Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

J_C Ajaajah qofti lawaayay ahaa bal soo dhawow dhaxda xiro oo soo daa hadalka :D Marka horre waan ku faraxsanahay in Allaah nabad kuugu soo celiyay marka xigana waxaan ka xumahay inaad Aqayaartoo dhan aad ka waydiiso laba qofood kaliya oo annaga inteena kale aad iska keyn ilowdo :rolleyes: Waxaan ku maleynayay inaan aniga ku jiro dadka aad tabidoonto balse waxaan ogaaday inaan ku jirin :mad: Ilaahaa iska joogo, anigaa ilaahay ku haraayo.

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ar xaal qaado macaanto....labada quf kaliix aan taway waa kuwee? alla abaayo maanta Nescafe ma cabin haye....baro family aad aan uugu xiisay soo ma eheen hadalkeyga oo kusii dheer xiisitaanka aan idiin xiisay daraadiis inaan kulligiin shumis idiin soo mariyay hawada.

checkmate 4 long time maan arkin marka waxaan umaleeyay in la buriyay thats why baan u weydiiyay.

 

macaanto iga daadee qishaadka waad ogtahay inaan meesha kuugu jeclahay. see camalkaane. hugs n kisses 4 u shankaroon smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

macaanto iga daadee qishaadka waad ogtahay inaan meesha kuugu jeclahay. see camalkaane. hugs n kisses 4 u shankaroon Macaanto runtii waan ku faxsanahay arintaan amaba jeceylka aad ii hayso anigana sidoo kale Wallaahi heedhe waan ogaa inaad ahayd qof GOB ah runtii waana ku farax sanahay inaan NABBAD ku soo noqotay soo dhawow mar kale....Naftaa kuu xiistoo sharaf iyo wanaag kuu haysee haka maqnaan haddii aad maqnaatana ha dheeraan,,,,,,

 

 

Nabad iyo Caano:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Gacalka insha Allaah we Will meet marka aan imaado London.....iska sii diyaari mac macaan u know sanbuus, bajiye, bataati, icun, shushumoow, & nac nac lubaani, u know alaabta lagu yaqaanay reer magaalka.....oh yeah Qaxwo Qaraar iyo Moos bukooni too :D

 

 

jEcliyaaaaaa:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Originally posted by Wiilo:

....icun, shushumoow, & nac nac lubaani, u know alaabta lagu yaqaanay reer magaalka.....oh yeah Qaxwo Qaraar iyo Moos bukooni too
:D
...

 

Icun :eek: shushumoow :eek: ..do you guyz see where Iam getting at this...reer xamar BEOBLE are very MACMAC kabisa :D bisinka macal cuntaadi waxey uu bixiyeen shushumow..I guess behind the bed-quarters weren't just enuf-they had to "SHOW LOF" in the kitchen too(well I guess its a strong testimony to the proverb: The way to a man's heart is thru' his stomach. U know in physiology they say-endorphines/enkaphins (pleasure hormones icon_razz.gif also act as natural pain killers)are released when a man eats certain foods-I think they might be at work here smile.gif

 

I was just kidding above-I have ate Shushumow but never ICUN-SO WIILO we are going to QURUXLOW this weekend :D

 

NB: maxaa waaye nac nac LUUBAADIN laga sameeynayo-isnt luubaadin used for QAACIS :confused:

 

I have developed a habit of drinking Qaxwo somali every morning now-its much better than the English coffees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^qaxwo somali ma gaareyso Nescafe Original......lagama yaabo taas!

 

wiilo dhareer aa iga keentay, alaabta igu socoto aa adna kugu socoto...girl we are gonna get along just fine, so bring your fine a$$...me really wanna get to know you better

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

WIILO we are going to QURUXLOW this weekend

 

Raula dear adiga lee yaan lagu waayn, oh yeah get some cash for the Icun ;)

 

girl we are gonna get along just fine, so bring your fine a$$...me really wanna get to know you better Of course dear, Im sure we'll get alone and I also wanna get to know u better hun, and oh yeah I'll bring my fine a$$ to london soon insha allaah.....get ready here comes Wiilo with hmmmmm i dont know,,,,,,may be hmmmmmm let me think about it :D:Dsmile.gif;)

 

 

G Tuujiye waa lagaa Qaaday Salaanta,,,,,,

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro soo dhawaw sxb where have u been lately? Reer ma roonoo, islaanta ma roonoo, & caruurta ma roonoo,,,,,,,

 

 

jecliyaa:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo salaantada tacsi camal ee usoo baxee maxaa waaye?..lol..

 

Wiilo Anigaba London aan u socdaa iyo dublin...lol..Nuune aa xagaas igu martiqaaday..wuxuu dhahay waxaan kuu hayaa shan gabdhood oo kil kilo waaweyn..saqajaan majirin asaga waaye waa ogtahay nooh...marka ani marti lee iska dhigaa..Uk markaan aadona CK aa isugeyso ma'ahoo yarta..kor kaaga hadaan ka nuurin marax aan ahay..loooool..joke..

 

waraada waan idiin xiisay..II BAASHALA!!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this