Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

nuune   

Raula, ayaantaan waa lagu raadihaayey intee ka baxdey yarta,mise wanagundha bindhani yata winfaka atakafija na hiyo aa ku jirtey

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Acuudkow, Mandhow maxaad aqrineysa icon_razz.gif Laakin waan kuu xiise saxiibow...sawaxiliga icon_razz.gif waxaay dhahaan, "Nyaani haoni mkundule" :D adiiga laftigaa intaad noo goyse baad ani farta igu soo fiiqe miyaa :D

 

Tuujiye, caano garoor waxiid...marax fowqal cajuus..waan kuu xise noh....waad ogtahay aniga iyo adi waxaa kala saxiixane contract aah "is arag"(infinite ah) icon_razz.gif marka ani meel uma socdee adi lee yaana lagu weynin buufiskaa tahayba cune smile.gif

 

JB and others waan mashquule ma'ahane...maya honeymoon iyo xaraaradaas icon_razz.gif wey ii dambeysa nooh.

 

Ma'salaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiilo saxiibey..labada dhoocil..tan hindida iska dhigeyso(namaste kuu heyso) icon_razz.gif kenyati beey uu egtahee..talow saxiibta aad ii sheegi jirte miya (her name was NYAMBURA) :D:D mise CHEPCHIRCHIR miya ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula asbaxiina..kaalay saa u socotay maa hada caana garoor iigu yeertay..aloore caanaha garoorka Ugalida ee ku macan yihiin ma ahoo..kuukaydaa tahay maxaan dhahaa...lol..

 

Yarta in aan afka Jug isku siino waaye oo ilkaha iyo bushimaha iska garaacno..

 

Wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ Your back. Nice to see you alive and kicking. Congrats again sister.

*sorry my people I know this isnt my corner but seeing willos name, forced me to sneek in*

 

*Leaves in peace* Nabadaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waad salaamantihiin marka horre, marka xigana waxaan rabaa in layga dabageeyo dhammaan wixii i dhaafay intii aan maqnaa. Maxaa cusub, yaa guursaday, yaase qabanqaabo ku jira hadda? Bal soo daaya warka, ayeeyo is back.

 

 

Nabad iyo Caano:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome horta ,,,,,

 

cid adiga kaa dambaysay oo GUUR soo qaaday ilaa hadda ma jirto ,,,,,,, :D:D ,,,,

 

adigaan sugaynay warka aad ka keento ,,,, i'm sure dad badan inay ama ka xanaaqi doonaan ama TODAY guursan doonaan ,,, hehe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

dadka xanaaqayo adaa kamid ah yaah..lol..

 

Waraa guur is oldschool.....bax Wiilo weydii..lol..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Runtii "Guur" wax ka fiican ma jiraan (that is if u have someone that u love and they love u back) balse aniga waxaan u xanaaqsanahay dadkii familada lahaa ee aan noo sheegin fiicnaanta guurka. Aniga hadda waxaan idin leeyahay dhammaan dadkiina aad famil laheyn ku soo biira. It's wonderful life to be in walaahi. Ka baxa single life-ka.

 

 

Go figure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Wiilka, err Wiilo, haye soo noqosho wacan. Mac macaankii ( :D ) makuu dhamaaday? Todobaadkii ma laga soo neefsaday?

 

It's wonderful life to be in walaahi. Ka baxa single life-ka.

Laakiin manoo sheegi kartaa guurnimo maxee 'wonderful life' ku tahay, ka ahayn "mac macaanka" aan soo sheegay, waana mid saas u loogu bogi doonin, oo xiisihiisaba waa maalmo. Haduu guur balaayadaas 'wonderful life' ahaan lahaa, singal maadar iyo heblaayo/hebel ayaa la furay ma maqli lahayn.

 

Heestaan Hobollada Sheego soo saartay ma maqashay, oo inta ee heesta bilaaban laba Caasho aa sheekeysanaayo, hadalkaan aa dhexmaray:

 

Muxubo: Haye, Maano.

 

Maano: Haa, Muxubo.

 

Muxubo: War aan ku siiyo.

 

Maano: Maxaa heysaana?

 

Muxubo: Macalinka maanta maradiis banaanka u dhigay, moosna waa ku taraaraxay maka heshay maahinoo?

 

Maano: Macbuudkoo!!

 

Muxubo: Walaahiiii!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Wiilo:

Runtii "Guur" wax ka fiican ma jiraan (that is if u have someone that u love and they love u back) balse aniga waxaan u xanaaqsanahay dadkii familada lahaa ee aan noo sheegin fiicnaanta guurka. Aniga hadda waxaan idin leeyahay dhammaan dadkiina aad famil laheyn ku soo biira. It's wonderful life to be in walaahi. Ka baxa single life-ka.

 

 

Go figure.

Haye Wiilo ,, Wacdi baad bilowday sow maaha :D:D

 

Nin baa loogu taag waayay inuu guursado ,, ka dib bay ilmaadeeradiis inta ay isugu tegeen ul la dhaceen oo inta ay si fiican u garaaceen u guuriyeen ,,,,, Hal todobaad markuu ka maqnaa buu maalintii dambe isag oo oohin ka qubanayso u yimid ,,,, markay waydiiyeen maxaa dhacay wuxuu ku yiri:

 

ILMAADEERAYAALOW MAXAAD MAR HORE II GARAACI WAYDEEN :D:D:D ,,,,

 

Wiilo ,, sidaas miyaa hadda xaaladdu ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this