Sign in to follow this  
Maaddeey

Al-shabaab oo beenisay ku lug lahaanshaha falkii maanta

Recommended Posts

Maaday dadkii ku dhintay meeshaas waxaa aad ugu badnaa Qeybdiidka aad ku qafiiftay eheladiisa gaar ahaan yar aan aqiinay uu adeer labaad u yahay.

 

Mida kale ninka hotelka dhexyaalo oo calooshiisa badanaanka timid ma jaceel qeybdiid u qabo buu isku qarxiyay? ma aqligaas baa naga gadeysaa?

 

Al shabab wax badan wee ku faaneen guutada ismiidaaminta ey qabaan dowladdana dhiigooda wee baneesteen dad islaam ahna wey gaaleysiiyeen laakin waxaad ogaataa in ay ku kaceen fal Kufri ah halkaasna hal askari dowladda kaga dilin Ugaandheesna joogin ee dadka ku xasuuqmay qaraxaas ahaayeen dhaqaatiirtii Soomaliyeed, aqoon yahano,Macalimiin,Suxufiyiin, Ardey iyo walidkood. Waxaana ilaahay ka baryayaa inu shuhudaadii halkaas ku nafwaayay janadii ka waraabiyo kuwii ku dhaawacmayna caafmaad deg deg ah siiyo.

 

Dadku idinkama aqli yara waxaana wali la xasuusta sidii aad Horey u disheen odeyaashi Hiiraan iyo Hal wasiir waxaadna ku tilmaamteen itoobian iyo qarax barakeysan hadana qaraxaan kadib farxadii baa idinka badatay balse xasuusnow in xisaab na wada sugeyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^duf ku bixi waa!

 

War wax ha la hubsado & iyagii baaba beeniyey haddaan iri, anigii miyyaa iyyagii noqday?

 

Allaahul-Mustacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey waad qaawantahay ee maro makuu siiyyaa awoowe. Forget about today masacre, whay say you about the Beledweyne one where entire generation of elders and intellectuals were murdered? Didn't alshabaab praised the terror event as a camaliyah istish-haadiyah mubaarakah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey fursad baad haysataa inaad Alshabaab kala noqoto kalsoonida haddii aad rumaysantahay in dadka lalaayey xaqdaro lagu dilay. Waa tii kadhacday Beledweyene oo ay qirteen, tanna waa lamid. It is the sucide bombing that needs to be condemned and any group that uses it should loose any legimaticy they have in the society.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, waa wareesantahay adaana qaawan marona lagu siineyn, Puntland wiilasha waa dhiibeen markii la lahaa, maxaad u dhihi weyday: 'forget today e horay ayay u sameyn jireen'.

 

How many times do i need to REPEAT: 'shabaab & kuwo kaleba ma taageersaniye: 'DHURWAA DHURWAA KA GAR DARAN BAANAN ARKI KARIN'.

 

Dadka le'day (AUN) wixii falkaas geystayna Al_SHABAAB & AL_SHUYUUKH waxey doonaan ha ahaadeene Ilaahey abaalkooda ha marsiiyo.

 

Haddii tii B/weyn & tan isku mid yihiinna maxey Shabaab tii hore waa sheegteen kuna faaneene, tan sida u yeeli waaayeen.

 

Mise dhagax dixeed baad tihiin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Shaakirullaah:

Where is the objective, factual and verifiable evidence to proof that Harakat Shabaab Al-Mujahideen are behind this?

The evidance is in the bombing of Beledweyn, Hargaysa, Bossaso and Baidoa, and the various ones in Mogadishu which they claimed. This one is no different.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

It's so laughable that the people who have foolishly supported the deviant Shabab terrorists in Somalia would want to engage in such a futile PR campaign to defend these devilish *******s.

 

Little do they know, but today's attack in Xamar has sparked a collective outrage amongst all Somalis and has united our people's resolve to fight this deviant cancer in our country.

 

Sooner or later, Al Shabab and its leaders, will pay for their evil transgressions and the massacre of innocents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Xiin, waa wareesantahay adaana qaawan marona lagu siineyn, Puntland wiilasha waa dhiibeen markii la lahaa, maxaad u dhihi weyday: 'forget today e horay ayay u sameyn jireen'.

 

How many times do i need to REPEAT: 'shabaab & kuwo kaleba ma taageersaniye:
'DHURWAA DHURWAA KA GAR DARAN BAANAN ARKI KARIN'.

 

Dadka le'day (AUN) wixii falkaas geystayna Al_SHABAAB & AL_SHUYUUKH waxey doonaan ha ahaadeene Ilaahey abaalkooda ha marsiiyo.

 

Haddii tii B/weyn & tan isku mid yihiinna maxey Shabaab tii hore waa sheegteen kuna faaneene, tan sida u yeeli waaayeen.

 

Mise dhagax dixeed baad tihiin!.

I call this birinbirqo...we are not talking about PL. We are talking about what happened today. I you are the only one who come out to put a defense for alshabaab's credibility awoowe. You cant shake that one off by mentioning PL and Xiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by chocolate & honey:

[QB This is the Dilema: Al-Shabaab must be stoped. They're blood thirsty, ruthless, power-hungry demons who could careless about God and religion. But how do we stop them when they're our sons, fathers, brothers and the formerly quiet-loving neighbor?Somalia is done!!! Maybe the U.S will send Ethios again or maybe the international community should cut them into states. I have a zero hope hada for us to ever make it out of this mess. My heart is sick. We're like wild animals. [/QB]

Well said my sister.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@General Duke,

 

Firstly, they never claimed the Bosaso and Hargeisa bombings.

Secondly, That they may have or did attack other places is no evidence for the claim that they are behind this attack.

Again, where is the objective, factual and verifiable evidence to proof that Harakat Shabaab Al-Mujahideen are behind this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this