Sign in to follow this  
Maaddeey

Al-shabaab oo beenisay ku lug lahaanshaha falkii maanta

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

^^ Abwaan & Sabriye,

 

Haddaan idin iraahdo Cabdi Qaybdiid baa ka dambeeyey, caddeynta aad heysaan ka badanna keeno, maxaad sameyneysaan?

 

Waxaanse la yaabbanahay, hubsiimada loo baahanyahay markey maamulka Puntland masaakiinta xir-xiraan ee Xabashida ka gadaan iyadoo horay loogu yiqiin een la dhihin: 'shaydaan nin habartii jiida waa yahay, habar shaydaanna wax la jiido waa tahay' een hadda loo baahneyn ee war aan indhuhu qabaneyn inta la akhriyo la isu jiibinayo!

All I can say is Haddii...haddii ma soconeyso...and hypothesis...Haddii aad hayso ciddii waxaan ka dambeysey...including the Cabdi Qaybdiid u mentioned here noo keen...haddii kale walaaloow yaan wakhti la iska lumin...As has been said b4 this happened in Mogadishu, Boosaaso, Hargeysa and many more other places and waa la yaqaan ciddii fulin jirtey...Haddii ay ahaan lahayd miino meesha lagu aasay waan kuu garaabi lahaa oo waxaan dhihi lahaa malaha Itoobiyaan baa aasay laakiin sida la wada xusayo qof baa is qarxiyey, waxaadna ogaataan in dhacdadaani ay ka dhacday goob ay weriyeyaal joogaan oo ay televised ahayd dadka wax noqdayna ay weriyeyaal ku jiraan waxaana dhici karta haddii aysan mar hore dhicin in muuqaalka qofka ka masuulka ah la keeno. Maxay tahay doodda kale ee aad haysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

qiso beri dhacday ayaiy isoo xasuusisay arintani. Waa ayaa waxaa dhacday abaar xun.Abaartii daraadeed yaa reer xoogaa xayn ida ah kala baad baaday abaartii oo waxaiy dageen meel buuralay ah oo ay kaymuhu ku xeeranyihiin. reeka waxaa lasocady lab nin oo inan layaal ah. waxaa markaa dhacady inay labadan nin reerkii u heshiyaan si aiy xoogaaga xayeeska soo hadhay malinba uqashaan. Reerkii ayaiy bilabeen inay tashwiish kufuraan oo aiy yidhahdaan bahal dadqal ah ooh geed ismaris yaa buuraha kujira oo loo baahanyahaiy in xoolaha iyo maatida laga ilaaliyo. Halkii ayuu labadii nin mid yidhi niga iidaaya dinacaa buurtu nagaxigtoo aan waardiyeeye. waxaiy arintii sidaa ahaatoba malinba neef ayaa lawayaa markaa lateboba labadii markiiba inaty boodaan ayaiy kabilabaan sow anagii idiin sheegne maaha meeshan bahal baa kajira waana in lagasifiyaa anagaa buurahan nqaane inoodaaya aanu jinkan la jihaadnee.

waxaa dhacady in aiy reerihii caydhoobi gaadheen labadii ninna midba tuntu xaydh labaratay. usbuuciiba nimanka mid baa baxa oo bahalkaaan soo dilayaa ku muusanaaba. hase ahaatee malinta mid buurta tago neef baa maqan markay, raacdayn noqotana iyagaa is xilqaama oo waxaiy lasoo noqdaan raqdii oo tusaale ah in bahal neefkii cunay iskadaa waxaiy soo dhiciyaane.

 

Maalmahaa malin kamid ah oo neefkii ka dhaqaaqayaiy xoolaha la lategay ayaa raggii kale arintii la ******** oo soo raaceen nimankii mid kamid ah. Meel dhexe markay marayeen ayaa waxaa la arkay saalo idaad iyo ruux raadkii. Judhii ayaa waxaa soo booday ninkii arinta wax ka ogaa oo doodii wuxuu ka bilaabay. War meeshu waa meel kayn ah oo biyo leh buurana ku hareersanyihiin maxaad ka ogtihiin saaladan inay tahay saalo ugaadheed. Raadkanina yahaiy raad jineed. Car bal arintaa wax ka cadeeya intaynu tuhun gelin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

War wax ha la hubsado & iyagii baaba beeniyey

Sxb, warkoodu war kasooqaad malahan. 3 nin oo aay bartilmaamsadeen rabeena inaay dilaan markii aay u dhinteen (dileen) intaas aqoonyahano, ardey, walidiin, culumo, macaliimiin, dadweyne ayeey bilaabeen in aay tooda u yaabaan oo aay dafiraan. Raganimadii aay ku fuliyeen in aay ku adkeystaana fiican waayo warkaas dafiraada ah cid ka dhageysaneysa malahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How many times do i need to REPEAT: 'shabaab & kuwo kaleba ma taageersaniye: 'DHURWAA DHURWAA KA GAR DARAN BAANAN ARKI KARIN'.

 

Good point. Laakiin yaan lagu arkin adigoo mardambe u hiilinaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-shabaab have not claimed credit for this bombing, so I will give them the benefit of the doubt ... I hope that is the truth otherwise this is a grave mistake on their part

Share this post


Link to post
Share on other sites

They not only didn't claim credit for this attack, they clearly denied responsibility and even stated that they are "very sad" about it.

Click here to listen to the official spokesman of Harakat Shabaab Al-Mujahideen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Shaakirullaah, Alshayaadiin became a bit mature and learnt the skills to create confusion amongest Somali civilians. To cut this short, there is no difference between these young medical graduates, Drs, parents, ministries and those traditional leaders, children, Hotel guests, and goverment ministries, who were killed in Beledayne, Hargaisa, and Boosaaso.

 

PS:-

 

Waa wax dhici kara ineey xittaa Xabashidu qorshahan maleegto, oo ay iyaguba Somalida laayaan. Laakiin, Xabashigu qarixii:

 

(1) Baladwayne

(2) Hargaisa

(3) Boosaaso

 

Intaba ma sheegan, oo way diideen. Mida kale, Xabashiga is qarxinayaa waakuma. Sidoo kale, Abdi Qaybdiid iyo saaxiibadiisna is qarxin maayaan. Waayo iyaguna, wadnaha Xabashiga oo kale ayay leeyihiin. In conclusion, sheekadani way iska caddahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

War jinni ninkii keena baxsha Alshabaab cidi is qarxis ugama horeyn. Hadiiba ay qirteen kuwii hore in ay ka dambeeyan kana iyaga ayaa ka dambeeyey..

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think the easiest way to clarify this issue is to compare their reaction from the Baladweyne massacre to this latest tragedy.

 

When Cumar Xaashi AUN was killed along with prominent Nabadoono and Businessmen at a wedding ceremony, AL shabab were quite for a while and only after a few days they spoke and claimed it but note that they had an excuse such as "Itoobian baa joogay oo ku bakhtiyay” despite the reporters from the scene later listed all the names of the dead which proved otherwise.

 

This incident however, the Media was present, the footage was captured the suicide bomber from “ guutada ismiidaaminta istishaadiga ah” as they say lays down on the grown with much of his middle body torn apart.

 

No sane person will accept any excuses this time around which is why they either faced scrutiny of being labelled the real enemy of Somalia and Islam like the Khawaarijs so instead it was understandably easier to distance them self away from killing all those young doctors!

:mad:

 

Maadaay and shakir You to my friends will not go out of business defending these acts of kufr anytime soon!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Just like alshabaab, Maadey lost his marbles since yesterday

 

nimanka ma taageerona waa leeyahay, wax muran iyo muddac meesha la taaganna isagaa la arkaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiin, iskaga har dee ninka, mar haduu ku yiri nimanka ma taageero, intaas waxaa kuugu filan inuu shabaqii caravanka ku soo dhacey, mise shabaqaasi mar horuu xarigaba goostey, bal adba!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Caravan ku waa baramoosay awoowe. It was the Faariq bi wazni faacil, you know :D , that differentiated between xaq wal baadhil. It is what separated alshabaab from the rest of the saxwah al islamiyah; because of it the deviant kill the innocent; eclipsed are the cheap slogans of jihaad and karam and sharaf.

 

Maadeey wax ba'ay weeyye; he wants to speak from both sides of the mouth. In my presence, seldom does one attempt to do such things anoon qonof la dhigin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ :D:D

 

Xiin, yesterday maaheyn markaan isgalnay, ee ninyahow warka ama ka har, ama hadalkayga soo xigo ee waxa aad igu haysato si cilmiyeysan u raddi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this