Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Haneefah   

^Wlc sis, if you ever need to take a break from SOL's other rather chaotic threads, this is where to come and chill and chat with cool and collective sisters ;) ...of course I'm referring to the reformed version of this thread...ala maxaan ujeedaa Wiilo oo damacsan dad badan iney dacas la dhacdo, lol

 

 

Originally posted by Bishaaro:

Allaa
Xiin
maxaa ka raacay! Waa iska ogaa intuu this
Dhuubo
word la wiiif wiif leeyahay
Abraar
kala dul dhici doono. Maxaa ka qabsaday!!!! Jac iyo Baaruuud Wallee kiixxx kixx kixxx

Heedhe ma anoo soo taagan baad doneysaa inaad Inanka (yareysi igama aha xiinoow) igu dirto, qad fahamnaak ya baddha (with the whole masri attitude :D )...lakiin isaguba wuu ogyahay inaney maskiinteydan yari xaasidnimo iyo jac ku dhajis aqoon (soo maha Xiinoow?)...btw, good to see u back dear ;)

 

Raula, inaba caadi ma tihid qof yahay, loool...good ol' flight 13 days baad walee i xusuusisey, ala maxey dad badani ku sigteen khinziir iyo cat food redface.gif , caku iyo Europe iyo afafkooda qalaad...iyo fashion styles kii barigaa socdey, yaa Rabbi redface.gif I get a flashback every time aan minisoodha soo booqdo :D

 

Kaaley, waxaan ku idhi, ma Wiilo kaliya ayaa the 'Turkey Cafe' lagu cazumaa horta, that's it, Bishaaro and I demand an invitation to your little hideaway Cafe on our next visit to mini-town, haye dheh dee icon_razz.gif

 

Wiilooy, kaalay bal huuno hug weyn oo warm ah aan ku siiyee, thread kaagii baa lagaa hijack gareyey soomaha,,,dad inaga madax adeg ma aragtey waligaa....15 ka ayuu hadalku inoogu dhacaa huuno...laakiin dee adiguna inoo qir inaan meeshan oo dry noqotay (after its popular baro and co family has deserted the place) inaan soo revive gareyney ee iska kaaya daa dee :D

 

Anyways ya jamaaca, waxaan idiin rajeynayaa sanad wanaagsan oo kheyr badan iyo Ilaahay inuu inoo kordhiyo righteousness, Imaan, Taqwa, knowledge, wisdom and patience. Waxaan kaloon Ilaahay ka baryayaa inuu na waafajiyo ample opportunities to be of service to His servants globally, and to perform a lot of Ihsaan, and to be humble and compassionate towards others Insha'Allah. Ya Allah, Ummada Nabi Muhammad (saw) mid ka dhig oo qalbigooda naxriis iyo jaceyl isu gali. Allahuma Ameen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Simply_I   

Raula, inaba caadi ma tihid qof yahay, loool...good ol' flight 13 days baad walee i xusuusisey, ala maxey dad badani ku sigteen khinziir iyo cat food , caku iyo Europe iyo afafkooda qalaad...iyo fashion styles kii barigaa socdey, yaa Rabbi I get a flashback every time aan minisoodha soo booqdo

 

LOOL!

 

i LIKE bishaaro. SHE IS bery funny> :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@Abraar. Aamiin to all of that.

 

Abraarey, Bishaaro caadi maahan :D ! Duhur cad bay damacday dagaal aanan ku tali gelin iney i geliso. May be she took the Somali adage dagaal gondahaagu ka dhashaa to the letter :D !

 

Walaahi waxaad isoo xasuusisay sheeko aan ka maqlay Soomaalida reer N Caroline; koox dhallinyro ah oo ka noolaatay pets food :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Bashi , my Garaad, i miss my garaad , I think you were the only one who Kept NGONGE posting , hurry back !!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

qad fahamnaak ya baddha (with the whole masri attitude)

Bal marka hore ^^^ fasir bal. Anigu maandheey af carabi-ga iskuma fiicnin. Masri-na warkiisaba daa. Mid baas oo macallin Masri baa xaafad aan daganaa Montreal arabic & qur'an noo dhigi jiray, markaasuu maalin igu dhahay: Maa Ismak? saane: My Ismak Is...intaa sii waday buu ruler meesha u taalay gacanta iiga jabiyay. Cakuye carabtu xaasidsanaa. Maalinkaas saan uga cararay gadaal uma fiirin af Carabi dambe.

 

Waxaanse ku waydiiyay, inta Awoowgey ku daadisay baad haddana leedahay miyaaa "uma jeedin inaan jac kugu dhajiyo" :D Indho adkidaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraada waad iga qosliseeyn kuli giin, ummaddeena ma tihidiin walaali...

 

 

Wiilo: sometime this coming week we ought to meet at that turkey cafe..kapish. Afka aan jug isku siine mandhay.

 

Next saturday will be fine for me, let me know...

 

 

Abraar..

Wiilooy, kaalay bal huuno hug weyn oo warm ah aan ku siiyee, thread kaagii baa lagaa hijack gareyey soomaha,,,dad inaga madax adeg ma aragtey waligaa....15 ka ayuu hadalku inoogu dhacaa huuno...laakiin dee adiguna inoo qir inaan meeshan oo dry noqotay (after its popular baro and co family has deserted the place) inaan soo revive gareyney ee iska kaaya daa dee

walaalkiis waa runtaa balse, hijack-ga waa in laga daayaa topic....

 

 

Nabad iyo Caano dhammaantiin...

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^Iska soo xaadiri meesha mandhaay. Behind me will be toiling Abraar and Bishaaro oo "magaalo joogxumo" metalaayan :D to the turkish Cafe it is.

 

Abraarey good to see ya back sis :D Wiilo iska dhaaf..ayada habar beey noqote..she takes the moderating thing to tee icon_razz.gif na hedhe topiga marka hore wuxuu ahaa Vacuum..umaadi la baafin laha wexey qabteen Tora Bora...kuwii kalena waxey raaced dufaanti Katrina(allow hanoo qatimin taas-Amin) :D marka mandhay naga daa dee aan iska caweeyne.

 

Bishaaro diradiraale...mandhay iska ka qalee umada..mise menopause baa kugu kacsan icon_razz.gif ARLIYO numero uno :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula waan goorsaday habar baan noqday miyaa, waraa qaraarka iska dhaaf nooh, is ceeji maku dhahaa yaaqee, u know haddana sxbtay aa tahay nooh kuuma quuro sidaa......

 

 

Eid Wanaagsan ciyaal xaafadda Dhammaantiin...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ciid wanaagsan dhammaantiinba meel kastaad ku sugantihiin, Ilaah nabad hanagu gaarsiiyo ciidan ciideeda kale, Aamin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Aaheeey, meesha waa booraysan rabtaa hadana. Aniga istaraasho isma daba wadi karo, haa, meeshatan dust garees mar 5-naad bay u baahan tahay. Aaheey, aaway Raula. Raula, waa iigu kaa baxdaa nooh, haddaan nin ahaan lahaa waa ku guursan lahaa. :D Also awoowgay Xiin waa iigu baxdaa, haduu wiil yar ahaan lahaa, asna waan guursan lahaa.. :D Ina abtideey Abraar-na kaba daran, qandho aa i qabaneeso hadaan arkin. Yaa soo haray, Wiilo shaf wayn :D ayadana hanjabaad bay raaxada nooga qaaday, aaheey waaba ka helaa bootadeeda.

 

Haye waa soo noqonaa next Friday..IA

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

:D War ileen..oo hada waxaad keente inaad ii cashaaqdo..ayeeydey caraafoy(ala ya raxma). Mandhay mowjadahaada baa isku qasaan baan ku iri icon_razz.gif

 

bal amuurtan eega :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^Ala banii Adam kibir badanaa...hadii lagaa helana masidaasaad dadka ugu jawaabi...cajaaib! Aniguba waxaan islahaa umuuji inaad gabadha la dhacsantahay lakiin khalas, waan la noqdey icon_razz.gif

 

Waaba qoftii inagu sheegtay magaalojoog xumo...dadkalaba ha hadlaanee ma xataa Minnesotans?...aduunyo gudoon dheh...huuno waxba ma ogidee aniguna waxaan joogaa meeshey reer-magaalnimadu ka askuntay kow dheh, Bishaaro-na wexey joogtaa meeshii lagu innovate gareyey (namely meeshey reer-magaalnimadu ku faddarowdey :D ) kolkaa saa u ogoow ;)

 

Bishaaro jalaqsaney...meeshan sidey group-kan u soo galeen inaba ha ka sugin iney dust gareysato...Xiin-na waxaa igu maqaal ahaa inuu quite busy ku ahaa publishing the findings of a new pharmaceutical research project which specifies the nutritional benefits of Black Seed for males (geared towards ragga middle-aged ka ah ee joobane-nimada miss gareyey) :D *astaghfuruallah*

 

Wiilo...walaley waamaxay 'walalkiis'? Ileen marki la yidhaa guurku dadka qalbi-camo ayuu ku ridaa waa run...Uhm It's walaashiis! oh and waxaad baafiso oo badan ilaah ha kuu sahlo..ameen dheh icon_razz.gif

 

*waves at Simply...salams* smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ Kixx kix kix. Haa Wallee taas been kumaadan sheegin, anaaba soo arkay, asagoo bahashaa Promote gareenaayo, oo shafka garaacaayo ala Tarzan. Awoowgay tabcaaan waaye, tabcaaaan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Horta middaan Bishaaro ah waa iska key arkootay :D ! Abraarna waaba iigu tagtay :D . Wheres Baashi when you need him?

 

Abraaray, blackseed mindaawaat key ka mid tahay :D . Allow yaa ogaada mid walba jikadey utaallaa hadda.

 

Kaalay Wiilo thread kaan waa ku khafiiftay ma istiraahdeen. Xoogaa markay joogtaba iyadoo iskoobe wadata bay ku soo galeysaa :D ! War yaa Ilaahay yaqaan oo nooga maciina :D ? I thought raula could be of help here.

 

Bishaaro; Baxru sittiin aa ku jirtaa :D ! Awoowe Xiin is about to furnish his latest literary yields! Hakaa saarto :D . Big truoble.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this