Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Nephissa   

^Aaheey, adigoo raali ah, meeshaan wax la baafinooyo ama is baafinaayo uma jeedo. Dadkeenaan meesha iskaga maxaan ku iraahdaa, daac daacsan lahaana, :D waa u diiday. Hayeh? Sidee ka damacsan tahay marka. Meeshaan ayadoo boor miiran, anagaa kuu dust gareeneenay. Maxaa ku daaray? Oo noo huruufaysaa? :D

 

Naa tii Raula ahayd yaa arkay? Tolow Odaygii bay lugahii qolfaha ahaa saliid u marinaysaa yaa ogaado! Yaahuuu.

 

Allaa Xiin maxaa ka raacay! Waa iska ogaa intuu this Dhuubo word la wiiif wiif leeyahay Abraar kala dul dhici doono. Maxaa ka qabsaday!!!! Jac iyo Baaruuud Wallee kiixxx kixx kixxx :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol bishaaro, u sheeg wiilo naga daa dheh mayyac garoorka aan iska daacdaacsannee smile.gif

 

okey aan u soo noqdo topica :cool:

 

waxaan baafinayaa Raula, Wiilo, Tuujiye and Jaceylbaro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Ani dadka ha raadshaan adiga maxaa iga raadinee geed yahoo jareeskiisa aad u qabtid abooto xaar riixeysa..faankuulo waaxid!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol haye waxaa rabtaa iney gabdhaha ku raadiyaan miyaa, calaashaan halkaas aa xaraarto ku jirto, iyaaah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bishaaro iyo nuune kir ma kaseysiin (Kidding) waraada labadiina qaraar aa din haayo miyaa, 'cause qof idin raadineyso majirto, sorry, toopic-gana sidiisa ku daaya aa leydin dhahay nooh.........

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Originally posted by Bishaaro:

Naa tii
Raula ahayd yaa arkay? Tolow Odaygii bay lugahii qolfaha ahaa saliid u marinaysaa yaa ogaado! Yaahuuu.

 

aheeeeeey...oo maxaa jiro hadii aan uu mariyo ani marwadiisa ma ihino adi..yaakale hadii ani aheen mandhay. Waliba winterka its bitterly cold and u know nimaankeena intey MACHO iska dhigaayan(like Lotion is gonna turn them soft, war ileen), kani mandhay wuxuu noqdo qalfoof(qarax sidii sahara desert)...skiinkisa waxaad mooda(like that swahili comedian said) crocodile haragiis icon_razz.gif:D marka i dont even use regular lotion waxaa mar kasto ku daliigaa AQUAPHORE :D Haye adi kaaga yaa uu daliiga mandhay..dont try mine at home..odayga skinka haka murxiin..maskiin loooooool..allow yaa tan somalia ku celiya :D

 

Tuujiye....adna qurun lee lagugu ogyahay..wax la riixaayo lee ka hadlee markaan ku arko...wale inaad kirishboy soo ahaan jirte (or was it kuwaa gari gacaanka suuqa looga adeego) :D

 

Nuune macaankis..waan kuu faaya. Adi lee lume xagee ka dhacde.

 

Wiilo..maxaa la dhihi jire..habar fadhido lagdhintu la fuduudaa miyeey aheed :D mandhay jacda maxaa waaye mise anaa xukumo aad ka wadaa (ii fiirsha waaye miyaa) :D waraa waa sidey Bishaaro sheegte awaalki meesha ayadoo abaar kusii socoto aan so noleyne noh..naga qalee markaa. Mise walahi i will go BOLIVIA on yur bum :D

 

Waraada insha-allah maliin wacan, sanad wacan,cibaado iyo cimri dheer ilaahey hanoowafajiyo-Amin(kuligeenba).

 

Ma'salaama

Raula

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^raula dear good to see you too, sanad wacan maandheey, stay safe, dont drink and drive... :D

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraada sanad kaan ilaahey albaabyada hanoo bal balaqo aamiin dhaha nooh.. Iinsha allah this will be the last year to full around for many of us..right nuune and raula and bishaaro!!!......kkkkkk..

 

Wiilo bacaw yahee long time nooh..salaan qaraab ah iga qabo..

 

wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^albaabyada wey ii furmaan ani mar kasto ;) hoyaday baa ii soo duceyse mandhow...adi lee dhib kuheyso :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ Aaheey, aniga kaaga maraqaati ah, in markii aad flight 13 ka la socotay, oo bacdii blue ga xabadka kuugu dhaganayd, albaabada airport-ka kuu fur furmeen :D Yaa, oo aad oohin ka wareegtay, 'ducadii hooyaday dhaqsabo waa la ii aqbalay' inaad lahayd waan xasuustaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bishaaro maandhay bacdii blue ga aheyd aa soo xusuusatay miyaa? raula waxaa ay la timid family badan markii ay imaaneysay waxay siday 18 bac oo blue ah. Badan koodna ma ay furin oo waxaa lagu soo yiri ha furin. raula ilaa iyo hadda way barkataa bacahaas. Waxay aamin santahay haddii ay furto in departation lagu sameynaayo..Lol

 

 

Tuujiye sxb waan kaa qaaday salaantaada qaraabka ah. Aniga waad ogtahay albaabada mar horre aa ilaahay ii furay, you know what i mean ;) .I miss all y'all especially adiga (Tuujiye) raula, bishaaro cadey, sxbkey nuune, qac qaac, iyo nin i nacay oo la oran jiray Jaceylbaro, sxbkey markii uu maqlay wiilo way guursatay waaba la waayay :D . Yaa arkay sxbtay Sweater than your tea?

 

Nabad iyo caano:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ hahahha... Ma ogtahay inay Raula diidey raashinka diyaarada..markii MN laga dagay ay tiri raashin ha la ila soo gaaro...oo lagu yiri oo diyaarada waxba kama cunin seyte "waar ma lacag baad igu ogaydeen" :D:D waxaase ka daran markay ciyaalka raashin iyo cabitaan codsadaan waxay ku tiraah "waar ha waxba ha waydiisanina naagta gaasha..lacag ma heynee" hehehehe

 

Jiiris

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

loooooooooooooooooooooool..ala ana lai'dhameystire ma tiri. Mandhowyaal, ehehehehehehehe..bac buluug..Ala maxaan IOM soo nace..anoo iska ciyaal iskooley ah(in Kenya) yaa waxaa la yiri..haye markeen baa lagu geyna..ina lilahi waina ileyhi rajicun. Hada ya ogaado waxaa laga yaaba inaan 3dex(three)xabo oo kenyati yuuruurac inaan heysan lahaa anoo UHURU PARK iska caweeynaayo :D

 

Wiilo speaking of bacda buluuga ah..mandhay ma ogtahay inaan 5 sano kadib bacda weli heyste..xasuus ahaan noh. Wale waa runta..habeen iyo maalin saan basaabor iyo green card uu sugaaye indhihii baa ii cadaaden mandhay icon_razz.gif

 

ZU..looooool..for real though..maba cuniin cuntada diyaarada..marki hore baa waxaa is iri cafee cab..maxaa ii geyste...mantag lee ka wareege...maxaa yeele..ayadoo qaawan ;) (diiraan)..xabad sonkor iyo caaano laheen baa laigu dhajiye..maxaa iga raace hee. Marna qansiir baanba ku sigte inaan cuno anako GERMANY transit ku ah..balaayo iyo gaalo.

 

the funniest: mid aan isla socone..baa meesha sheeko gabaar blonde ah iskala qabsade..cajiib..waabe yaabe sidey isku fahmeen..faro la taataagayo lee uu jeede noh :D

 

Bishaaro: weli ma masagaa tume mandhay..wax lee shidee adna :D Missed you sis..wlc back.

 

Wiilo: sometime this coming week we ought to meet at that turkey cafe..kapish. Afka aan jug isku siine mandhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Alla ba'ayee istaaqfurullaah, waa fuuray saa u qoslaaye! :D

 

Wiilo corner-keedi ma saanaa loo galay? Aaboo aaboo, maxaa war idin haystaaa! Aniga mugoo ma ku jiri, dabadeey ka banaanka, waa ka baxay! :D

 

Edited to add:

 

Raula: Haa abbaayo, masagadayda aa weli iska tumaa, aaheey, waa la shaqshaqaa markaas ka bacdi, buunshada aan gad gadaa, haa odayaasha ay u fiican tahaay baa la dhahay. Hal kiilo free aan kuu soo diraa haye dheh. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Originally posted by raula:

loooooooooooooooooooooool..ala ana lai'dhameystire ma tiri. Mandhowyaal, ehehehehehehehe..bac buluug..Ala maxaan IOM soo nace..anoo iska ciyaal iskooley ah(in Kenya) yaa waxaa la yiri..haye markeen baa lagu geyna..ina lilahi waina ileyhi rajicun. Hada ya ogaado waxaa laga yaaba inaan 3dex(three)xabo oo kenyati yuuruurac inaan heysan lahaa anoo UHURU PARK iska caweeynaayo
:D

 

Wiilo speaking of bacda buluuga ah..mandhay ma ogtahay inaan 5 sano kadib bacda weli heyste..xasuus ahaan noh. Wale waa runta..habeen iyo maalin saan basaabor iyo green card uu sugaaye indhihii baa ii cadaaden mandhay
icon_razz.gif

 

ZU..looooool..for real though..maba cuniin cuntada diyaarada..marki hore baa waxaa is iri cafee cab..maxaa ii geyste...mantag lee ka wareege...maxaa yeele..ayadoo qaawan
;)
(diiraan)..xabad sonkor iyo caaano laheen baa laigu dhajiye..maxaa iga raace hee. Marna qansiir baanba ku sigte inaan cuno anako GERMANY transit ku ah..balaayo iyo gaalo.

 

the funniest: mid aan isla socone..baa meesha sheeko gabaar blonde ah iskala qabsade..cajiib..waabe yaabe sidey isku fahmeen..faro la taataagayo lee uu jeede noh
:D

 

Bishaaro: weli ma masagaa tume mandhay..wax lee shidee adna
:D
Missed you sis..wlc back.

 

Wiilo: sometime this coming week we ought to meet at that turkey cafe..kapish. Afka aan jug isku siine mandhay.

kix kix kix Raula ala hoyooy maxaa waax ii xasuusisay.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this