Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Haneefah   

war ileen yaa wax arkay...walee odaygii Xiin ahaa 'I surrender' bey ka yeersiyeen, adeeroow dee waad na ceebeysay, waaku sidee?...ma Bishaaro kaliya ayaa heerkaa ku gaarsiisey, shame! :D

 

Legend...adigu hadaba wax isku faloo dee wax iska dhici, geesinimadii ZU-yada lagu yaqiiney meeday icon_razz.gif

 

LoL@gugubitaan...waad iga yaabiseen gabdho...sounds like xeywaan la calaamadeynayo inaad ka hadleysaan...esp Raula's ritualistic gugubitaan story :D ...ala maxaa rubbish la iska aaminsanaa! Ilaahay Islamahaa dadka sarsari jirey ama gubi jirey ha iska cafiyo.

 

Raula cadeey, waxaad socotaba hadda waxaad u soo dhigatay Kanata soo maha? (where's MMA when you need him). Waxaad istahishaa in lagu soo afduubo (saa MN dadka wey kudhagtaayee), dabadeedna magaalaba magaaladey ka sii darantahay lagu geeyo, kolkaana adoo fajacsan lagu soo celiyo ood tidhaahdo...waryaadhehe, fadhi inooma yaal meesha :D . But your right, asxaabul 911/soap opera/ruwayad/jams/barjeyn/Tim's iwl oo idil reer magaalnimada daaqad kale ayaa laga tusay...subhanallah, kuwaa duco umbey naga mudanyihiin kow dheh, Allah ha soo hadeeyo meel walbooy joogaanba Insha'Allah. Lakiin, kuwaan ka wadey waa kuwa diin iyo imaan iyo dhaqanba u kamilanyahay oo dunidoodana u shaqeysta, jidka markey kugu arkaanna kuu qoslaya (unlike the popular huruuf) afkooda iyo adinkoodana dadka ka dhowra...soo maadan garan, waa saas ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Passion..kkkkkkkkkk.... Walashiis I'm still the same tuujiye..laakiin ani SOL waa la ii qayilay nooh...asxaabtii oo troubleka ila sameyn jirtay oo aan ku ganban jiray aa xidigo loo yeelay..marka garba duub aa la ii qabtay nooh..Nuune gulwade aa laga dhigay, wiilo..islaamaha dagmooyinka aa loo xil saaray, checkmate, Mina shiibiyo waaye, Pucca aka baranbaro, Madax tooyada ee kabiyeeri ka noqotay, MMA, qaa inoolaha LST uu noqday..

Aniga iyo Munisa aa soo harnay, lama deenana sidii isku fiir fiirineynay waaba iska noognay...

 

Zu xitaa calan side aa laga dhigay....

 

Abaayo Qac'Qac meeshan I don't think in uu kusoo noqonaayo..he is a changed man..big time...

 

Waraa XIIN...Bishaaro in eesan Caadi aheen anaga mar hore aan aragnay yaaqee..Qoftaan Suuqa Siigale ee yaanyo ku kuuskuusi jirtay in 1978kii... hada maxee kuustaa makasee at Mallka Somalia in Minni..........kkkkkkkk..Masheegaayi...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ War hooy, hooy..

 

Baro family-gaan laysku xuux siinaayo aan ka yaabay! Baro family eeyaa cunay. Get use to it guys.

 

I read "I surrender." So whenever you ( Xiin) get back from wherever you go to give up, make sure you announce "I'm back to try again!". :D

 

Cambaro-daan Raula ah, waa iga qoslisay. Qof yahay ma fayoobid, waxaa u malaynaa inaa ka dhuntay kuwii la dhihi jiray "Allaa wato wehel uma baahna" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bishaaroy, Yaa maroodi dharsaaya dhabbihiisa fariista?

 

Dib u garasho xeelad dagaal bay ahayd. Ciidankii Xiin isku meel bay u carareen :D . General LZ and Tuujiska is well and good. waa bad-qabaa. Marka weli ma'aanan jabin. Waxaa ugu daran marka midba meel u fiigo :D .

 

See thats the diff between Cigaal-shiidaad & the great legend Oday Biiq :D .

 

Dib baan usoo laabanaynaa laakiin waa in the rules of ingagement-iga la isku raacaa. ruala qoriga dabka ah ha laga dhigo :D . Raggii dhafoorada hore uga dhaawacnaa (sida our friend L o Z) lafahooda bay u baqeen :D .

 

Qoriga dabka ha la dhigo, i say :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wiilo, qatyaan baa lagaa gaaray, qof kasto waa kaa cabaaday! Xamara ku dhashay kuteenoo, midhaa anaa Baadiyo ku dhashtay? L0L. Raula ugu faan Xamar inaad ku dhalatay, ayadaa baadiyaha Kenya ku dhalataye

Bishaaro aniga ha igu qarxinin nooh, aan iska sheegtee inaan xamar ku dhashay, sxbtay raula waxay ku dhalatay northeastern-ka kenya waa lawada ogyahay taa.

 

Wiilo adi waxaa ku dhalatay Qurac hoostiisa..Xamarna maka baxo. Koow

Tuujiye sxb ishaa ka riday yaa kuu sheegay inaan halkaas ku dhashay, meeshaas maad joogtay.

 

 

Farxadi aan SOL uugu imaan jiray waa la iga boobay....i dont check doodwadaag anymore. well what can I say about sister wiilo.

Passion 4 fashion wiilo waxaa ka tiraahdaa Qataari saana, iga raali ahaada aqayaarta sawahiliga ku hadasho qoraalkeyga.

 

wiilo..islaamaha dagmooyinka aa loo xil saaray

wow, anigaaba ka naxay title-keyga nice me like it...

 

 

Aqaayarta iga raali noqda internet-ka aa iga go'naa maalmahaa oo dhan, xoogaa bill-ka aan bixinin, i miss all...

 

 

Nabad iyo Caano:...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Haddaaba waagu ii beryey :D .

 

Fakataa kamaa fatuura aa! That beats me, wallee :D .

 

 

P.S--> Isugaadhay midkaa tidhaa meel uun baa go'ane. : not quite, i say :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Isugaadhey midkaa tidhaa, meel un baa go'ane. Sad, but true I say :D .

 

Of all the Pharaxs I have talked to, and all the snobs that I have not talked to, and well just those who do not fit in either of those categories. It's my conclusion that I'm the perfect spouse for me. Which reminds me to invite you all at my wedding on:

 

Date: Saturday July 19th, 2006

Location: My Place (Brdwy + 6th Ave)

Time: 8pm

 

PS: I was thinking of private invites, but that may take a while L0L. So anyone reading this is expected to come.

 

PPS: Girls, I need a bridesmaid, any volunteers? On 2nd thoughts, Wiilo and Abraar could never be my bridesmaid - they would be a distraction. I'm(the bride) supposed to be the most beautiful woman at the wedding ;) . Perhaps Raula wouldn't mind! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Yaa been-guuray! :D

 

Laakin Bishaaroy, for curiosity sake, where are the gallants of SOL, or have they no amorous to show?

 

Haddey jiraan, They should thank God for He answered their prayers tonight;

 

Guri bila ninkii doonayee nacaya goonbaarta

Ee guur u jeedoow I maqal waan ku garansiine

..........................................

Allow gaaridii loo xishiyo gabadha loo aayo

Raaliyo garaad badan midaan iga guhaadaynin

Adaan gacanta kuu hoorsadee hay gefsiin caawa.

 

Aw Yusuf Barre of Qorrexeey, ducadiisii oo la aqbalay weeye Bishaaro :D ! Who can proof her wrong, that men with good hearts do indeed exist :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this