Sign in to follow this  
Maaddeey

Al-shabaab oo beenisay ku lug lahaanshaha falkii maanta

Recommended Posts

Maadeey, awoowe weligaa lama laba-canleeyyo, waxaad rabto ood ku qanacsantahay waa la difaacaa, waxaadan rabinna waa laga haraa.

 

You are giving alshabaab the benefit of doubt. For a moment, lets move away from yesterday’s tragedy. Instead lets revisit the Beledweyne tragedy where dad wax ku ool ah lagu xasuuqay. Didn’t alshabaab claim it, and praise the evildoer? Were you not hesitant to condemn the wicked strategy then, as you are now?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Maaddeey runtaan jecelahay hadduu yiri ma gefbuu galey? Yaanan gardarro la isku maquuninin, folks.

 

Maaddeey, cidna ma taageertid, waan kaa garanay. Run ahaantii wax la taageero meesha ma jiraan macal Shariifka laftiisa, rajja unbaa noo geeyneysa ma ahee.

 

Al-Shabaab waa musiibo Illaah masaakiinta ku saliday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@Faariq bi wazni faacil,

 

Maadeey waa xerow is nacey, xagga Ahlu Kuufiyiinta u badi :D

 

 

on another note:

 

Dadku ma kala foga ee sida wax loo arkaan isla sinneen!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by xiinfaniin:

^^Maadeey nin bay is hayyaan and he needs no defense awoowe

It's not about him actually.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune, haddii aanaan kala fogeyn, bal car haka hadlo masaa ibta alshabaab takfiiriyati al musalaxah :D

 

Beledweyne is point in case. Waa qaldameen war maaha, when it's a strategy for them to kill muslims on the basis of supporting dawlah riddah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Mr.Paragon:

quote:Originally posted by xiinfaniin:

^^Maadeey nin bay is hayyaan and he needs no defense awoowe

It's not about him actually.
I second that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin,

 

horta adiga dagaal ooge weyn baad tahay, inta badan marka la nabdoonyahay laguma arko, markii musiibadan oo kale dhacdaa adoo xeyraansan isasoo dhigtaa.

 

Dhacdadii beledweyne halkanba ma joogin duqa, waxaan arkaa inaadan waxa dadka aad la doodeysid qoraan aadan akhriyinba.

 

Beledweyne wixii ka dhacay & tan shalay waa: 'qiyaas macal faariq' :D , waxaana kuu caddeynaya tii beledweyne Shabaab ayaa sheegtay kuna faanay, tan shalay iney sheegtaan iska daayye waa inkireen waana ka tacsiyeeyeen!, tan Beledweyne waxaa la beegsaday rag dagaal ku jira oo abaabul dagaal weday oo Ethiopia ka yimid, raggii shalay la beegsadayse waxay ahaayeen min khiyaari-nnaas.

 

Wax la is bar-bardhigo maahan labadaas koow, dooddase maxaa meeshaas geliyey hadaadan ujeeddo kale lahayn??, maxaase dhacdadii shalay uga carareysaa? sow dooddu iyada kama billaaban?.

 

Wax hala hubsado miyaa ceeb ah, mise qolo aad ciil u qabto inaad ku qar-baxdo uunbaad rabtaa.

 

On a different note, Dagaalkii Araarre ka warran?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^@Araare

 

Awoowe, dagaal ooge maahiyye waxyaalaha adag oo laciif ku dhiiranwaayyo baan ka hadlaa.

 

Beledweyen halkaan ma joogin ma warbaa, qoodhaa iyo xeradaa :D . Soo maadaan noolayn, mise shalaad dhalatay marki Cali a-dhawiil waagu ku baryey, oo wiilkii buttonka qaraxa tuujiyey uu umadde kale galaaftay? :D

 

Midda kale Beledweyne dadkii ku dhintay iyo sidii loo xasuuqay dhib weyn uma aragtid, oo waxaad u aragtaa dagaal oogayaal Ethiopia kasoo noqday, maaha?

 

Tii Beledweyne dadkii ku dhintay in la laayey ahayd, shalayse ikhyaar baa dhimatay, eh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^adiga ma FBI-daad u shaqeysaa?, su'aal baad i weydiisay waana kaaga jawaabay, mise dhiran-dhiranta sheekaduba sidanaad ka rabtay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Maadeey, waxaan aad ugu qoslay. Qoraalkii Abdillaahi Awad Cige qoray, ee ( Carra-edeg). Abdillaahi, waa qoraa Somaliyeed oo reer Liverpool ah, si fiican ayaana u garanayaa. Waxaan aad iyo aad ugu qoslayaa smile.gif , waxaa wanaagsanaan lahayd bal inaad adiga iyo Abdillaahi is barataan. Waayo, adiga laftigaaga ayaa magaca ( Carra-edeg ) ku haboon, waayo Alshabaab oo dhiigii Baladwayne farahooda kasii dhibcayo, ayaad wali taageersantahay. Waxaan xusuustaa, tixdii gabayga ahayd!

 

 

Nin makkiinad liqqay

 

oo mar qudha mariyey dhuuntiisa

 

Oo aan margene

 

wali tu kale meel u dayanaaya

 

Waxaad meesha ugu dhiibateen

 

Waa i mari wayday!

 

 

Maaddeey = Carra-edeg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey FBI uma shaqeeyye ee adaa cuqdad qaba, oo dharkaaga ka didi raba awoowe.

 

Waxaan rabay inaan ku tuso inaadan saraaxo aqoon, ood xeeladaysi ku jirtid, nin loo duur xulona maahi.

 

Interesting character indeed.

^^^

 

Nin makkiinad liqqay oo mar qudha mariyey dhuuntiisa

 

Oo aan margene wali tu kale meel u dayanaaya

 

All courtesy due to Hunguri

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Xiin, adiga la jiifiyaana bannaan-ta iska dhaaf, markaan sidaad u dhaqantay arrintii Puntland & wiilashii S/galbeed soo qaatay, waxad tiri: Iska dhaaf taa een tan ka hadalno, hadda maxaa mowduuca kaa bixiyey.

 

Waxaan ka hadleynay farqiga B/weyne & Hotel Shamo, waana caddeeyey sidey ila ahayd, maxaa su'aalo kale oon loo joogin keenay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this