Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Wiilo   

Where is Sweeter than your tea ? Did anyone hear from Sweeter than your tea? please report yourself asap......

 

 

Thank you;....

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^adi laftigaaga waa lagu waaye maxaa kumashquuliye icon_razz.gif iyah..ari ma raacdid....kawaan kama shaqeysid..oo mindiyo ma sifeeysid...madhaliso ma tihid...minyarona ma tihid....laakin maqbul aad noqote see waaye adi ;)

 

STYT summerkii sey baadi goob ugu jirte...DAADkii baa qaade...miid ee winterka "Biilasha iyo Buufiska" ka yareeyo..beey heshe aan uu maleyna..mabruuk gabaryahay..hadaad message kaan heshid..reer SOLna baan uu maleyna inuu yahay..

 

Qac*2 wuu xaroode...see wax uu jiraan...talow maxaa ka dhaxeeya asaga iyo STYT icon_razz.gif:D kidding.

 

Wiilo waa inaan our fav turkey coffee shop ka shaheyno mar dhow smile.gif or wat u say?

 

Later gator: Igu salaan DUQA yah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^LMAO

 

Section-kan sidii reer Baro ooga qaxeen, waaba dheed. Meeshu waxba ma yaalaaniin. Miya lays hor fadhini dee..waa naw! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula sxbtay aniga waan soo dhawaynaa arinkaas, waana ogtahay sida aan u jecelahay shaaxa.

 

Sxbtay Styt, maxaa dhahday, DAADKA aaqaaday aa, waraa qofta waa in laga soo qabtaa nooh.....

 

 

Go figure..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiilo jiraada buildingka dheer oo kasoo hor jeeda bangiga dhexe oo barbarka kataagan qeybta lagu xanaaneeyo bukaanka maskaxda(MAANAKOOBIYO number uno)iskugu kaaya keen beri galaab icon_razz.gif

 

BISHAARO yur deeh....waa naw.

 

 

beerta caashaqa-BOLIVIA :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula sxb haddii aan ku kasilahayn waxaa dhihilahaa raula waa naga waalatahay nooh,

 

 

waraa anaa kuu sheegaayo meesha aan iskugu imaanayno, makasee macmacaanka abaa siidow, sarta jaalaha eh oo kadambayso, luuqa kuxigo, jardiinka la fariisto, ciddi muufada gadi jirtay, maano caasho, gobka gurigii uu kabixijiray, ceelka ka soo horjeedo, gurigii albaab banaanka ahaa, barxadii banooniga lagu ciyaarijiray, saldhiga booliska ka soo horjeedijiray, afarta jardiino oo ka dambeyso oo galabtii aan fariisanjirnay meeshaas aan isugu imaano, ok. :D

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^lol @ you ladies...saad isugu camireysaan baaba i cajabisay.

 

Raulaay, ina abti, walee waad iga qoslisay (I really needed that today), maxaad tidhi, maaanakoobiyada isugu kaaya keen aa? :D Heedhe waaban kaa yaabayee ma Oday Cabdulle ayeey wax kuu galeen icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^oday cabdulle maad tiri mandhay..aheeey..saa waaba saxiibkey..galabkasto yaan cedar iskula shaheeyna..hehehe..laakin hada winter baa soo galay marka weekendiga baanu is aragna kaliya..maxaa yeele..labo cirroolley banu nahayo qaboowgaan uma adkeysan karno...baraafkaba kaliya hadaan dhaqada ka arko..jiriracyo baa igu jajabeyso..dhooro(digaag) biyo lagu dhex ride baan moodi..kama bixi karo mandhay. Oday cabdulle caadi ma ahan..intu "I Love you more than anybody" iga sheekeynayo..ana cirdika saan uu cadeynaayo baa waqtigu nagu dhamaan. aheey waa saas.

 

Abraareey-so dhawoow saxiibey. Iam glad we put a smile on ya today.

 

Wiilo inaad ciyaal muufo majiijiso aheed saas lee lagu garanaa -fay cali waxiid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ Iimaanka Alla kaa qaad kuma dhihi karee! Naa ma Ode Abdulle baa naf ka doontay? Balooy balo. Maxaa, Minesoodha ma nin la'aanaa jirto? Waxaan maqlay sidii buunshadii oo kale ay banananada xooran yihiine? yaah?

 

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^Aggah, waaku sidee adeer? Ma qalanjooyinkii la yiqiinay ee geedkaa la ekaa eed moodaysay in gacmaha lagu qoray baad imika hadalkaa u quudhay, xaashaalilah...si degdag ah xaal u soo diyaari :D

 

Bishaarooy...malaha inanka aqoon weyn baa kuugu dhiman, I'll have you know inuu hadh cad 10 faraax caadi dhinac u dhigayo ;)

 

Raulaay, huuno waan ogahay inuunan inanku inaba caadi ahayn koow dheh...horta ma ogtahay inuu Xaafidh yahay (yes, Masha'Allah)...kolkaa anu waxaan ku odhan lahaa marka dambe eed shaaheyneysaan intaad masaajidka jidka ka soo horjeeda u yara dhaadhacdaan, faataxada isu qabta oo si fiican winter-ka isaga xigsada dee...what do you say? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Abraareey ina eeddo, gabadha bohol ha ka tuurin. Odaygaas yari winter inuusan ka celinayn cid walba waa ogtahay! :D Ma aqaan haday, Habad Sooda habbeenkii caanaha ugu qarinayso, ayaday jirtaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^habar yahay aad moodid iney masago tumaneyso..xabad sowdo kutiri..heede maxaa kuwa badaan lugta uugu walaaqte "COCKTAIL" icon_razz.gif adoo miciyaaha cadeeynaayo..balaayo kula qariibnaate yaanan ku oran.

 

huuno wa sey ABRAAR ku tiri..inaanku aqoon baad uu laheyn. nacam waa xaafidul quraan wuuna dabeecad wacan yahay.

 

Abraarey mandhaay...odey cabdulle waa inaan wanaagsan..umana quuro inaan anoo cirrolley ah arimahaan taabsiiyo hadaba...waxaan uu maleyna inuu xamili karin..lol..saa waxaan uu dhawahay cimrigii ayeeyooyin keen..asagana waa iska wiil hada soo kacaayo..ee inuu qoys iyo guri dhaqduu doonaaya...dee ana waanba soo cimri dhameyste..markaa waa saa mandhay..soow maadan garan..aheey. waa hagaag.

 

Xiin-mandhow intaad dib iksugu noqotiid, bal hadaalkaad tiri dib uu yara eeg...hadaad duudi(diidi) laheen marki lagu salaamo waxaa laga yaaba inaad hadal kaas oran laheen icon_razz.gif

 

yaa off galiye..mandhow..bisinka oo ma nal baa..dhush dhac miyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ Waa ku arkaa, Odayga waa lagaa reebi la'yahay, waad u fa fakanaysaa. Aaheeey, waa sida, gabar nin ay rabtaa lagama reebi karo, aaheey, waa iska caadi, haye..

 

Sii soco haddaa ------------>

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraada sheekaad meesha igu dhaafiseeyn, raula xetaa oday cabdullaa sxb maxaa? Qoftaan MN nin la'aanta ku sheegayso maxaa waaye, raula u sheeg nooh meesha oday cabdulle inuu joogo. :D

 

Waraa idinka don't ruin the topic nooh....meeshaan waxaa loogu talakalay Baafinta aqyaar SOL.... :mad:

 

 

raula meeshaas ayaan isku ognahay inaan isku aragno ok, be there with your significant other

AkA oday cabdulle.... :D

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this