Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

kaalaya foorjo waa la iloobay miyaa, mise foorjada aa laga dhuumanooyaa, waraada is keena nooh hadii aad wax isku heysaan???

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo adiga maskiin aa noqotay see camal yaaqee... Awal waa ku foor jeyn jiray nooh.. hada in aan ku foor jeeyo aan iska rabay laakiin maskiin nimadaada waxa aa qorqortid maryahaan markaan aqriyo ani dhan fajaq fajaq aa noqdaa nooh.. marka Ga' aan kaa sii sanaa..Wiiladii jaayga ila darbeen jirtay eey aa cunay I guess

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

So you are telling inaan noqday masaakiin huh..

Dhagayso sxb waxba ha iigu mar marsiyoon masaakiin aa noqotay haddii aad wax isku heyso, i guess i'm challenging you,, it is on sxb oday yahow garka dheer leh sidii chanese jah wareersan :D

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar lee daya geedaan "tuyuub" make up loo marshe aad u qabtid!!!

 

yarta ga' iga siiso nooh waa kaa shiixaaye ;)

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

tuyuub make up loo marshay kulahaa that is soo funy walaahi. Sxb ok, ga'iga siiso haddii ay joogto okey waaye marka go'aan iska siisanaynaa...

 

Tuyuuh huh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula waa u jeedaa aan umalaynayaa sxbkaa tuujiye waxay ka joogtaa inuu yiraahdo ga'iga siiso waa cabsooday biiq aa noqdi.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Tuujiye dadka aa waabsane Geed yoho timahissa aad umaleesid baalmakuti roob kuda'ay

 

wajiga maka taqaana habar turkano tubaco gishaneeso

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^I certainly don't remember what i was on then, perhaps an alter-ego that i have since lost/misplaced. Ar ya arke!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

aweey sxb-tey Wiilo..mise shekaada ma (as MMA says FOOLBLUUG) may isku bedeshee :D waayo waayo walaahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this