Sign in to follow this  
Somalina

AS waa tuugo

Recommended Posts

Ismalura   

Ninanc walahi ma dareemin that I have become a nomad adaadba hada ii arkay thanks ! smile.gif

 

Showqi to celebrate my nomad status you will not only have a double double but you can have it with extra milk or cream. Postaan kuu soo dhigayaa though since I can't deliver it my self lol.

 

You guys I am a nomad !!! Muranka ha la joojiyo now it is time to come to the party ! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ma ogtahay nimcooy (caddeey ma jirto ;) ) haddii aad qof wax ku caaysid ee uusan eheyn, in caayda adiga kugu soo laabaneyso. pertanto, tutti che hai dicendo tornate a lei ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ismalura:

You guys I am a nomad !!! Muranka ha la joojiyo now it is time to come to the party !
;)

Haye, xalwada soo diyaari hee. You just don't know how hard and long and tiresome it took us to lobby for your nomad status. Si bilaash inaa ku heshay ha moodin. :D

__________________

 

Maadka Maadkeer, abaaydeenana waa u gaftay. Inaa meesha shaqsinimo iyo waxaas keentid waa laga fiicanyahay. Barbaarta dadka kama xigtid, wax walbana waa laga dhahaa oo waa koox siyaasadeed oo waliba Soomaalida nafta u keenay, marka ha shaqsiyeynin wixii laga sheego iyaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

MMA xalawadii waa diyaar lakiin ha i boojeysanain anigaa 100 posts qoray oo waan u dadaalay the nomad status ee. But seriously you can't imagine how great it feels to be called a nomad !

 

Maddeey alshabaab iska taageer ee Ninanc dhinac ka mar. I personally took the jaad and sigaar question as a joke but your next comment looked kind of a personal attack. Differences in opinions do not mean that people are enemies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I love my Canadian comrades! :D

 

Haddii cay qof wax looga qaadaayo, dad badan ayaa dhiman lahaa daradeed!

 

Qof dhiiga muslimka daadanaayo aanan eegeynin oo aan ka danqaneynin waa qof ay u dhamaatey! Allah ha nagu toosiyo wadada toosan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Maaddeey:

^markaad 'nomad' noqotay baad miciyo la soo baxday yaah!
:D
illeyn naag lama aamino!. Personal attack maxaa ah? ma 'been afuufka'?

Nomad noqtay kuye aniga iyo adiga soo anagii muranay horaan inbadan about these topics. "ileen naag lama aamino' is also another problem with your group. It is called womanphopia ileen sexism maba dhihi kari ee.

 

Remember I dont agree with your extreme (and even violent) views lakiin i still respect you so you are invited to the the party for my 'nomadhood'. I will let you in even though you don't sound like you are happy for me coz I am just that kind of a girl.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ismalurto, illeyn Nomad status'ka waxaad ku gaartay Khayaano! 'double posts' :D . illeyn naag.. 'sorry' ;)

 

Waa runtaa oo waan muranay (sida most solers u muranay) lakin waxa aan sheegayo waa 'personal attack'ga aad igu eedeysay!.

 

Ps. waa iska kaftan waayeel waxaygu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Remember I dont agree with your extreme (and even violent) views lakiin i still respect you so you are invited to the the party for my 'nomadhood'. I will let you in even though you don't sound like you are happy for me coz I am just that kind of a girl.

Ar dad baaro irida istaaji hee markaas. Intuu balaayo isku soo xiro yuu meesha nagu wada qarxin asagoo leh naftiihure ahay. Allaheena ka alla. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D

 

Meel walba quraafaad ayey caruurtii ku aqrinayaan ileen ragnimo iskuma ogee.

 

Hayada sirdoonka Ingiriiska "Alshabaab waa Dhalinyaro saaran tareen fariin goostay"

 

Submitted by SONNA on Fri, 09/17/2010

 

Madaxa hay'adda amniga gudaha ee dalka Britain, ee loo yaqaan MI5, Jonathan Evans, ayaa walwal ka muujiyay weerar ay dhici karto in kooxo ku soo tababartay Soomaaliya ay ka fuliyaan gudaha dalka Britain.

 

Jonathan Evans, ayaa sheegay in 'waqti' oo kaliya uu naga xigo xilliga uu weerarkaasi dhici karo.

 

Madaxa hay'adda Amniga gudaha Britain, wuxuu

sheegay in dad badan deganaa Britain ay ka dhinac dagaalamaan kooxda

al-Shabaab ee ka howlgasha gudaha dalka Soomaaliya.

 

"waa jiraan kuwo gudaha jooga,

Soomaalida America, Europe iyo wadamo kale oo shisheeye, oo iyaguna

xiriir la leh, arrintaas waa jirtaa oo cadayn ayaan u haynaa."

 

Maxamed Sheekh Xassan

 

Walwalkaas waxaa sidoo kale qaba dowladda ku

meelgaarka ah ee Soomaaliya, oo sarkaal ka tirsan uu sheegay in horay ay

uga digeen qatarta kooxda Islaamiga ah ee al-Shabaab in ay tahay mid ka

wayn wax ku kooban dalka Soomaaliya, balse ay tahay mid u gudbi karta

meelo ka baxsan xuduudaha dalka.

 

Sirdoonka Soomaaliya

 

Generalka ugu sareeya ciidanka sirdoonka

Soomaaliya, Maxamed Sheekh Xassan oo BBC u waramay, isagoo jooga London,

ayaa sheegay in kooxo ay ka mid yihiin dhalinyaro ka tagtay Europe ay

ka dagaalamayaan Soomaaliya. "waa jiraan kuwo gudaha jooga, Soomaalida

America, Europe iyo wadamo kale oo shisheeye, oo iyaguna xiriir la leh,

arrintaas waa jirtaa oo cadayn ayaan u haynaa." ayuu yiri.

 

"Al-shabaab waxay saaran tahay tareen fariinka goostay, si looga degona ma garanayaan"

 

Maxamed Sheekh Xassan,

 

Wuxuu intaas ku daray in kooxaha ajnabiga ah ay

yihiin maskaxda ka dambaysa al-Shabaab, oo ay baraan sida wax loo

qarxiyo, iyagoo gacanta ku haya maamulka dhaqaalaha iyo howlgalada.

Ajnabiga la jooga al-Shabaab ayuu tiradooda ku qiyaasay ilaa laba kun.

 

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

 

Wuxuu ku eedeeyay al-Shabaab in ay caruurta ku

khasabto in ay u dagaalamaan. Iskuulada ayuu sheegay in ay khasab kaga

soo kaxaystaan, isagoo intaas ku daray in ay cadayn u hayaan falkan

kadib markii ay qabteen caruur 16 sano da'doodu ka yar tahay, oo ay

saxaafadda u soo bandhigeen, iyagoo qiranaya in lagu qasbay fulinta

howlgalada al-Shabaab.

 

Ajnabiga al-Shabaab la safan

 

General Maxamed Sheekh Xassan, ayaa sheegay in

dad badan oo aan Soomaaliya u dhalan ay ka dhinac safan yihiin

al-Shabaab, kuwaas oo dhinacyada kala duwan ee maamulka mas'uul ka ah.

 

"Nimanka ajaanibka ayaa maskaxda ka

khabsaday........... Waxaan kula talinayaa walaalaheena inta Soomaalida

sheeganaysa, bal in ay maskaxdooda dib uga shaqeysiiyaan, inkastoo aanan

rajo badan ka qabin- qof tareen fariin ka go'ay saaran dhibkiisa waad

garan kartaa." Maxamed Sheekh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Maaddeey:

Ismalurto, illeyn Nomad status'ka waxaad ku gaartay Khayaano! 'double posts'
:D
. illeyn naag.. 'sorry'
;)

 

Waa runtaa oo waan muranay (sida most solers u muranay) lakin waxa aan sheegayo waa 'personal attack'ga aad igu eedeysay!.

 

Ps. waa iska
kaftan waayeel waxaygu.

Horta believe it or not the double posts are entirely khalad iga dhaca mar mar (five to ten times so far). I honestly don't know what I do wrong and I even tried to delete them but couldn't find a way to do so.( yes I am that computer illiterate) Balse even if I double posted it doesn't quilfy as khiyaamo. If i need 100 posts i need 100 posts; no one said they should look different.

 

I said personal attack baad sameysay because you made it personal markaad ku kacday 'been afuuf', 'xijaab laan miyaa tahay?' iyo waxyaaba khas aad ugu ledahay Ninanc.

 

I, nomad or not, never hesistsed to speak my mind inadeer.

 

PS: you are still invited to the party lakiin don't bring any explosives with you, ok? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

MMA... I just posted my comment with a joke about is qarxis and than I saw yours. Walahi I can't believe we were thinking the same thoughts lol. Koley Maaddey wuxuu dhihi waa la ii tashaday but that was totally a coincidence.

 

Maaddey waa kafta wayeel waxeygu anigana.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ismalura, markaad aragto inaad double postgareysey, edit your extra post(s) by clicking on the Edit button (above your post on the right) and type "d/p" (double post) or you can write something different.

 

Try to do that now and if you need help just ask! MMA will definitely enjoy it icon_razz.gif . I'm still waiting for the invite btw. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this