maraayo qooyaan.

 

Kuwa Muuse Suudi iyo Jiniboqor ma ogi sababaha, dadka loogu magac darayna malaha, waligoodna ma arkin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;698476 wrote:
Ani a cup of French Vanilla or Icecap from Tim Hortons per day igu filan.
058.gif
Wax kale kaama rabi. Marka baraf kuugu dhamaado meesha rabtaa yaah? Awalba B. C. baraf badan ma lahayn, I guess.

 

risomcal.gif

:D

BC baraf badan ayaa ka da'ay this winter. End of September ayaa winter noo bilaabmey.

How long aa joogee? shaqo maa u joogtaa mise maqaayad aa furatey? or shisha joint?

 

Kuwa AS supportgareeya askarta maa ugu wacdid? kuligood xabsi in la dhigo ayaa fiican eeyaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Askar ugu wac? Askarta iyaga hilfaha loo qaadaa. A whole block leeyihiin oo masaajidkooda ku yaalo. Nuunka knows masaajidkaas asagaaba ku tukan jiray. :)

 

Mar walba mid isla muranaa guriga imaado, suu u amanaayo dhiigkar ku kaco anaga sheekadooda nama marsiin karee. Rag rag dhalay u aqaan kulahaa kuwaas. Ar daraad waala dhameeye, dad badan reerka yaqaanaan oo qaraabo kore la yahayna laga dilay ama laga dhaawacay oo Barbaarta ku jirtay. Xaalkooda waa siibtay labadaan beri, saas Maadeey Maadkeer u aamusanyahay ogoow.

 

Inta kale howl kale waxaas ka daran u joogaa. Koley inta barafka socdo waa sii joogaa, Eebba ha idmo.

 

Speaking of shiisho, meeshaan ayaa shiisho qalad laga fahmay. Mid walba iyo dhoore walba caboyso. Uff. Urkeeda guryaha laga cabo markaa gishid yaabeysaa. Waligey ma cabin bahashaas, haddana markaa inta ku arkay saan loogu isticmaalo waaba sii nacay.

 

Maalin guri tagay, gabdhahoo fadhiyo oo bahasha cabaayo soo fadhiiso aboowe kulahaa, oo nala cab. Jaadaa ii dhaamo anoo cuno ku iri, maxaana kulahaa. Saas waaye iri. 001.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Haa waa soo dhawahey camal, jiirooyinkii aa ogeyd aa soo yara maraa Cadariyiinta Harer.

 

 

lool gabdhaha cabaayo bahasha, waxaan ku soo xasuustey maalin Jam street marti qaad ka helay aa ani iyo koo aan saaxiibo nahay aheyn, waxaaba u tagney 8 gabdhood oo u goglantahey meesha, maxaa la cunooyaa dheh hee, jaadkii adduunka iyo taqsiinta daankoo noqotey buurtii naaso-hablood, ani iyo saaxiibkey dhinaceena aan kala fadhiisaney mijinteena waa iska wadaney in kastoo ayukaba noo sii diyaariyeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka mee ku dhahayn. Dhinaceena aa ka galnay iga dheh. 046.gif

 

Laakiin shiishooyinka meeshaan miyaa mise shiisho dhan saas u urto. Yaq, meeshaan ur kaliya shiishadee cabaan. Waaba lagu lalaboonaa markaa gishid guri saa'id loogu cabo oo leersan. Bahashaas ebidkey ma cabin, mana cabi dooni.

________________

 

Today's blog: A family feast.

 

familyfeast.jpg

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

6 ka iska dheh:D

Mungiki iyo nairobi bal war naga sii, mise waa looga taagroonaaday, oo wey ku yar yihiin

ayagoo waxaan ogaa haddii il la saaro hala toogto la yiriye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this