Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Tuujiye...see kaa noqotay, hada leebo la gaaray hotelka ciyowbo aboowe waan kaa helay, abaayo waan kaa helay maa laga bilaawaa sheekada? Inkastoo la is xiiseenaayo :D ....qufna meesha ma is qarxinaayo....Tuujiye hadaad CK u kulshahay quftaas waa laguu soo helaa...marka waa adi iyo ragnimadaada.

 

Jb aad wuxuu uugu kulul yahay Wiilo...Ilaaheey walaalkeen ha u fududeeyo amuurahiisa, QQ naagaha diyaarada aa? lool waxaan ma anaa fiirsan karo....gabar oo wadaad eh aan is naqaanaa, marka iida aan hori usoo wadaa.

 

kaalaya, Checkmate maxaa loo casumi waayay? mase isaga baro family waa laga kansalay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Checkmate mar hore aa la shiilay. Biseel waaye maraxa.

 

Adiga magacyadaan dheer iska soo dhig nooh..CK ii soo celi barxada is keen...Ani run aan sheegaa sidee tahayna waan isku dhiibaa, laakin dad meeshaan oo shiix shiixoow cidlada ku qatinaayo aan la yaabanahay...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^I can believe last three/four days waxaan kor fadhiyay computer mana aan arag waxa iga dambeeyay Cajaa'ib sheeqow...Styt iyo Tuujiye war aadba ii heysaan maad ii sheegtaan. So hadda waxaa ii kulul J'baro ok....

 

Waraada isxaan ii sameeya ee sheekada sii wada ok, xagay mareysay maba xusuusteen...

 

Tuujiye'na waxa uu u kulul yahay Sxbtayda Qaaliga ah Jilaato Cambo ama Styt or Simply the Best (Aniga waanba ku wareeree magac yadeeda faraha badan :D;) ) marka waxaan filaa dhammaanteen waan is fahannay.....waa inaan soo booqannaa...www.Qarxis.com

 

Please sii wada sheekada ani taas aa igu socoto nooh............

 

P.S. waraada ayaa arkay J'baro aad igu tilmaameyseeyn, J'baro sxb ma nooshahay ma rabo inaan welwelee,,,yeah i know waxay rabaa ha iska sheegeeyn kuwaan...yeah Wiilo cares about J'baro/ everyone so what!? :D;)smile.gif

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Iyaah wiilo wee is dhiibtay hayye.. waraa intaa aan maqnaa wax badan aa iga danbeeyay hayye.. wallaahi waala is celin waayay haye qof walba dhibaatadiisa uu banaanka soo dhigtay. simply the best iyo tuujiye abooto, laba kala daran, ar yaa saacaadaan tuujis kali kara..

 

styt or jc, or simply ... maxaa tiri ciida aa ii keene mid miyaa loool.. waraa kuwa diyaaradaha aan jeclahay yaa ku dhahay waraa, xaasid cunugayga diyaarad il lagu dhalo uu rabaa ka waraan..

 

p.s. wiilo sida sharafta badan aad u sheegatay j, baro aan ka helay.. ee xalwada soo dhaweeya nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac Qaac sxb waa is naqaan Somali haddii aan nahay wixii aad diido aa waligaa laguugu dhibaa marka haddii sxbday jecleysteen in ay aniga iyo j'baro isku keeyn tilmaamaan dee let them have it, u know. Laakiin ani waaba leyga helay karti aan ku qaateen sxbtay Styt iyo Tuujiye waxay ooga war wareeygsanaayaan runta, raula iyo nuune labadaas ani aaba faataxa mar hore u maray oo waan isku ogahay, nuune'na waan la socdaa xaalkiisa oo wuxuu ka helaa gabdhaha ku hadla Sawahiliga..Lol..

 

Qac Qaac sxb adi Styt aa balan qaaday inay ku habeyso, marka adi xaalkaaga waa sidaa...

 

Waraada sheekada sii wada nooh, runti ani taas ay iiga dhagan tahay nooh....

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

akhyaarta guuriga waan idiin salaame, salaan muslmiinta dhaan kadhexeysa-Asalamu Caleykum Waraxmatulahi wabarakaatu:-

 

Marka hore waxaan uu qabaa in lawada cafimaad sanyahay, barwaaqo iyo bash bash.

 

Haye xagee xaaladu mareysaa. Meshaan waxaan ooga jeeda daad laisku wada :D JIIMEYNAAYO. ma saas baa mise waan qaldamay. Kooleytaba ani qofka lai'skeygu KARBAASHE waan kuu faraxsanahay :D afsawaxiligaana wuu idiin wada fuuranyahay-laakin qaas ahaan CASHARKA HABEEYNKA-Nuune lee booskaas iska leh. aw Tuujiye adoo DHUTINAAYA yaan agaagaarkaas kugu arkin. Ms. Sweeter than my earl Grey will be happy to assist I suppose.

 

Wiilo iyo J'baro-heheheehehehehehehehehehe -waa hadii wala weyn laisla gaarin icon_razz.gif

 

Sweeter than my earl grey iyo TUUJIYE- wow! NO COMMENT

 

Qac-keligiisbaa? ma socoon karto. waraa qac qac, saxiibtey oo kenyati ma doone?

 

Here is an interlude for my lad-NUUNE:

 

shan hadii laisku soo shamuumiyo

sharqanteedaba walee iney saan gaareyniin

shillin baa dhuuse, goofana sheege icon_razz.gif

sidii shaabad hadeysan kuugu deegin

shekeededa macaan iyo sawaxiliga ey showrineyso

hasheegin wale, naag sharaf badaan

wala sharfaaye, waa shariifadii RAULA

shiliin baa dhuuse, goofana sheege icon_razz.gif

 

 

hehehehe that piece dont make sense but it cracked me up reminding me of "shilin baa dhuuste, goofana sheege" children plays.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Raula sxb waa lagaa qaaday slaanta Islaamka ah ee aad nagu salaantay dear...

 

Waa Wiilo oo sii wada sheekadii aheyd Imaginationka oo ay bilowday sxbtay Styt... la soco sheekada.............

 

 

In mudo ah markii aan ku nasannay Hotelka, ayaan waxaan ku dhaqaaqnay la bisasho aan caadi aheyn. Raula ayaa telefoonka kula hadashay nuune asiga oo u sheegayay in asaga iyo Styt inoo imaanayaan annaguna ay tahay inaan diyaar garowno. Wiilo ayaa ayana waxay la hadashay QQ, Tuujiye, iyo J’baro ayada oo u sheegtay inay kula kulmaan laabiga Hotelka.

 

Markii aan sidaa oga soo dagnay Hotel-room keenna oo aan hoos imaanay ayaan waxaan la kulannay QQ, J’baro iyo G-Tuujiye oo aad ka yaabayso sida ay u labisan yihiin. Raula ayaa tiri wallee wiilasheennu way qurux badan yihiin haddii loo la biso, yaa waa isku dhacaayaan, sidoo kale waxaa hadalkii raula akiday ama ku raacday wiilo, tirina raulaay waa runtaa wiilasheennu way kala xiran yihiin,,,,waaw…..

 

 

Qac Qaac ayaa yiri haye gabdhaheenna waxaan filaa inaad diyaar u tihiin London caawa…raula ayaa u jawaabtay oo tiri aniga iska daaye inaan diyaar u ahay London waxaan ka baqayaa in layga soo saari waayo magaalada. Wiilo ayaa si kaftan ah u tiri hadaas yaanan magaalada u diyaar ahayn, waxaanba yidaar u ahay inaan qeybiyo telefanno fake ah,,,,waa iga kafatan taa ayay hadalkeedii raacsiisay wiilo.

 

Intaa markii ay sheeko iyo kaftan mareyso ayaa waxaa ilinka ama albaabka ka soo galay nuune iyo Styt oo isla socda, kana ay muuqadto farxad aan caadi aheyn wajiyadooda. Styt ayaa tiri haye iska warama aqayaarta, waxaan fileynaa inaad diyaar u tihiin magaalada.

 

G-Tuujiye ayaa durbaba u jawaabay oo yiri dadkaan maantoo idil ani aan celcelinaayay, si weynoo wacan ayay diyaar ugu yihiin London ee ina keena.

 

 

Intaa oo hadal ah inta leys dhaafsanayay j’baro ma uusan hadlin oo wuxuu ahaa dhageyste, waxaa gartay QQ oo ku yiri sxb maxaa ku helay oo aadan maantoo dhan hadal u dhihi weyday. J’baro ayaa intuu Qoslay yiri, sxb sidaa maahan, waxaan ku farax sanahay inaan is aragno isla markaana aan isu muujinno walaaltinimadeenna, si aan caadi aheynna isu dhaafsanno kaftan ay ku jirto walaaltinimo, iyo xushmad....

 

 

Waxaan ka tagnay Hotelkii waxaana aadnay magaalada, anagoo waliba ka bilaabnay casho. Waxaan tagnay a coffee shop (The top one in London of course).

 

Markii aan in muddo ah fadhinay ayaa waxaa inoo yimid gabdho iyo wiilal isla socda, annaga (G Tuujiye, J'baro, raula, Wiilo) ma aanan garaneyn dabcan balse gabar ka mid ah gabdhihii inoo yimid ayay is garteen QQ.

 

In fact waxay aheyd gabar uu QQ bari shukaansaday. QQ baa gabadhii u salaamay si xiiso iyo hilow ku dheehan, una sheegay in uu ku faraxsanyahay lakulanka uu la kulmay.

 

Halkaan ka sii wad nuune ama Styt………………..

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Wiilo ani sheekadaan hotelka iguma socoto.. maxaa yeelay.. adiga (wiilo) iy jbaro, dhac dhac ee idiin tahay nooh, g tuujiye iyo styt dhab dhab ee u tahay nooh, raula iyo nuune jam jam ee u tahay. marka ani ilfuur maan ka ahay meesha.. taas ma soconeeso yaakhay.. sheekaadaada viito aan ka bixiyay ani..

 

Raula kenyaatigeeda in aan iska eegaaba i heesa.. Raula your friend i hope in ay tahay gabar diyaaradaha ka shaqeesa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

QQ sxb marka aan aqriyay qoraalkaaga wallaahi waan Qoslay, balse runtii waan gartay meesha aad ka imaanayso. Ok i agree with u in sheekada Viito la saaro or in laguu helaa gabar si deg deg ah..

Styt macaanto iga habee QQ haddii kale sheedama lama wadi karo, waa runtiis,,maxaa asi ilfuur miyaa, waraada Styt iyo nuune ii habeeya wiilka fadlan......

 

 

QQ sxb waa lagu habeenaa nooh, marka relax,,,,,or ani aa bilaabaayo sheekada si aadan oga bixin topicka sida uu hadda ku socdo............

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Styt adi sheeko beela ah aa noo bilaabee than waa nooga bexee miyaa?

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo sxb taa sheekada kaagama bixin ee iyada ayaa lala baxay....lol...Ajaaaaaaaaaaaaaja....dafo maa meelaha joogto an waaba fanjacee...

 

Wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, noo wad hee sheekada abbaay, jallaato waxyaaleey kala shabinaaysaayee, mise halkas aa lagu joojinaa sheekada, yaaba is gaarey horta, la isma qarxin, waxyaala badan aa la sugaa iney dhacaan, like is-af-garan-waa, wareer, balaayo, dhib, qaxar, baagamuudo, kadeed etc, sheekada haddey ugu macaantahay mana ahan sheekada in farxad bas ay ku socoto, waa iney wajiya badnaataa,

 

laakin naga daaya yaakhey sheekada kuma socoto laba laba qof ee waa koox, maxaa waye laba-labada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ar huu, xaa la sheegay. Awlaadiin ma ii faaytiinoo. Koow.

 

Ar horta intii aaba war kale galin, hadiyad aan idiin wadaa; Wiilo aan ka bilaabo, ee dhakab iga dheh.

 

18446362_F_tn.jpg

Wiilo, cali falaaxaan isku tijaabi

 

Nuune asagana maadaama uu nuune saqiirkoo yahay, ha iga qabsado kastuumadaan.

 

18446363_F_tn.jpg

Nuune haye, ma kula eg yahay "buumahaan"?

 

Yaa soo haray? Rawla maa soo hartay, waa loo haayaa.

 

16898826_F_tn.jpg

Finaanadaan hadii Rawla loo giliyo, shafkeeda aaba i dili lahaa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this