Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

nuune   

ILMAADEERAYAALOW MAXAAD MAR HORE II GARAACI WAYDEEN

LooL@jaceylbaro, wallee ninkaas waxa la tusey ayaa wax fowqal caqli ahaa malaha,

 

 

Wiilo, mahadsanid walaalo for the waanada iyo adviceka, Inshaa Allaahu dhawaan beerta waan galeenaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

JB whatZ up, Guur maxaa ka fiican bal noo sheeg sxb. Aniga wacdi igamahan ee dhabtu ayaa ah sidaas, guurku waa wanaagsayahay waydii MMA.....

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOOOOOOOOL@da picture ,,,, Nice one huh ?

 

Thanks wiilo for the wanaag faridda ,,,,,, Dadow waad maqlaysaa ,,,

 

Raula: hee inaabti maxaa dhacay ? ,,, Adiga ii waran ,,, maxaad sheegtay ? ,, sow lama fiicna ,, ? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

yaa waaye sawirka mandhay icon_razz.gif labo duq oo mesha isku marqaansan baan uu jeedaaye redface.gif ....iyaah mise waa indhaheyga icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula sawirka waa laba qofood aa taqaanno nooh, waa raula iyo future qaasbaankeeda.. :D C, haddii aad duqowdo raula adiga iyo odaygaaga sidan ayaa u ekaanaysaan :D nasiib ayaa leedihiin unlike me, adiga markii aad duqoobo baakoor ayaan ku tuksanayaa nooh.. :D

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^mandhay xagee C igu celinee ani waxaanba maraaya F. Hedhe waan kunaxayaaye..intaad uu ekaan lahed sidii adoo qabuuraha BOLIVIA icon_razz.gif lagaaso dhex bixiye(markaad duqowdoo)waxaan ku dhihi lahaa hadaba GINICOLOGIA :D intaad uu tagtid waxaad dhahdaa CHEMO-THERAPY :D hakuu bilaaban anaa kaa naxaayaye qeyr badaneey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^Ajaajah, qoftaan Sweet than your Shaax miyaa, war adi waa nawareerisay yaaqee, magac lee badaloosaa nooh, yaha, maxaa jiraa, baryahaaneeto malagu maqlin, maxaa ma aroostay? Haddii aroostay ku soo dhawow arooska, iyo wixiis wato, haddii aroosinnah insha allaahu markii aroostid aan is wareysaneehaa.

 

 

raula sxbtay thanks nooh, shaaxaan isla cabeenee waa ii gooysay nooh, waa kuugu leeyahay ogow, waa ogtahay sii shaax u jeclahay, kabahay waa ka jeclahay, :confused: sugba barafkaanee kabahey inii jeclaado waayee. Hayehee balan noo sameehee ani shaah aan u kuluhee :D waa ku ducaystaa inii shaax la'aan dhicin yaaqee.

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiilo mandhay ma CHEMO-therapy baad gashe bilooyinkan :D:D:D:D:D Wiilo that joke of Chemo-therapy was deadly..caadi ma aheen noh.

 

Wiilo waxaan uu qabaa inaad is-UPGRADE gareeyneysid ;) for the summerka miyaa...mandhay waad kibirtee maad ii sheegtid sir taada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula sxb tani CHEMO-therapy waa dhaaftay waa in magacyo kale loo raadiyo waaye. sheekada adduunka aan kuu haayaa nooh, aan is aragno maandhey soon.

 

 

nabad iyo caano:.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this