Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

"Kushneeto" waxaa la dhahaa jokoleetada nooc ka mid ah oo aad iyo aad u macaan :D:D:D:D

 

Waraada idinka waan idinka Qayliyay nooh, kushneeto ma kasaysiin miyaa :confused: Cajaa'ib sheeqow, idhaha marka Xamar aan ka imaanay :rolleyes:

 

 

Go figure:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahahahahaha ,,, maxaan ka kasaa aniga wax lee ma waraysto wixii la ii dhiiboba waan cunaa magaciisana maba warsado ,,,, marka aan u baahdo inaan soo gatana farta leen ku fiiqaa ,,,, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

cunid aan idinka soo hartay maad ii sheegtaan :D

 

 

Kushneeto waxaa la dhahaa alwaaxyo iyo sedax lugood oo lagu xidho markaasna dusha ayaa laga fuulaa oo laysku riixaa,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

alla kushneeto ma alaaba'alaabeygi lagu ciyaari jiraa? shuushuumoow inaad sheegi doontit lee u maleenaayay....ar waa kuu kasaa waxa aad ka hadleesit hada, inleen quftii aliftay geedkaas aanba ahay (istaaqfurullaah)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Allifay kulahaa idhaaf waaba kasi waysay wax ladhaho Kushneeto haye hadda mataqaanaa wax ladhaho Aabitay, Garaangar, iyo Baliil :confused: :D

 

 

jEcliyAaaaaaaaaaaaa:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

adi meel aaba iiga dhacee

 

seen u garan waayay aabitay, baliil iyo garaangar? makuu fasiraa

 

aabitey - geeda xiriga ku xiran oo hawada u baahan

 

baliil- kumanaano aan qabay

 

garaangar- dhaxdiisa inaan galno aan buur iska soo tuuri jirnay

 

 

see camalkaa adi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this