Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

raula   

^^^^

see uu shiixe

shuun shaaheysato waaye

shaan aa lagu dhale

shiiqna waa qabaa

shan beey uu shuubte

shaalaamboodna ey kashaurisaa

see uu shiixee

 

 

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

see uu shiixe

shuun shaaheysato waaye

shaan aa lagu dhale

shiiqna waa qabaa

shan beey uu shuubte

shaalaamboodna ey kashaurisaa

see uu shiixee

Yaaah, maxaa tiri? :D:D

 

Buraanburoow xaal qaado. Islaamihii Isku Jaran hadday ku maqli lahaayeen, balo aa dhici laheed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula dear good to see you, welcome back.......

 

 

Maxaa meesha ka socdane, waa markii aan xanaaqi jiray, bal maxaa iga dhigay "Tomboy" baraanbur mala kasaayo, dhaanto mala kasaayo, gabadha gabdhay mala kasaayo, sports iyo wax la xiriiro "tomboy" nimo lee ii sheeg, alla maxaan wiiloobay aniga.........

 

saLaAma kA dhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo..loooooool...walahi caadi ma tihid..maxaa dhahday shuun see camal ah..looooooooool..kaalay adi shiix nooh xhaax waaye!!ceeb caleek..

 

Bishaaro aaba kaa daran "ihi" ee dhahee..bishaaro kaalay geed yahee aa qaabkeeda u qabtid flib phone maa raali naga noqotid oo meesheena isha ka daasid..xaasidun waxasad yahee..aloo kor u booda korkaaga jimneestiko ka kaca..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa tuujiye sxb maxa sheegoosaane, shiix maxaa waaye, ani wax xun ma dhihin nooh, waraa adi soo qaxweyso nooh, indhaha soo gala fur yaaqee, wax kale aad aqrinoosaa nooh, waraa qaxwada too oo ladhahaayo "Eye Oppener" aa jirta nooh, soo cab indhahaa kale fureesaa nooh,,,,,

 

 

sAlaAma kA dhEh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

shuba haddaa, jalamad dhoore, waraa tuujiska abbaa indhoole aa noqoti haye, xamaa geeshoosaana, liiwo xawaas am ro'an ee xawaa nuush iyo xawaas geeshay aaw raula :eek:

 

 

xiisha rawaa, xiisha hoon, ees macal di'inka, baawa gi'a xiishsiiseenba smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa nuune sii u joogti aan af lakaseenin la soo bardi miyaa adi, kan intee looga hadlaane ani waaba yaabiyee? iga jilcibo abaa..

 

 

sAlaAmA kA dhEh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, abbaay, af-jini lee waaye, wax kale ma ahan, maxaa af-jinni waa kasee adi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Acuucu Billaahi Minasheydhaani Rajiim, aray xay tahay Jinniga aad sheegeysid, allow jinni hanagu ridin, aryaa xaytahay hankaan jiniga sheeganaayo, war aniga jinni ma'aqaan ee i reydgooy...

 

 

sAlaAmA kA dhEh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraada naga daaya afjinniga nooh, ani camel aa isaga jira dadka nooh, oon kaseynin af jinniga, come threadka dhan aa iga saareysiin aniga nooh, please naga qaleeya nooh...

 

 

sAlaAma kA dhEh:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

posted by MMA

 

Da'iga xawaa keesho rabaleey yaawe dahaaba xiisheydis, toobada aad rawaa.

rawaa, ees macal, baawa oos laxuuxanee yahe, naiga foq saktaa sakaayo ni'aa ha'ay kheeskh micaamad neew baqo oo xiishaayo, kaalin daiga ritfatoore jafiiste dacceestey aa hatay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraada KIR maka seysiin, naga daaya nooh, :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: :mad:

 

 

Go Figure:.. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this