Sign in to follow this  
Somalina

AS waa tuugo

Recommended Posts

Maaddeey   

^Lool, maxaad wax ifisaa duqa! warkii facebook aad ka soo xigatay camalaa? oo eeyga hilbihiisa loo jarjaray ninkii waalnaa? :D

 

Saxib, toosh aan kaa daba wataa 5 betteri qaad eh! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Toosh dhib malahan Baangaddaa darana ama Aakaha. Shabaab toosh hadday wataan waxay arki lahaayeen widaay..Somon Bokmon #omyom waaye sheekadaa...Allah yahdeena wo yahdeekom!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

War ninyahow ilaahay ma taqaanaa, adeer in aan ku ignore-gareeyo ma rabi, adna waad soo taagantahay. wax fahan ninyahow.

 

Where is the trollers when you need them. dhaggo dhaggo abaareedkan hanaga qabteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Weligaa! intaad baqti sheegto aad, troll & wax kale ku cataawdaa!, wax quality leh oo RUN ah soo qor, lakin naag oo facebook contact'geyga ka mid ah aa waxay na dhex martay sheekadaan & maalaayacni intaad keento, yaan laga hadlin suurtogal miyaa??, markaad wax sheegto, su'aalo ayaa lagaa weydiinayaa suuragalnimada ama siduu run ku yahay warkaas, hadaadan xamili karin, marka horeba ha soo qorin.

 

Ps. Xor aa u tahay inaad iska diibaxsatid, mathmuuman madxuuran!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Maaddeey:

Weligaa! intaad baqti sheegto aad, troll & wax kale ku cataawdaa!, wax quality leh oo
RUN
ah soo qor, lakin naag oo facebook contact'geyga ka mid ah aa waxay na dhex martay sheekadaan & maalaayacni intaad keento, yaan laga hadlin suurtogal miyaa??, markaad wax sheegto, su'aalo ayaa lagaa weydiinayaa suuragalnimada ama siduu run ku yahay warkaas, hadaadan xamili karin, marka horeba ha soo qorin.

 

Ps. Xor aa u tahay inaad iska diibaxsatid, mathmuuman madxuuran!.

Waa gudbaayaa tan iyo tu kaleba sxb, Maaddeey aa tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ururka Al-Shabaab oo Gacmaha Ka Jaray Sadex Wiil oo Dhalinyaro Ah Magaalada Marka Ee Gobolka Sh/ Hoose

 

Saturday, September 18th, 2010

 

SH/HOOSE(OWN)- Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Sh/hoose ayaa xukun gacan geyn ah waxaa ay ku fuliyeen sedax wiil oo dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen inay dhac ka geysteen deegaano hoostaga gobolka Sh/hoose.

Sedaxdaa wiil ee dhalinyaradaha ah oo shalay galinkii dambe Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Xukunka gacan goynta ah ay ku fuliyeen ayaa waxaa lagu eedeeyay inay dhaceen ku dhawaad 20 milyan oo shalinka Soomaaliga ah sida uu sheegay qaadiga Xukunka u fulinayay AL Shabaab.

Xukunka Gacan goynta ah ayaa waxaa uu ka dhacay fagaare kuyaala Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose halkaas oo ay isugu yimaadeen boqolaal ruux oo u soo daawasho tagay qaabka Al Shabaab ay gacanta uga goynayeen wiilasha dhalinyarada ah ee la eedeeyay iyadoo sidoo kale halkaas ay goob joog ka ahaayeen saraakiil ka tirsan Xarakada AL Shabaab gaar ahaan gudoomiyaha Al Shabaab ee Gobolka Sh/hoose.

Sedaxdaa dhalinyaro ee gacamahoodii shalay lagu jaray Magaalada Marka ayaa waxaa la sheegay in laga soo qabtay Tuulo hoostagta degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose halkaas oo la sheegay inay ka geysteen falal dhac ah.

Qaadiga Al Shabaab ee dhalinyaradaa xukunka ku fuliyay ayaa sheegay in wiilashaasi lagu soo cadeeyay dambiga ay galeen hase ahaatee Al Shababa ma aysan sheegin in dhalinyaradu ay qirteen dambiga gacmaha looga jaray.

Ma’ahan Markii ugu horeysay oo Maamulka Al Shabaab ee gobolka Sh/hoose uu Magaalada Marka ka fuliyo Xukuno nuucaani oo kale ah iyadoo dhowr jeer Magaalada Marka uu ka dhacay xukun qasaas ah oo lagu fuliyay dhalinyaro lagu eedeeyay inay jaajuus u ahaayeen dowladda KMG Soomaaliya.

OODWEYNENEWS / MARKKA

 

maalinta Rooboow iyo Godane madaxa laga jaraayo waa maalinta keliya aan doonaayo inaan daawado dhiig daadanaayo! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^I'll be sitting right next to you with my Cuban cigar (hadaa rabtid xabad waa laguu heli karaa adna) and big ol' shades... :D

 

Ilaahoow waxaan ummadaada ka qabo!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

quote:Originally posted by Ismalura:

The only thing I like about you is gabayada saydka ee where do you find them. I would like to read more mise taasna nagaha looma ogola? Pliz?

kasoo xaabiyaa.

 

Laakiin ogoow sababo uu Sayidka gabayadiisa u keensado inta. He thinks -- nay, he believes -- in Sayidka iyo Barbaarta kuwaan la baxay maanta joogo inay isku mabda' yihiin, oo jidkii Sayidka dhamaan wali wadaan. That is what he believes. Sharafta ayeeba Sayidka ka qaadeen.
MMA thanks walaale. Siydka iyo alshabaab waxba iskagama eka. The sayid was a great patriot who did both right and wrong but the bottom line difference is he was motivated by his love for his mother land. Alshabaab's motivation is a whole different sad story.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Maaddeey:

^Ok, fair enough, lakin dad inaad soo dhex gasho, eed dhinac u xagliso maaheyn, haddaadan gar bexeynin.

 

Ismalura, Doollo.com ka sokow Diiwaankii Sayidka & Taariikhdii Daraawiishta oo Aw jaamac Cumar Ciise qorayna [the new edition, Djibouti]waan heystay, wax badan baa kaaga kordhi doona IA.

thanks. I will try and find that book too.

 

On another hand sexist ama chauvinist ma inkirsantahay. Waliba some chauvinists behave gentle manly ee adiga 'naagaha' unbaad la tagntahay iyo mar aad gabdhaha si xin ula hadasho. We are nothing less than you huuno and are here to stay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Beer-Gaal:

Sida uu iisheegay a friend in Afmadow Town,,,AS saaka ayay bilaabeen in u raraan wixii Yaalay office ka Horn Relief ee Afmadow xagaa iyo Kismayo!! so i have to agree with NINanc. Alshabab are Tuugo!!

I also have a friend who is a project officer with horn relief ee bal will try and find an objective story. Koley Alshabaab wax walbe weey ka suurooban hade.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Ferguson bal maba xuma partiga in aad wax ku soo darto ee hees ka fiican ma weyday. Habar gold digger ah iyo oday gacan adag unbaa mesha murmaya ee playlistiga wax kale ku soo dar.

 

I guess NinaNC weeye Nimco ee can she realy dance well mise waa camiraneysaa? NinaNC maxaa ka jira arintaas? we do need some dancers at the party.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@Nimco can dance well. Yo!

C-walk aan ku takhasusey weliba. Nimca wey idin dheele, ha ka welwelina taas, KK xataa wey ila galee. icon_razz.gif

gause na xey aheed? guess maa ka wadaa Sir Alex!

 

lol@KK, Montecristo ama Cohiba haddey tahay lee isoo tuur! Godane ishiisa si aan u gubo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this