Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Juxa   

wiilo baafintadi wala helay, fariin yar kuu wadaa!

 

Og-moti wuu is xaadirshay, lakin 4 indhoyar aa ku goobatay oo faraha uu ka jabanyahay, lakin wuula socdaa, in la tabay. marka haka walwalin, nafta waa ku jirtaa.

 

alle-u-baahne...wuu xeranyahay, walaalahen ku nool stateska pls halaa raadsho, cause qofna kuma soo siyaarato xabsiga. walaalken wuxu soo faray inuu waqtiga ka faaiidaysanayo, uuna ku jiro qoritaan buug la yiraahdo ( road to MURAN.........dood ilaa aa ka suuxdid)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

( road to MURAN.........dood ilaa aa ka suuxdid)

Juxa, yaa saas kuu barey sxbkey Alle-Ubaahne, dhagax dhaxdiisa dhoobo ayuu ka soo saari haddaad warsato, anyway akhbaartiisa anaa haayo odey Alle-ubaahne, beytul-maalkeyga aan buuxinayaa buu igu yiri kaddib dhulkii baan ku noqoni oo in yaroo xeyn geela baan sameesani kuwii horese gudaafadey raaceen buu yiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Juxa dear waad mahadsantay nuune sidoo kale, Sxbyaasheeyn OG_MOTI iyo Alle-ubaahne waxa loo waayay waxay ahaayeen sidaas yaah.. OG_MOTI sxb ani waa hore aan kuu sheegay nooh, isaga soo tag indhayartaa. Sxbkayn Alle-ubaahne maxaa tiri xabsi uu ku jiraahaa maxaa jiraane ninka waa fiicnaa markii iigu dambaysee, Alle-ubaahne sxb wat did you do? Bal halagu maqlo..

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haaaaaaaa ,, waar waxaan raadinayay Alle u Baahne ,, ninkii odayga ahaa miyuu xiran yahay ,,, Ilaahay ha u fududeeyo ,,,, muxuu sameeyay aa ,,,

 

Wiilo iska dhaaf wuxuu sameeyay ,,, armaa wax aadan filanaynini kaaga soo baxaan ,,, may be inuu inta jacayl qaatay uu xabsi ku xirtay ,, heheheheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

OG-GIRL IS BACK, we all missed her, now she is back, I was happy to see her smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

I'm glad to hear that, OG_Girl good to see you gal, welcome back, jeceylbaro as well..Thanks nuune.

 

 

Nabad & Caano:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ohhhhhhhh ,, thanks Wiilo ,,,, dhamaan dadka lumay ee hadana la helay waan soo dhowaynayaa waanan salaamayaa ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

war heedhe adiga computer-ka aad dhinaca kale ka fadhidaa miyaa waanba kaa yaabee....

 

 

Soo dhawaaw....

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

salaamz...summerka baan uu diyaar garoobaye :D;) mandhowyaal.

 

waa inoo markale

 

Ma'salaama. akhyaarta soo noqotana-wlc back.

 

insha-allah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar heedhaha,,,, oo waxaan moodayay in asxaabta ay isu soo ururayeen oo la isu wada yimide maxaa dhacay ,,, sowtan qaar hor leh la waayayo ,,, aniga dadka badankoodii maba hayee xagee la qabtay ,,, come on ! ! ! !

 

ANIGA WAXAAN BAAFINAYAA DHAMAAN REER SOL OO DHAN ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Where's Wiilo? and why am I the only one who noticed her missing? wax dhintay baa tihiin ilaa, reer baro? :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah.   

^^ Alla bishaaro waan ku farax sanahay inaad inala joogtid....anigana hadaan islahaa baafi inanta ;)

 

Wiilo waa laguu xiisay saxiibay soo noqo....hada jacaylbaro waa jooga idinka marba mid maa dhuumanaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haa waan joogaaa ,,, sidaan u sheekaysanaynay gabartii wiilo ahayd ,,, ayuunbay hal subax iga baxday ,,,, ilaa hadda waan raadinayaa ,,, cajiib ! ! tolow miyaa la afduubtay ,,, Ilaahayow Sahal ,,,, yaaa ???

 

Wiiloooooooooy ,,, Wiilo ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bishaaro and Araweelo sxbayaal Iam back now alxamdulilaah. I was taking care of some "business". balse hadda waan soo noqday, thanks for noticing my absence.

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this