Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Wiilo   

Waxaan threadkaan u bilaabay in All Nomads aan la maqal baryahaan ay iska soo diiwaal galiyaan..

 

 

DADKA AAN LAMAQAL BARYAHAAN:

 

J'baro

 

Qac Qaac

 

Tuujiye

 

Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL.

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL.

:D:D

 

wiilo raadiyow waa in aan kuu furaa lol

 

wararkii uugu danbeeyey waxeey sheegayaan in aay wiilo baafineeyo dadkii baryahaanba laga waaye sol

hadab cidii na aqrisaneeyo waxaan idka codsaneeynaa in aad gaarsiisaan dadka aan is soo diiwaan galin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaa lagu sheegay ninka la yiraahdo QQ marki igu dambeysay GENERAL FORUM....Tuujiye wuxuu shaqo wanaagsan ka helay WOMEN FORUM....laakiin meel kuma sheego JB...maybe magaaladiisa isgaarsiin la'aan baa ka jirto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

wararka dag daga ah baa igu soo garaay, anoo magaalo outside the skirt ah jooga halkaas oo u baadi galay in aan raadiyo computer si aan isku soo sheeko in aan wali adduunka saarnahay, si ay walaalahayna wiilo, styt ay u wal walin... marka anigu waa ikan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^Alhamdulillaah waan ku farax sanahay in walaalkay Qac Qaac uu isa soo diiwaalgaliyay, one in two more to go....

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^Qac Qaac waan ku farax sanahay marka hore in aad soo noqotay. Marka xiga war maan helaa J'baro aa iga maqannee..Lol.. armaa maqashay war kiisa..............

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

j'baro waxaan maqlay too uu luuq lagalay.. tuuga, i hope in uu wadaad ula tagay.. ee adi maxaa talo kuu ah lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

QQ dear that is very funny, I think J'baro has the right to do what he wants, and as far as my TALO goes,well,,,,,markii horeba ani iyo J'baro waxaan aheyn walaalo...............

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

micnaha waxaa ka wadaa j'baro afar aa loo baneeyey iyo suubis, so wuxuu doonuu sameen karaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune dhimo ma ku dhahaa sxb, adi ma iga maqashay taa.....look sxb j'baro waa nin rag ah wuxuu doono ayuu sameyn karaa wiilo'na shaqo kuma leh.........

 

War dadkaanaa yaaqee wiilo maa idinka fakan weyday,,, cajaa'ib sheekhow.......

 

 

Go figure:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Nuune allaa yaa cizak... waad iifasirtay si fican...

 

wiilo waan ognahay jbaro in uu yahay nin rag ah.. laakiin su'aasha sida laguu waydiiyay ooga jawaab nooh.. labo qof oo walaalo oo is rabno baan nahay baan ka jeclaan lahaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

its unbelievable,,,you two are just being annoyingly foolish, and I could careless about what you two have to say from now on...............

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this