Sign in to follow this  
Somalina

AS waa tuugo

Recommended Posts

"Is qarxiska lagu baabi'inaayo dadkeena raaxo jaceylka kama helaan." Ujeedkii jumladii aan iri, seyntaa ka qabsata.

 

Is qarxisku waa part of modern warfare, fad ama ha fadin. Inta tirada yar ee muslimiinta ah ee doonaysa inay dadkooda iyo dalkooda ku maamulaan shareecada xaqa ah ayaa waxaa hor taagan caalamkan aynu ku nool nahay quwadihii ugu waaweynaa. Markaa iyagu haday isticmaalayaan drones iyo precision guided missiles, iyana way u banaan tahay inay naftooda huraan. Sida ay Taliban yiraahdeen, "THEY have watches, and we got the time".

 

Is dajise, waxba ha qeylin. Meeshani waa madal dood wadaag, qof walbaana fikirkiisuu qabaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kuwa dadkeena baabi'inaayo kama sugaayo iney dalkeena wax u qabtaan any time soon!

 

Modern warfare, micnihiisa ayaa qalad laga fahmey! dadka lala dagaalamaayo waa dad muslim ah. Haddey muslimadaada ka fiicantahayna oo aad wax isku hayso the Villa ayaad qabsan lahaydeen mar hore ee qashinkiina la taga meelaha laga aqbalo (Afghanistan).

 

Your days are numbered!

 

Meeshaad aadeysaan diyaarsada! ileen kuwa idinka camal waa la yaqaan sida loo soo qabqabto with ease.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My guess is that pretty soon al-Shabab will overrun the transitional government enclave, forcing the flight of the fickle government forces and obliging the AU to leave. I fervently hope the Americans at the base in neighboring Djibouti do not intervene to help the government hold on against the al-Shabab forces. But I don't rule that out.

Gaaladii ka jaajuuseysey wadankeena iyo dalkeena ayaa qiraya, in in lala Jihaado ayaga iyo waxay wataanba ay banaan tahay shaki maleh.

 

It is funny how Human caqli can be stolen under their very own nose. As an individual, for example, if anybody (whoever they maybe) was to stop you from determining the direction of your own life, you would have done anything to have that right. In our case (ka Soomaali ahaan), that very right have been refused us by the power that be of today's world. It's only natural that we resist, and that is exactly what is happening, isn't it?

 

 

Hung up on the horn of Africa by former Mareykaan Ambassador to the region

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^You wouldn't know 'shareecada xaqa' if it hit you in the face in broad daylight.

 

Originally posted by Maaddeey:

Ii sheeg, wax lee jiro: Xijaab ma qaadatid miyaa?, jaad & sigaar maa isticmaashaa?...wax aa karbaash ku muteysatay lee jiro oo saan Al Shabaab uga soo horjeedid

Sidda lee muslimka waardiyo looga haayaa. Ma ku jano tagee hadiis dhahdo xijaab ma xirto? Abuurka Ilaahaa leh ogoow jaahiloow, not adinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ninanc walahi ma dareemin that I have become a nomad adaadba hada ii arkay thanks !

Isamlura, xataa anaa? Naga daa hee inaa ilaalineysay the Nomad status waa ognehee! Laakiin hada waxaa kuu dhiman saad Senior Nomad kunoqon leheed inaad falankeeda gasho...Markaas anaa baadhigaaga, Showqi qaxwadiisa, Nina gabasaarteey ku niikin leheed, iyo Maaddeey miinaduu isku xiri lahaa oo ku qarxileed as soon as he reaches his car to head to the baarti anaa la'iga yaqaan... :D Jaad iyo sigaarna suubis aan ka dhigaa...

 

Nina, ka raali noqo igaarka boqolkiiba boqol...Hadii uu ku ekeen lahaa his apology 'Raalli ahaaw, walaashey', aniga hada kuma raali galiyeen, laakiin markuu raaciyay 'Caay kama wadin' buu cusbadii iyo sonkortii isku daray! You handled him well, lama aadan tirsan, rageedii! :D Sheemo dheh...

 

Koley AlShabaabulXayawaaniin meesha aan ani kataagnahay waa la'ogyahay, marka nothing they do, nowadayz, igama yaabiyo...After all xayawaanka qaarkii qaar xaarkooda cunaa kujiro!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Kool-Kat waa runtaa waan wardieyenaya lakiin just when I looked the other side unbaa laiga dhigay nomad. Know I am ready to try to go for the senior postion !Partyiga alaab badan baad u soo wadaa ee yaaba kaa ficanba. I will let you know when and where anigana intaas iyo inka badan baan diyariay !

 

Nina is cool and Maaddey gadaal buu iska qabtay. It is nice muranka in uusan intas sii dhaafin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Maaddeey:

Ismalurto, kan MMA ay leeyihiin maad iga celisid!, haddii kale goobasho aan u qaadanaa!
:D

 

Xafladda waan imaanaa, haddii la ii ogolaanaayo inaan ku furo gabayadii Sayidka qaar aan soo xushay, & mid kaloo waddani ah oon aad u jeclahay ooy ka mid tahay:

 

Waa duni Akhyaartii lahayd iib ku doon tahaye

Waa duni
Hablihii
loo ogaa aqalki diideene
;)

Maadeey MMA waa team Canada ee hadii lagugu goobto tol raadso adigu.

 

It will be an honour to open theparty gabayadii sayidkalakiin habalaha guriga ha joogaan aa I knew in aad SOL naga saari rabto !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Iska imaada waayahaye, lakin xabadka lee soo qariya! smile.gif

 

KK, Adi haddiin ku arkoba wax lee faagtaa!, ayada kaliya maahee, adi xataa & gebdhaha diiddan dhallinta barakeysan faraa ku godan!, xorriyadda ha naga qaadina salla calayh!.

 

Dhagax-Tuur, soo dhowoow IA waan dadaali doonaa, lakin Libaax keligiis ah oo 100 weer ku hareereysanyihiin baan ahay!, bal kan Jacpher ah day :D

 

Gabayga asoo dhameystiran waa kan, markaan akhristay ilaa hadda waan la yaabaa! anoon is ogeyn oo isaga luuqeeyana waan is arkaa!, waxaad mooddaa inuu hadda ka hadlaayo Allow kuu naxariiso! Abwaan Faarax Nuur Arab.

 

Ingiriis Axmaariyo Talyaan wey akeekimiye

Arligaa la kala boobayaa nin u itaal roone

Anse ila ah aakhiru Sabaan iligyadiisiiye

 

Orgigaa riyaha taadaxoo oodda faaliga e

Waa duni hablihii loo ogaa aqalka diideene

Anse ila ah aakhiru sabaan iligyadiisiiye

 

Waa duni la kala iibsaday oon nala ogeysiine

Waa duni akhyaartii go'day oo aaran soo hadhaye

Waa duni ninkaad aamintaa kuu abees yahaye

Anse ila ah aakhiro sabaan iligyadiisiiye

 

Waa duni xaqii la arkayaa la arjumayaaye

Waa duni Akhyaartii lahayd iib ku doon tahaye

Anse ila ah aakhiro sabaan iligyadiisiiye

 

Afka iyo Adduunkaa hadloo oodan sadarkiiye

Ninka gacanta midig oodan tahay laga ilroonaaye

Anse ila ah aakhiro sabaan iligyadiisiiye

 

Nimanyahow bal daya xaajada lala aguugaayo

Odayaashan loo yeedhay ee la anfac siinaayo

Asxaabihii bayna yidhi gaal ha aaminine

 

Haddaa niman Islaamiyo tihiin aadan faracdiisa

Oo aydnaan Ilaahay ka go'in hayna oodina'e

Hadduu Awrka dooxada ku furo eel kalaa xigiye

Inaga Daaya yaynaan ku dhicin bahal afkiisiiye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Jacaylbaro:

Beri bay anigaba kabo iga xadeen ,,,
:D

Dad aa lugihi laga boobay(not xatooyo), be grateful sxb in aysan lugaha kaa jarin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Maaddeey:

^Ii sheeg, wax lee jiro: Xijaab ma qaadatid miyaa?, jaad & sigaar maa isticmaashaa?...wax aa karbaash ku muteysatay lee jiro oo saan Al Shabaab uga soo horjeedid...Sheekadaan JB'na kaama yeelaayo!, wax kale keen!
;)

Macquul ma ahan. tartiib tartiib aa banaanka isku keenoosaa abaabiino. war yara xishood ninyow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Dhalinta barakeysan maas yiri? Hadey kuwaas barakeysan yihiin, ana faraa kugu godan iska dhaafee labo igu god (shaqal dheer style) halna igu reeb! Isku barakaan eheen...

 

Ismalura, muran iyo caay labeey kala yihiin...Maaddeey wixiisu waa aflagaado...Laakiin mar mar beey qaaf-ka iyo laan-ka isaga darsoomaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Duqa Radio Muqdisho uu ka xanaaqay nooh. Dowladda(taagta daran) lama tusiyo, dhiiga kacaayo

 

Kool, Waving the white flag yaah? beesha lexaad nabadda waa lagu yaqaan ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cawaale, Adiga weer aa tahay, xagga iiga durug! ;)

 

KK, Aflagaaddo maashee?, markii wax aan jirinoo waaaadix ah 'har & habeen' meeshaan lala joogo, xaq baan u leeyahay inaan qofkaas weydiiyo waxa ku qasbaaya, maaha?.

 

Ar naagahaanaa!!, haddii laga aamuso 'waa nala yasaa!' haddii lala hadlona 'waa nala caayey'! intee looga fakanaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this