Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Wiilo   

u mean like this kinda jiis, wasp-man.jpg

 

Waraa Checkmate bax aa lagu dhahay nooh, maxaa jiis waaye u dhahee wiinka......

 

 

sAlaAma kA DheH:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

asxaabta waa joogaa kistoo yariis aan fassax lee ku maqnaa dhulkaas iyo stateska, asxaabta i tabtey malaaig gurigiina ha soo salaanto,Ilaahoow korkiina haka yeelin xuub caaro, alloo aamiin

 

Jeegomaad, sxbkiis jiis maaba iga dhigteyba, wiilo aa ka dartey gaargican ee ii soo masawirtey, gaargican miyaa waxaas maba kasaayi loox uu iila egyahay

 

 

waraa tuujiska abbaa wiilo qardada ka dhaaaf, minesota ma aadin ani, halkaas waa u kululahay,

california iyo nevada leen kusoo tamashleenaayey waqtigeega kusoo qaadanaayey smile.gif

 

 

is arugun dunby, salaaminshi Alle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Nuune sxb horta aa yiri wiilo waxay ku nooshahay Minnesota, taasi waa lagu qabdamay.....

 

Teeda kale nuune sxb waad ogtahay ani in aan jiis waaye kado waaye ku dhaheyn, balse kuwaan aa dhahaayeen nuune jiis waaye, marka ani waxaan rabay uun in aan fahmo jiisnimada ay kuugu tilmaamayaan ok....

 

sAlaAma kA DheH:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looooooool@wiilo, okeey abaayadiis, saas iga dhehbo, hadaa fahmey, jeegomaad aa sheekadaan jiisnimada keenay.

 

wiilo, ani maba kasaayi meelaa joogto, intee waaye horta xassuus ma qabo ani qalbul maafish waala iska ordaayaa lee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune kaligaa maahan qalbi xumada nooh, ani wali duqnimo aa ii sii dheer nooh, sxb adduunka dhiniciisa kale lee joogaa ma dheero nooh.... :D

 

 

sAlaAma kA DheH:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL. [/quote

 

....Wiilo, Amba BBC-da (ama idaacad kale oo somali ah)baad u shaqaysaa ama dhagaysigaaga barnaamijka baafintaa fara badan! This is pro broadcasting - written in unique somali style! Are you member of the Bush House team or what?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Aniga sxb maya Bush House team kama mid ihi, but are they hiring rokies, way dhici kartaa in dhagaysigaygu badan yahay since so many Somalis are missing lately, or waxaa laga yaabaa in afsomaligaygu fara badan yahay ;)

 

 

Waxaa illaa iyo hadda la'layahay dhowr xubnood oo ka mid ah aqayaarta SOL, haddii aan magacyadooda halkaan ku qoro dadka aanu la'nahay baryhanba waxa ay kale yihiin:

 

 

Alle-ubaahne

raula

Hibo

Jaceylbaro

OG MOTI

Sweeter than your tea

BOB

 

Fadlan isa soo diiwaan galiya sida ugu dheqsiyaha badan.

 

 

sAlaAma kA DhEh:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

waa'ikanaa :D (busy sana-lakin insha-allah soon it will be all over)insha-allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^raula thanks for reporting urself, Bravo, Bravo my dear,,,,,,

 

 

Busy-ga maxaane, badda maad rinjiyayneysay sida Tuujiye iyo nuune, by the way, do u know that nuune was in the States? And he didn't say hi ,,,,, bad bad bad boy,,,,,,, :rolleyes:

 

 

sAlaAma kA dhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo walaashee kaalay adi cuud iyo uunsi in aan kuu soo gadno waaye aan kaa cuudino ninkoo la dhaho jaceel baro..ninkaas iinkaartiisa aa kugu dhaceeso..ani walshee aan jeclahay aa tahay, hadee wax kugu dhacaana ma is cafin kari nooh...soo sidaas daraadeed waxaan go'aan saday in aan dabqaad uunsi kala daalo iyo cuud oona kaa cuudiyo ninkaas inkaartiisa..4real...

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Tuujiye sxb illaahay kuma qaado walaalkey jira aad tahay, laakiin sxb haddii aad iga naxeyso maxaa cuud iyo uunsi iila daba joogtaa maa ninka aad igu tilmaameyso ii raadisid, sideena ku keentay qof jeceyl (According you) aad cuud iyo uunsi aad ka shido sxb...

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ogeysiis Ogeysiis, Ogeeysiis

 

 

Waxaan hankan laga baafinayaa dhammaan aqayaarta aan in badan lamaqal warkooda, waxayna kala yihii aqayaarta hoos ku qoran magacyadooda.

 

Sweeter than your tea

Raula

BOB

Tuujiye

OG_MOTI

OG Girl

 

Fadlan waxaa laga codsanayaa aqayaartaan inay sida ugu dhaqsiyaha badan isku soo diiwaangaliyaa soona sheegaan xaalkooda sida uu yahay haddii kale waxaan u qaadanaynaa in amuuro kale qabsadeeyn, waxayna anagu abuurayaan wel wel lexaad leh.

 

Fadlan na soo gaarsiiya warkiinna.

 

Mahadsanidiin...

 

KA: SOL:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this