Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL....Alaah saan u qoslay....walaahi ilin aa iga imaatay....Ck ilaahey hakaa qosliyo hana kaa farxiyo noloshaada inta kuu dhiman....ilaah ya cizak...caleek caleek...

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^Hmm let me think, waxaa u hartay 7-9 years kadib mac salaama wey ku daysay :D

 

Labdiinna hijacking naka joojiya nooh, waad ogtihiin sababta loo bilaabay threadka,,,,,,

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiilo noo qalee nooh....tuujiye iyo nuune waa is hesheen....qacqaac waa isku xanaaqdeen (btw xarashkii aduunka aas kuu haayaa ogoow)..yaa haray haaa your better half (jaceelbaro) haye warka hoo hee..jeceelbaro naagtiisa aa u diidey in uu internet isticmaato, mamnuun aas ka yahay computer dhan maskiinka...

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^Checkmate sxb waan idinka qaleeyay nooh, laakiin please topicka ha inaga badalina nooh,,,,,

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Wiilo I understand... and i am not mad with u.

 

Tuujiye, i am disappointed of u that u took a chance of me while i was away and couldn't defend myself.. for the sake of funnyness.. marax foqal marax...

 

ceck mate iska qosol adigana cirid gaduud yaho lool..

 

p.s. wiilo we cool.. i would never mention jbaro and wiilo name in the same sentence... ooops i just did that.. but never again, u heard.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dadka aan warkooda laheyn baryahaan dambe....

 

nuune

G Tuujiye

Raula

MM Aqiyaar

J'baro

Alle-ubaahne (Where)?

Styt (Where did she go?) hmm wondering where?...

Checkmate

Wiil_duco

BOB

Pacifist or Hasna

Nin-yaaban

 

 

Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan ama ay warkooda soo gaarsiinyaan iskana diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayaga oo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL.

 

Mahad sanidiin....

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ajaaaaaaaaaja..Checkmate sxb kee waan kuu socdaa nooh...lol..iinsha allah.....

 

Wiilo waxaan u maleynaa in aad isku qaladay maal maha iyo saacadaha...dadkaan aa naadineysid in ee maqnayeen 48hr ma ogid miyaa...kaalay suuqa bacadlaha aa ka shaqeen jirtay aa ku qarawday aan u maleynaa..lol..Anyways walashee ani waa ikan anoo qaab daran and I missed you too 4real...tii kenyaatida aheed oo sxbtaa aheedna waan misgareeyey yaqee naccalaa ugaalideeda kutaalo anaheenee....

 

waraa qac'qac special aaba iska dhigtee..lol..see camal adi maalin kaste aan ku foorjeyaa anyways...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo huuno waan joogaa aniga,

 

waxaan soo xasuustey qof hadduu i waayo hal saac dhihi jirey "aawey nuune, aawey nuune waala waayey", actually qof ma aheyn, doolli yar aan lahaan jirey uu ahaa, wuu dhintey hadda, basically, if he doesnt see me hal saac gudahood, meel kastuu gali jirey si uu u raadsho cirib iyo jaan meelaan dhigey, because wuxuu u bartey inaan jeebka ku wado mar kasta, habarteed ay ka tahay waan ka jarey jeeb ku qaadoow, maxaa ka danbeeyey hee, wuu suuxey maalintoo, kaddib wuu dhintey, sababtana waxay aheyd cunta aan loogu tala galin ayaan siiyey.

 

macsalaamo akhyaarta, waan soo kala fiireenayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^labo aan isasoo xaadirisay balse waxaa dhiman aqayaarta inteeda kale........

Tuujiye sxb insha aad ka riday, suuqa bakaaraha aa ka dislay ka ahaan jiray nooh..............

 

nuune iyo Tuujiye waad ku mahad santihiin nooh, yaanan familka leydinka weynin yaaqee....

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^see camal adi-maxaa jira mandhey, last weekend soo anagii isla shaheyneyne :D tomorrow na (insha-allah) ;)

 

Waraa Tuujiye-kenyaati mey kaa qabate maliilyahow caloosha aad moodid baafkii Ay Faadumo burka kuushiilan jirte. (in afsawaxili=tumbo kama karai ya mandazi ;) ).

 

Nuune-adna nafleyda yar yar lee shaqo ka dhiigate(Humane Society) maad uu shaqeysa. oooh! hadaan garte ileen NUUNAYAAL baad isla aheedeen.

 

Waraada waan idin salaame-my spring break is starting after TOMORROW and lord knows I will be going buck wild. geedka guraca ad meesha ooga jeedaan(my avator) aan hos farisanaa-waad hadaad ii bahantihiin.

in the meantime, gawariyaasha iska jira ;)

 

w/salaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa raula laba mar aan aqriyay qoraalkaaga walaalhi (dambiba ha igu ahaatee) waxaan u qoslay maxaa kaa galay nooh.

 

waraa adi kaligaa uma bilaabanaayo spring break nooh, ani xataa waxaa u socdaa BANOONI dheelow nooh. raula waraa yuusan da____ kaa galin qodxaha geedka hoostiisa yaal yaalla nooh,geed aan hoos seexanaa kulahaa i dhaaf, iska ilaali haddii Masaajada aa nuune ciriiri ka galeyso oops.....

 

Waraa raula tomorrow night waan isla shaaxaysaneynaa insha Allaah, before u take u bud out here ok....

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

missing nomads

 

Ay Kutubeey

Anna Waa Ikan

Ana wa ikan

Anawaikan

 

I missed myself beryahaan dee....where is the lady usha la kutibinaysay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

CM - aad baad uugu mahadsan tahay ducadaada (highly appreciate it)....adna waxaan kuugu duceynayaa nolol farxad badan iyo qosolo badan inaad ku noolaatit...Ilaahna ha ii aqbalo ducadaas. Glad to make you lough

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^Styt yarta dont u know that in lagu baafinaayo oo baryahaan warkaaga la waayay,,,waa soo jawaabee laakiin hal nin oo la yirahdo Checkmate ee kaaga dhegtay sow maahan...ani bas waaye mar dambe dee kuma raadinaayo 'cause maba kala jeclid mana ogid inaad dad ka maqantahay oo ay kaa walwalaayaan...anywayzz Im so disappionted at u runtii :rolleyes: :mad:

 

WAXAAN GOOR DHAW SOO QORI DOONAA DADKA AAN DIB DAMBE LOO BAAFIN DOONIN........

 

Ay kutubeey adna waad ku jirtaa baafinta...and the family too, but always isa soo xaadiri ok, ha noqon sida sxbtay Styt oo kale..........

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this