Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

raula   

of all the days, maanta baan jeclahay in aan maqloo lee RAULA tan, RAULA tii, RAULA dhuubow, RAULA dhex yar, RAULA qalanjo :D;) Its total madness in this campus(1st day of FALL sememster)-however, seeing the confusion and the weird hairstlyes, not to mention the baked(sunbathed/tanned) muscley faces around is just pure entertainment for this OLD, WEIRY eyes icon_razz.gif:D -ahaa i feel like Iam watching the comedy(americanized version) of ROBINHOOD-MEN In tights :D -argalaan shaah ah baan ubahanahay maanta.

 

Baashiyow-mandhow xaad tiri-busto aa kusarnaa miya? bal bustahas muxuu ka sameysannyahay(ma wax nool baa mise waa maro icon_razz.gif ). looooool-kidding. Mandhow waxaan uu qabey malmahaso dhan inaad iska busy aheydo eh odeynimadiina kaga dartee-ileen show waxaa kuhaye durey walaanow waxtar loo waaye-pole sana(<-swahili-meaning-sorry).

 

war hedhe anigii baa manta isku yacsanee bal aan idinso noqdo mandhow yaalow. haye iwada shekadaa hee laakin :cool:

 

walaahi aduunkan wareer badanaa icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula xagee ka dhacday yaaqee..

Oday baashe maa ciwaan kala qadateen oo hada sheekadiina qoroow wuu dhaafay oo shaqalaad bey mareesaa?

 

ps. Yaree nin iyo naag wareer isla haayo aa la dhahay tiibisho aa ka dhalataa...Iga ganbiso ee wareerka ani lee ii daa..

 

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^waraa wareer iyo wideeysi adi le kuu daafe hadaba. Wana ikana hadabo.

Beryahano dhan baan mashquulsanao, eh odeygii baashi ahayo baa waxaa kudhacey cudur an lagaraneynin :( (waa hada warka iso gareen ;) )ana marki aan warkii maqle yaan isu darsame(hade waad ogtihin awalkii hore inaan yara buuqsanaa, waxaan kahor iska dhadhacsiye, inaan mardanbe nimba ubarooranin..." hadaan baxsano iraahdo aniga balaayaba haiga racdo .."-markaanna maq'lena odeygii keliya (Baashi)aan inta yarto shekaada cirroleyda kashekeysan jireneyna inuu mariid iga noqdee, laftigeygana tacbaan(tabcaan)baan noqodee). Maxaa kalo sameeya-ala tol la'ai(istaqfurulah). Xabad sowdo, selid sisin, malab, buun la shidey baan wiggi hada laso dhaafe dhalinyaro ugu dibeey. Sawir (tesera ah-oo berigii an yaraa icon_razz.gif eh marki an so kac kace bey aheydoo) yaan udhiboo, waxaan is iri waa intaaso MIYYIRKA USO NOQDAA HADU SAWIRKAAS BAL UU YARA EEGO ;) -allaha (s.w.) cafiiyo baashiyow. Toolow maxey tahay xanuunka hayo baashi?

 

Hedhe buug un baan la'ordayaaye-wa ino markale :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^^^^ looooool waxaasaa isku dhexyaac laiga dhahaa, caadi ma tihid, baashi baryahaan baladkuu baqoolayaa bidix ka fiiri boorama(fuquburaale,ruuxaamo,wadaado,abbaay sitti) u tum asoo bood boodaayo uu beerka kaaga dhacaa bugle la ciyaar bishinta ha qaboowdee bilcaan aa tahay baroorta(taken from hadaan nindanbe u baroorto) iska dhaaf buuq ha isku abuurin baxdin aa hadii kale beerka kaa soo baxeyso :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

loooooooooooooooooooooooooooooooooool@raula and nuune.

 

Dhuubo teesarahaas ma soconaayo qofyahay icon_razz.gif Laakiin sidaadaanba kugu cunaa ;) Hade ma waxaad i leedahay waa lagu qaabilaa smile.gif Shirka waa xiran yahay :cool:

 

****start doing push-ups...one, two, three, neef-tuur kicks in...collapses dang!****

 

Aawe Rainbow, Jamaal bal aan la yara tashadee xaalku waa dhow yahay hadde e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

looooooooooooooooooool@waa ku cunaa :confused:

 

feebaro, waxad dhax bxis waaye, warqad baashe kuma soo dhiibin.

warqadahan is dhaafinayay, la dhacaayay tigidhada

dhanka ay marayaan, dhakafaar ka qaado

dhaxda waxa u fadhiyoo, dhufsadan la yaabee

dheeraa, dheeraa, dheeraa wadaduye!

 

i think we solved the mystery. waa feebaro :D

baashe ina abti inanka iska dhici

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Qac ina Baro awoowe soo qaado qallin iyo buug :D Diyaar ma tahay? Waa hagaag! Awoowe i dhageyso af Soomaaligu waa sida margi oo hadba doc u jiidmi kara. "sidaadanba kugu cunaa" waa lahjad Kismayo looga hadlo oo waxaa laga wadaa sidaadanba kugu rabaa oo aan kugu doonayaa. fahamtu?

 

Juxa, abaayo anniga iyo feebaro rag wax isku qabsan kara maba nihin. Odey xaasleey ah baan ahay :cool: Issaguna waa wiil yar oo garan waayey siduu u abaari lahaa qallanjada icon_razz.gif . Dani wxay tidhi inuu anniga isku key lamaaniyo oo igula galgasho waraaqdan dhiiga miiran ah icon_razz.gif

 

See wax ka yihiin feebaro muu yeelo sidii inna rag yeeli jidhey oo meesha doonto ha ka dhacdee muu raula u sheego sida xaal yahay :D

 

Suul-dhabaale waa hadal, hadana waa si gooniya!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qac ina Baro awoowe soo qaado qallin iyo buug Diyaar ma tahay? Waa hagaag! Awoowe i dhageyso af Soomaaligu waa sida margi oo hadba doc u jiidmi kara. "sidaadanba kugu cunaa" waa lahjad Kismayo looga hadlo oo waxaa laga wadaa sidaadanba kugu rabaa oo aan kugu doonayaa. fahamtu?

 

looooooooooooooooooool@baashi, kismaayo ku lahaa, afmiinshaar, afmiinshaarkiisa jirin, :D oo hada waxaad ku soo gaba gabeeysey"nin'na hadal si u yiri, nin'na si u qaaday" :cool:

 

Raula, aniga waxaan kula rabi lahaa, feebaro maxaa yeelay "feebaro iyo adiga waxaa tihiin labo qof oo isku JIN ah, waxaad u baahan tahay, qof kaa qosliya, guriga kuugu dhex eryada, dhabarka intuu ku saarto kula orda".....maxaad ku falaysaa ODAYGAAN BAASHI la yiraahdo,"indhaha habeenkii si fiican wax ugama arko, sadax push-up ka badan ma sameenkaro, caloosha sidii shaarbaha oo kale bay ugu baxday,"......marka raula waanadeeda qaado walaal

 

Waxaan kale oon kaa iloobay, feebaro has some really big feet, and you know wat they say, a guy with really big feet wears really big shoes :D:D:D:D

 

**** taasoo aheeyd boorsamiito laga bixiyey feebaro ****

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

"Waaku dilaa walaahi

Waa oonee walaahi

Ilko jajab macala digir"

 

Waraa Shoobaro Adi darawal aa ii noqotay anigana atanti aa iga dhigtay yaah. QUUUUUUQ mataqaan..

 

Oday baashe adeer hada ma xaas leey noqotay, Aloore awal ma is ogeen aa ka wadaa miyaa..Hakaa saarto. Waa sheegaa shangalalax shuuuuuunkiiiiii........................shangalalax........lol...

 

Mama Juxa See tahay, mafiican tahay,reerka ma fiican yihiin, Hooyo ma fiican tahay, Dariska ma fiican yihiin, SXB tee dawaco quruxleey ma fiican tahay? Dariska ma roon yihiin, qaraabada ma roontahay?..see wax u jiraan...

 

Salaan badanaa tacsi maa jirto ma is dhahdeen..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Illahayow no naxariso...walaahi wey iga taala maanta ....my fav.cousin aan laso kore(ilma abti baan nahay) ayaa jiran. He can't even move a finger(COMA)-subxanallah! And they said that he might stay this way for 6mons-1yr.(Illahi ha unaxaristo-Amiin Amiin)!

 

Iga raali noqda aqiyaarta-laakin walaahi aad baan umurugeysanahay.

 

Insha-allah wa ino markale!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Raula sis thanks for sharing the story with us.. anagana waan u ducaynaynaa walaalkeen jiran. ilaahey ha caafiyo..

 

Duqa Baashi. Awoowe imaqal... haddaad ileedahay ha igu qaban kalmadda Ga' iga siiso waa wax lafahmay, laakiin reer kismaayo anaga hanoogu gamban, anagaaba ah reer kismaayo marka duqa waxaan umaleen jiq ee kugu noqotay sheekada.. laakiin waan kaa ganbisan.. sababta ah la ima barin in awoowa yaasha aan ku af cesho..

 

baarakallahu fiika.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Ilma baro-thx for the prayers and insha-allah we all hope for the best(allaha s.w. baa wax cafiyaah-amiin).

Back to shukansi-quuq:- :D

 

Bashiyow -odeyahow biiqe(joking) waxaad RUUGTID(ilkihii waba damaadeene, laba xabo miciyo aa kuuso hareene, maxaad cuni icon_razz.gif )allah(s.w.) kuu sahlo-lol. War hedhe sey wax ka noqote-mexey tahay luqadaan qaldaan(ciyaal suuq-fowqal odey gariiro ;) )aad nalaso gashay-waadba naga xishoosise( giggles !).

 

SHOOBARO:

Raula, aniga waxaan kula rabi lahaa, feebaro maxaa yeelay "feebaro iyo adiga waxaa tihiin labo qof oo isku JIN ah, waxaad u baahan tahay, qof kaa qosliya, guriga kuugu dhex eryada, dhabarka intuu ku saarto kula orda".....maxaad ku falaysaa ODAYGAAN BAASHI la yiraahdo,"indhaha habeenkii si fiican wax ugama arko, sadax push-up ka badan ma sameenkaro, caloosha sidii shaarbaha oo kale bay ugu baxday,"......marka raula waanadeeda qaado walaal

 

Waxaan kale oon kaa iloobay, feebaro has some really big feet, and you know wat they say, a guy with really big feet wears really big shoes

loooooooooooool..wale ma fiyoobid beryahan...horta wa runtaa..oo waan ubahanahay wax derbiyaada ila kora..laakin, habar gabowde baan ahayo, ee beryihi derbiyaada an korkori jire iyo aan legdimi(legdemi) jire yaa la so dhaafe(ala maxaan xog badnaa mmmm...mmm Ninkeygi sadexaad wuxuu ibixiye- mugdi legdato ;) As in NIGHT WRESTLER...cajiib)..kolka waxaan is iri, wiil yar wax kuguma falaaye eh..odayaasha dhinac oga dhac, oo la barko barkinta..looooooool..

Laakin FEEBARO haduu ISLAAN JAG JAG ah haduu xamili karo...wa hagaag...

 

aduunyoy xaal xuma, eh xaraaradi baa ka gurtey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this