Sign in to follow this  
Maaddeey

Al-shabaab oo beenisay ku lug lahaanshaha falkii maanta

Recommended Posts

Maaddeey   

Beeninta Al-shabaab

 

 

Afhayeenka kooxda Al-shabaab

Xarakada Alshabaab, ayaa tacsi u dirtay eheladii iyo dadka muslimiinta ah ee ay ka geeriyoodii dadkii muslimka ahaa ee ku dhintay qaraxii ka dhacay hoteelka Shaamo ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka kooxda Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage, ayaa yiri, "dadkii muslimiinta ahaa ee aan waxba galabsanin ee ku waxyeeloobay dhibaatada ka dhacday Hotel Shamo, dadkaas oo ah macalimiintii, ardadii iyo dadkii shacabka ahaa ee kaleeto ee meeshaas yimiday ee dhibaatadu ku gaartay, waxaanu leenahay in alla intii muslimiin ah ee aan wax galabsan ee meeshaas ku jirtay, Ilaahay Subxaanahu watacaalaa ha u naxariisto eheladoodiina samir iyo iimaan ha ka siiyo, dhamaan dadka muslimiinta ahna ilaahay subxaana watacaalaa samir ha ka siiyo."

 

Wuxuu kaloo sheegay in xarkada Al-shabaab ay maqalka falka halkaas ka dhacay maqalkiisa ay kala mid yihiin dadwaynaha, oo ay warbaahinta uga maqleen si la mid ah dadka, dhibaatada halkaas ka dhacday ayuu yiri kama suurtowda 'Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin'.

 

Wuxuu kaloo sheegay in kooxaha ku bahoobay dowladda ay damac siyaasadeed iyo kuraas doon yihiin.

 

 

bbcsomali.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

How much more twisted can things get?

 

If the above is true, it only yet represents a new set of problems for an already limping gov.

We all see it as weak affair, but some might have begun to see it as an admin that assassinates its own to reach its objective of demonizing the opposing armed group. Yet worse, this comes at a time when the police and the army chiefs were relieved of their posts.

 

A bit of speculation on my part, God knows best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"dadkii muslimiinta ahaa ee aan waxba galabsanin ee ku waxyeeloobay dhibaatada ka dhacday Hotel Shamo, dadkaas oo ah macalimiintii, ardadii iyo dadkii shacabka ahaa ee kaleeto ee meeshaas yimiday ee dhibaatadu ku gaartay, waxaanu leenahay in alla intii muslimiin ah ee aan wax galabsan ee meeshaas ku jirtay, Ilaahay Subxaanahu watacaalaa ha u naxariisto"

 

Looking at how he puts it,(wording)he is saying those teachers, students, and public weren't the intended target. "Dadka aan waxba galabsan oo ah Muslimiinta" so the Ministers who he didnt mention waa kuwa wax galabsaday miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Allow caqliga kuu daa

 

That is exactly how I understood it...knowing alshabaab, that is probably what they tyring to say but find politically incorrect to say it

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Which means that their bomb got 'some' of the intended targets (kuwa wax 'galabsadey') marka kuwa 'collateral damage' ku dhintey Allaha u naxariisto. Gartey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I just listen to walaayada gobolka Banadadir xussein fiidow praise the attack.

Clearly cali dheere is tryng to play politics and look like the good guy.

 

If Cali Dheere really expects to be believed he needs to make sure that his companions dont contradict him for starters!

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is the Dilema: Al-Shabaab must be stoped. They're blood thirsty, ruthless, power-hungry demons who could careless about God and religion. But how do we stop them when they're our sons, fathers, brothers and the formerly quiet-loving neighbor?Somalia is done!!! Maybe the U.S will send Ethios again or maybe the international community should cut them into states. I have a zero hope hada for us to ever make it out of this mess. My heart is sick. We're like wild animals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

C&H...It is precisely cuz the "International Community" and nieghboring countries that Somali conflict is prolonged..Waiting for culprit to fix your problems makes no sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaah ha u naxariisto intii dhimatay, inta dhaawacantayna ha bogsiiyo. ALshabaab dadka kama caqli badna wixii ka dambeeyeyna waa la ogaan mar ay noqotaba insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Abwaan & Sabriye,

 

Haddaan idin iraahdo Cabdi Qaybdiid baa ka dambeeyey, caddeynta aad heysaan ka badanna keeno, maxaad sameyneysaan?

 

Waxaanse la yaabbanahay, hubsiimada loo baahanyahay markey maamulka Puntland masaakiinta xir-xiraan ee Xabashida ka gadaan iyadoo horay loogu yiqiin een la dhihin: 'shaydaan nin habartii jiida waa yahay, habar shaydaanna wax la jiido waa tahay' een hadda loo baahneyn ee war aan indhuhu qabaneyn inta la akhriyo la isu jiibinayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are talking out of your backside lad. Al Shabaab have used suicide bombings in Beledweyne this year killing more than 60 people.

 

They have bombed Hargaysa & Bossaso and the AMISOM troops in Mogadishu. Thus whats all this talk?

 

If there is another group that can do this then we and Al Shabaab are in deep trouble.

 

But so far its them adeer, no one else has been able to pull this type of stunt of in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this