Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

Laacib kuuma soo hadhin markii laamku yimid meesha

Lix halkay ku joogeen dhamaan laba yeedhaane

leexaday raaceen dadkaan laydhsida ka waayay

lababa meel bay u baxeen una libiiqdeene

alaylehe luug adag bay gashay doorkan la ogaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Sidee baaanan weli u wadin!

 

Abtigiis baa gabay caatta inta soo allifay yiri is dhiiba

 

wuxuuba isoo xasuusiyey Ahmed C Jees iyo 1991-- Hal Malyan oo qof magaalo ay kusoo qaxday inta hor fariistay yiri isa soo dhiiba :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wuxuuba isoo xasuusiyey Ahmed C Jees iyo 1991-- Hal Malyan oo qof magaalo ay kusoo qaxday inta hor fariistay yiri isa soo dhiiba

war maad ka deysid, AT&T kaa uu hari maayo hadalkaas intaad tiri nasasho heli meysid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune waxaan islahaa Xiin inaad wax ku tuuraysid mar haddii Jees uu ka sheegay :D Mise afgaab kuwa laga celinayay magaaladeey ku jireen.. ;) jkz

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Nin Gen. Doolaal la oranjirey oo waxaan xasuustaa oo la yaaba Jees

 

Nuune Abtigiis buu la yaabanyahay :D

 

 

Tolow Doolaal mee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by xiinfaniin:

^Sidee baaanan weli u wadin!

 

Abtigiis baa gabay caatta inta soo allifay yiri is dhiiba

 

wuxuuba isoo xasuusiyey Ahmed C Jees iyo 1991-- Hal Malyan oo qof magaalo ay kusoo qaxday inta hor fariistay yiri isa soo dhiiba
:D

Lol. War ma berigii la soo jabay baa ee jidka Habaar Waalid dharka dadkii kala haray baa?

 

Cumar Jees sheegtaye, ma ogtahay waagaa inuu yahay markuu baxay magaca: General of the Jungle. Guess who that is? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Gheelle, anigu cumar Jees, maba la ituso kaa, lool@Afgaab :D waryaa Reer Afgaabna yaa ku barey

 

 

xiin lool@Nuune Abtigiis buu la yaabanyahay :D

 

 

Hadaad dooneysaan inaad AT&T igu dirtaan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune ciyaalka xaafadda waaye, ninkan the city Fat Stones ka yimid waxba iskuguma jiraan lol

 

Paragon, mayya habaar waalid ma joogin dalka, ee waxaan ka hadlaayya fagtii horeba, it was early Feb i think markii Cumar Jilib soo fariistay oo yiri kuligiin is dhiiba :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lool

 

Abtigiis lawada arag inuu liito waayahan'e

Markii laad ku dhacay buu nayiri leebka daadiya'e

Lagdantii walaalkii ku jabay dheef kamuu luline'e

Laagtii Kabsuumiyyo ma baran lahankii waagiiye'e

Lurta uwadaa waa wixii lumiyey jeeskiiyye'e :D

 

 

Waxaan ka baqayyaa ku dhacay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waxa bari kugu dhaca ka war sug! Maanta mid Gay ah oo Hollandese ah oo aan wada shaqeyno ayaan madaxa isku la jiraa. He wants to monopolise information. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this