Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

raula   

Haye-maxaa la sheege. Macsaro iyo majiijin lee mesha kafahme ba noh. Weli sheekada ma saas baa mise baal kale baa lagu jira.

 

Wiilo-Nuune macsarada isagaa is mariya, laakin ani waxaan qaabilsanahay-ABU FAAS iyo kalashaandheynta kale wakase ma'ahano ;):D Ya cizak!

 

QacX2 adi volunteer hadaad ahaaneynin-far fiiqfiiqa carabta lagu garaan jire, mandhow naga daa :D

 

I just feellike doing gabay KIDOGO now: ok here we go:

 

Faraanti aan firiiyaa le

Far yareey maa gashaa

mise faduumo aan kufeera

firiqdii baa iga dhamaate

saan uu Foorinaaye

war muu isoo firiiyo

fanta cuudka, fajistaaha

falaar cashaaq baan kutalaale

inaan "FIRFICOONI" aan

islaa fiirino ;)

 

balaayo kula fiqaanate

waaba mid isla feera waaweyn

fantadii sii fuud uu cabaye

faruuhihi sidii Tsunami uu faafeen

Iga daa folxumaadisa

fiirsasho uuma qalmaane

faduul nimadeeyda

baa "farxaan" iga dhigte.

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula kaalay saa u socotay maa maamnta farshaxan bilowday in aa qortid?............aragaane...jiljileeec aan kaa arkaa walashee..sujuuga qoorta kugu dhagay yaa waye?

 

kasha iyo laabtaan ka karayee!

Makaseen Jaceel Kuleel kiisee!

Kadisoo igu soo galayee!!!

Kadisoo iigu soo galayee!!

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula macaanto waxaan maqli jiray qofkii jimco waalanaayo khamiis uu xer xertaa...sidii u socotay aad keentay sidaan miyaa walaashiis.....

 

Bari baa nin jeclaaday gabar markaasuu yiri sidatan:

 

Adna ha igu dheereen

adna ha igu dheereen

dhibaatada i heysoo

ii soo dhaweeyoo aan

dhammeyno xaajada........

 

 

Salaama Ka Dheh:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula dear waxaan u maleynayaa in Geedka quraca hoostiisa aadku xijaabatay warkaadaba waa la waayay, dee halagu arko...

 

 

Salaama Ka Dheh:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Mandhay aan war kuu sheego-hadee so kii aad ogeeyd (dee waa kii aad garan jirte ;) ) mandhay soo ima wareerinin. Na hedhe anoo awal ahaa qabar maafish iyo waayel yaa hada walwaal kale igu soo kordhiye. Ala ana iska ba'ay. wuxuu yiri, islaan yahay, summer baa soo socde-ana waa "qaraabo salaan" adiiye-xagee kuugu dambeyn adi? saa waxaan ku iri-qaraabo salaan iyo qowl xuun awal baad doonaan jirte -bal orodo iga taag, wariiri kuu qaniinye :D

 

hadee maxaa kuu sameeya-niin weyn oo kusoo firinaaya miyaad kontorooli karta mandhey-ii sheeg hee. hadee waa axaad sidaa kuu fiirinaaya :rolleyes:

 

Hedhe-ESL galaasaaskii baa ii dhamaanayane-waan ka qalanjabinaaya mar dhow icon_razz.gif hadee barad tumow baa idin sugaaya ee saas ogoy mandhey(waa wiilo iyo gabdhaha dhaan) :D

 

Ma'salaama wa ino mar kale mandhay. bal aan shaheyno weekeendiga

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Heedhe raulaay waanu shaaxeyneynaaye adigu yaan lagu waayn. Aniguna waad ogtahay heedhe labo koob oo shaax ah markaan cabo baa maskaxdu i juustoowdaa bal aan isku gurno warka.....

 

 

Salaama Ka Dheh:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

wa finjicitul cadiim, waa babatul raqiil, wa bajaqatul maafiish!!!

 

Wiilo iyo Raula walaahi labadiina caadi ma tihiin!!..looooooool..Raula waa iga qoslisiisay walaahi..sheeko shaax iyo qorfo lagala daalay ayaa nugu afuuftay..lol...maraxaas indhaha waa weyn aad u qabtid in ugali uu ku margaday maa dhahdid bax hilib xalaalka aa ka shaqeysid ku laabo..looooool..wareer badanaa...

 

Waraa anigaba mushkilo yar oo caato ah aa i heysato. Waxaa isku arkay baryahaan caajis caajis iyo daal daal...waxaa ladhay waxaas waxaa lagu yaqanaa cudurkaan la dhaho "cudur dooobka" shaqfir minalaahi...waxaan bilaabay in aan majabaxsigii iyo hoolihiis farsamo jir dhiska ahaa soo cesho...ragii odayaasha ahaana waan ka haray oo waxaan hada la socdaa qofna ileen waxaan ahay nin arin heysatee..yaa..waa inoo markale bal...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiska, mar horaan kuu sheegey duqa, doobnimada dhibkeedee leedahay ee kakac meesha wax ka wallici

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^ sawaxiliga waxeey dahaan-"NYANI HAONI MKUNDULE" :D adaaba soo taagane-maxuu asaaga ka wallacinaa :D kombuutar miyaa bisinka mise jawaan miya-ee laiskaga guraayo icon_razz.gif waraa adi (nuune) booska uu banee noh-eh maad maqlin miyaa "sharing is caring" ;) lol.

 

Baaba tuujiska-horey baan maqle inn daadka qooqa hayaa waxaa looga jabiin jire QANDHICIIL CUNOOW -waad ogtahay qandhicil baan uu maleyna. the concept is that these "frustrated" people will be disgusted enuf (to eat lice eggs) that it will erase their "qooq" -more like scare/confrotational tactic that is used for psyche patients who have animal phobia.

 

Ala maxaan concept bilaash uu beenguure-istaaqfurulah-but I have to give credit I can formulate "hypothetical interventions" for alleviating QOOQ-hehehehehehehe.

 

Tuujiska dhibaatada kuuhaysata keligaa ma'ahane ee waa "SEASONAL". My prognosis is that it will continue with the warm weather. Markaa waxaa kuugu taxaluujin lahaa inaad hada " BAADIGOOB " biloowdiid ;) mise walee adoo BELBELAAYA baad miid uun iskaga dhici doonta - and that can be devastating(its also known as DESPERATION)

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ raula loooool theorigaaga aboout qooqa aad buu xiiso u leeyahay, qindhicil cunoow aa ka dhacdey lool, waana mid u baahan falanqeyn wixii hadda ka danbeeya theorigaaga about qindhicilkoo dhariga la saaro, waala qaadaa dhigi doonaa la kala shaandheyn doonaa qooqan baas asbaabihiisa iyo waxyaalaha uu ku imaado iyo daawadiisaba inkastood adigu wadasheegtey, maxey takhasus ku tahay :D

 

ninkaan baaba tuujiska ah saddexaa iskugu darsantey: Qooq,Qabiid iyo Qaaxuubnimo, saddex Q qof ay ku habsteyna hadal haka sugin in gargaar degdeg ah mooyee, mid un inuu lugta soo jiido lee waaye xal kale malahan, Qac Qac aa soo harey, asna hal "Qa" hadduu helo dhiinjaroos uu taaganyahay laba awwal uu heestay smile.gif

 

aniga dhaxanta hog dhurwaa aan ka galaa marka qooq imaba saameenaayo ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ajaaja sheeko aan caadi aheyn baaba meesha igu dhaaftay, ruala saakay waxaan cabay 4 koob oo shaax ah sxbtay, marka waxaan ku maleynayaa inaan markii aan is aragno aan cabbo 8 koob of tea.

 

Tuujiye sxb maxaa jiraa doobnimadii maa keentay dhib, waraa anaa kuu aqaan nooh waxaad sameysaa soon Isniinta iyo khamiista then you will be fine. Haddii kale uu budgetkaaga ok yahayna iska Guurso sxb, and make sure you invite me to the wedding.

 

 

Salaama Ka Dheh:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^ala maxaa meel badaar laga baafinaaya aad ka dhex bood boode mandhay icon_razz.gif maneno badnaa :D Wiilo cut back on TAZO CHAI mandheey waxaan maqle inuu uu ficneyn "mindhiciirda iyo minka" :Dicon_razz.gif

 

Nuune-let me get a smoked salmon sandwich and analyze your response.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this