Sign in to follow this  
Maaddeey

Al-shabaab oo beenisay ku lug lahaanshaha falkii maanta

Recommended Posts

Maadeeyow, muxuu yiri carabkii:

 

Fa in kunta laa taclamu fatilka musiibatun; waa in kunta taclamu fal-musiibatu acthamu

 

Awoowe Beledweyne 63 muslims baa wiil isku qarxiyey si u jannada allaah u galo,Xamarna 20+ baa wiil ku janna tegey, waa say labada wiil ahayde. Farqiga u dhexeeyya waa: midna Cali a-Dhawil baa sheegtay, midna waa ku dhiirran waayey oo waa ka baqay.

 

Adigu tuu sheegtay waa ku raacday, oo siday waagii hadalka u dhigeen baad noogu soo celisay, tan kalena sidoo kale baad yeeshay oo say uga baqeen baad uga baqday. Markaan intaa kuu sheegnay oo dooddaada quusta ah damacnay inaan soo xirnana, FBI baa lay wadaa baad ku dacwootay.

 

Hadda joogi weydey oo soo noqotayye ee si fiican ii dhegeyso al shabaab raacow.

 

1- dhiigga qofka muslimka ahi wuxuu ka mid yahay maqaasidda shareeca islaamku usoo degtay inay dhowrto, daadistiisuna asalba waa xaraam. alshabaab waxay bannaysteen dhiigga muslimiinta kasoo horjeeda fikirkooda, dadkay shalay laayeen waxaa ku jirey oo aad uga muuqday dadkan fikirka takfiiriga alshabaab nacay oo ku dhiiraday inay yur yiraahdaa hawaamishtan jahligu dalanbaabiga u wado

 

arrin saa u cad, baad rabtaa inaad u meeldaydo li anna waxaad rabtaa inaad difaacdo waxaa la difaaci karin.sidaa darteed alshabaab caatto ah baad tahay :D

 

kuwii buurbuurna ee wixii shalay dhacay oo kale bakhtificationka ugu yeeri jirey ma joogaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin,

 

Sol miyaa kuu noqotay: Minbaru man laa mimbara lahu.

 

Wax aanan ogeyn iimaadan sheegine, gunaanadka hadalkeygu waa: 'wax aadan caddeyn u hayn dad ha ku dhejinin'. Intaas wax ka baxsan kama doodin Anigu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this