Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Iyaa aniga wax baaba i dhaafay ok bal inoo wada dee

Nabad & Caano Dhammaanteen:.........

Share this post

Link to post
Share on other sites

CAJAAIB!!!! ilaaho laban qof wax khaayrlah kala see!!

waxay isku noqdeen ba!

XAAWA IYA ADAN!! LOL... WALAAHI!!

iminka xagay iskladhici!!!! qalio badana!!!

:rolleyes: :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

lol! many have tried that but failed! u need a good chilling cd and got there bro so u can chill

homie!

u is like taking the gw way! its a disaster!! u need to do the billy thing! and say, i feel your pain!! lol..! and turn your charms!! thaats the way!!lol..

i am gonna be making the cd bro!! lol.. hey lady lemme tell u why!! i cant live my w/o u.. everthing i see u, i get weak!! i wanna be your man!!.. words could never say what i feel!!

u feel that song!! lol..

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhaha aqayaar baa maqan, Tuujiye, nuune Qac Qaac Jilaato_Cambo (Sxbtay) raula and Checkmate aniga waanba yaabanahaye aqayaartani xagee bay qabteen? I hope inay Caafimaadqabaa dhammaantoon reerkuna caafimaadqabaan, Qayr baan idin rajaynayaa dee haddii uu caafimaadku heer sare yahay bal ina soo booqda anagu laftirkeenu waxaan ka mid nahay Qaraabada :D oo xaq baan idinku leenahay inaad ina soo booqataan :D

Nabad & Caano:............

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^soo dhawaaw

wiilo macaanto waa ikanaa, alxamdulillaah waa laguu faayaa, quf soor iyo caano geel diiday malaha adna waxaan kuu rajeynayaa caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban

Laakiin abaayadiis, aaway wiilkii foorjada badnaay alle-ubaahane? Xaliimooyinka mareekanka oo ka tan badin waaye aan umaleenaa

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wiilo Qaraabada in aan kamid ahay ayaan modijirey laakin waxaad ii cadeesey in aanan ahayn

Orgilaqe dear Raali iyo Nus iga ahow waan kuugu tacadiyay waana is gartay oo waan Qaatay Qaladkaygii ee RAALI iga Ahow Walaalkiis waa mid aan loo noqon doonin. Of course waan ka mid tahay Qaraabada really. XAAL QAADO DEAR .

Laakiin abaayadiis, aaway wiilkii foorjada badnaay alle-ubaahane? Xaliimooyinka mareekanka oo ka tan badin waaye aan umaleenaa

Macaanto Alle-Ubaahne xaalkiisa waa laguu yaqaan waa sida aad sheegtay Xaliimooyinka Maraykanka baa ku tira badtay oo iminka wuu yara mashquulsanyahay, bal waynu arki doonnaa goorta Allaah nabad ku soo celiyo.

Nabad iyo Caano:..............

Share this post

Link to post
Share on other sites

yo by now u gotta have the real name before u knock knock!!

else! u wasting your time! looooooooool!! if aint gotta it! its gonna cost big time!! lololol.

plz call the tusnami relief to get help!!

:D:D