Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

^^^raula iga jilci maxaad ka hadloosaane waraa ani ma ihi watu yaa kenya ok warka waa la ii kale saaraa yaaqee..

 

 

Salaama Ka Dheh:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

wale 3 Q nuune aad sheegtey haduu kuujiro caadi ma'ahan-qatar buu kuu suganyahay icon_razz.gif lakiin sideey Wiilo sheegte waa inuu kudadaalo. Hadii kale bari idaad icon_razz.gif intuu shiisho saa sidii fuud inuu kataqaluso hal bakeeri :D misana kala jabiyo DAKAL ;) to symbolize the 'breaking' of qooq(another Raula's theory-the breaking of calabash-Calabash which is a significant symbol of somali traditions) :D

 

ar maanta theories badanaa-it is due to the weather ;)

 

Wiilo mandhay waxaa ku iri-shaaha badaan aa Maneno kaa keenayo(spring baa lagu jiraa madhey-atleast ka dhiigo ICE TEA smile.gif ) . Also, I meant as in maxaa aroos badaan(which I know its not your nature to go to weddings-just a jk) ka tuuntey-badaar badaan aad ka cuuntey-KAPISH!

 

Brilliant ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

sxbay sidii aad u socotay aa bilowday sidii Tuujiye inaad u hadasho warkaaga ani ma fahmi karo lately waxaan u maleynaa in adi shaaxa wax kuu dhimay sxbtay sida aad sheegooso waa spring marka iska kala daa dee.......

 

Aroos aa raula waad ogtahay in aan isku fiicneyn kaa

 

 

Salaama Ka Dheh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Yarta! aniga sidee u hadlaa?..ma si aadan fahmin baan u hadlaa mise waxaad iga dhiganeysaa sarbeeb oo magac bad igu yeereysaa?...

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looool@ugaas malaaq, sweetie shiiq maskiin u jilci hee ayaantaan wardi uu ku maqnaa,

 

 

maskiin sxb see camal, dalaq leeyaa

 

 

Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa nuune maxaa sxb magac badalashadaan yaaqee taas waxaan ku ogeyn Sweeter ur tea leeye, waraa ani nuune lee kuugu wacaa nooh...

 

 

Salaama Ka Dheh:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo,loool, dear waxaad iigu yeertaba qabiltu weeye smile.gif

 

 

Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune dear I'm diggin the Xildhibaan thing but not maskax dhuuqe wallaahi. nuune is excellenta name...

 

 

Salaama Ka Dheh:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Qac Qac aa soo harey, asna hal "Qa" hadduu helo dhiinjaroos uu taaganyahay laba awwal uu heestay

lol that was funny..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Iridaan qataarad weyn aaba lagu taagay. Qam! Bakhaar miyaa fiya eejito ku yaalo. Xaa jirina meeqo maalmood aa hoodi hoodi ku jiraa, hadana kub kub ku wadaa.

 

Waraada intee koolba aariyo igu soo boodin iga fura ganjeelka, faarabuuto iskilkilyooni maxaa idin dhahaa, yaa sab idinka soo dooran jiray awalba. Bariiskiina baasirac iyo santa luujiya meel u gaarin, qaleelka eh. (War santa luujiya baasto lee ma ahaynoo? Yac, aniga lee is kashifay lol.) Anigoo canbuulo galeey cariishkeey ku garsada aa ii rooneed.

 

Iswiitar dan shaah, walaashiis hadii aniga malaaq ahay ee adiga maxaa noqonee? Sinyorita?

 

Nuune, duqa waxaa ku weydiin lahaa heestoo miraheeda hadaa xasuusatid, oo asalkeeda qaaday Sulfa (?):

 

Jaceyl faan faan ma galoow, jaceyl...badaan doon baa mareysoo, badaan...

 

Hadaa taqaanid ii soo dhameystir, widaaygiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^lol@santaluujito. Aniga markan Foorjo arkay waxa u maleeyay foorjadii caadiga ahayd oo kale eg; Mr.X gaalki uu u shaqayn jiray markuu ku xanaagay, oo ku yiri Fooridi Ganjeelo (al macnaa Albaabka iiga bax) buu inuu fooriyo (whistle) gareeyo bilaabay. Foorjooyinkaas baa u maleeyay inay meesha ka socdaan, laakinse arimo culus baa meeshaan ka socdo ;)

 

Maskin Macruf, heestii Zulfa waa tan:

 

Faan faan ma gallo oo

Jacaly faan faan ma gallo oo

Faan faan ma gallo oo,

Anoo fillan buu i fiijay.

Fillan buu i fiijay, anuu faduul iigu yimidoo Faduul iigu yimidoo, wadnuhu dhiigu fatahayaa.

 

repeat

 

Doon baa maraysoo, baddaa doon baa maraysoo, Doon baa maraysoo, majabe jaabay sidaayee.

 

repeat

 

Warankii jacaylkaad walaal wadnahayga taagtoo,

Wadnahayga taagtoo, anigu waano yeeli mahayee.

Waano yeeli mahayee, walaal waxa layga wacayaa, Waxa layga wacayaa, xagay Warisi ku nooshay.

 

repeat

 

Doon baa maraysoo, baddaa doon baa maraysoo, doon baa maraysoo, majabe jaabay sidaayee.

 

 

You'r Welcome :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Abooto dhacnay iisha ilbuunee!!!!

Bishaaro wa ku tuugaa heesta aa darbada ka bidisay meesha ka tirtir..Ayuuuuuuuuuuto!! aa ka keentay heesta...

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bishaaro, foorjooyinka "foorida ganjeelo" oo la kor dhabay, oo hadana la hoos dhabay waaye kumaan. hadii la qaaday ama la jiidey isku indho lee u socdaan nooh. :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this