Sign in to follow this  
Jacaylbaro

UPDATE ON GALGALA FRONT

Recommended Posts

War Degdeg ah! Beerihii Galgala oo Dab la qabad Siiyey!

 

 

Ciidamadii Dawlad Puntland oo galay Galgala, kagadaal markii ciidamadii hore uga dagaalamayey ay dib ugurasho xeelad dagaal kaga bexeen degmadaasi. Ilaa iyo shalayto waxaa ku sugnaa halkaasi ciidan ka tirsan Dawlada Puntland.Hadaba oday ku sugan degamada Galgala oo xidhiidh nala soo sameeyey kana mid ah guurtida iyo cuqaasha deegaanka ayaa noo xaqiijiyey in dab laqabad siiyey beerihii magaalada oo dhan.

 

Dabkani la qabadsiiyey beeraha ayaa waxaa ka danbeeyey cidankii maamul goboleedka Puntland, taasi oo ay sabab uga dhigeen sida odaygu noo xaqiijiyey in la rabo magaalada in laga raro shacabka waa sida uu warka u dhigaye, sidoo kale waxa la rabaa ayuu in Galgala ay noqoto Saldhig ciidan oo aan la rabin in shacab ka agdhowaado.

 

Arintani ayaa waxa ay dhabarjab ku tahay kudhowaad 20.000 oo qof oo ku nool deegaankaasi noloshooduna ku tiirsanayd dalaga beeraha ay fashaan ilaa mudo dhowr qarni ah.shalayto ayaa odayashu ka codsadeen dawlad goboleedkaasi in ay dadka lasoo gaadhaan gar gaarn balse waxaa cajaa’ib noqotay intii ay ku noolaayeen in cidamadu ay xalay saqdi dhexe dab qabadsiiyeen.

 

waxaa ku khasaarooobay qiimo gaadhaya malaayiin dollarka maraykanka ah iyo kharash aad ubadan oo ka galay dadkaasi iyo nolol xumo soo foodsaarta dadkaasi ku nool deegaanka.

 

Puntland ayaa qorshaynaysa agaasime beeleedka khayraadka ay u doorteen in uu maanta booqdo magaalada Galgala. Ciise Dhoolowaa oo ah nin kii dabada ka riixayay dagaalkii Galgala. Arintani oo ku tusinaysa arxan darada loo hayo Shacabka deeganadaasi oo sideed bilood cunaqabayn Saarnayd.iyo in aan wax dan ah laga lahayn hadii ay dhamaadaan iyo hadii kaleba balse ujeedku uu yahay Macdanta iyo kharashdoonka maamulkaasi oo keliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some asked our Mustafa PBUH once the greatest crime that a muslim person could commit, the reply was Falsehood.

 

It is true that there was and is no burned plantation, say even one tree or a branch of tree that exist at Gal-gala and it is sorroundings, but the people was and is being fed by the government due to the embargo they have undergone with

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^yeah like the Amir who hides in women clothing, and the follower "Mujahid" who loves the Boston life.. :D

 

Adeer how many years are you on route to Garowe>?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by dambarsame:

:D:D
Yaa FULEY ah?

Ceeb waaye magac in lasheego laakin ragii inadeeradey ahaa Alla hadaayo :D

 

 

Duke...Al-Shabaab has time on their side. Atom will regroup and melt into the population for the time being.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by dambarsame:

Some asked our Mustafa PBUH once the greatest crime that a muslim person could commit, the reply was Falsehood.

 

It is true that there was and is no burned plantation, say even one tree or a branch of tree that exist at Gal-gala and it is sorroundings, but the people was and is being fed by the government due to the embargo they have undergone with

dambarsame,

 

Though, like you, I doubt any farms were burnt down by the troops--I think if they did, that it would make both military and strategic sense. firstly, it would make military sense during the operation against the terrorists in Galgala, because the trees could have provided cover for the miscreants and thus warrant their destruction. Secondly, since we all knew that ATAM personally owned a date palm plantation, from a strategic point of view, I think it makes perfect sense to deny him an opportunity to raise resources, however meager they maybe from such a grove.

 

All in all, if these accusations of destruction are false, I encourage the troops to turn it into reality pronto and burn that suckah down!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke...Al-Shabaab has time on their side. Atom will regroup and melt into the population for the time being.

 

They dont have any time adeer, even you can sense that this fad of a movement have had their day..

 

Anywho Atom can melt where ever he wants, the PIS are after him..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Mr Somalia, Galgala is not the back yard of your family house, where you call the help line of a gardener on summer time to trim the grass in order you and your likes to have fun on.

 

Galgala is a city in Puntland, and the troops you encourage to burn the farms are loyal to their Citizens and Land. Ilka-Jiir, Abdi Jamal, Xareed, Doonyaale, they are from Sanaag and Galgala. Its a conflict between Atam and the goverment, and soon it will be dealt with.

 

Adigu aad iyo aad ayaad u xanuusanysaa, waxa kaliyee ku dawayn karaana waa ( Paltalk ). Waar orodoo Paltalk gal, meeshani maaha meeshaadi. Kan yari, waa inakkusoo qaldamay !

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Horta ha xanaaqin, anigu ma'aaminsani beer ina lagubay, mana dhici karto. Laakin waxaan dhahay XATAA hadii lagubey, meeshu waa meel cadow ku dhuumanayey ee marka adiga waxa ku gubaya manoo sheegi kartaa oo aad aniga igu heesato? Ma qabiil iyo cuqdad iyo xaasidnimo baa kaa keenaya calaacalkaan raqiiska ah? ;)

 

Shaley waxaa la waraystay odayaasha Galgala odey ka mid ah, waxaa la weydiiyey ma wax dhibaata baa shacabka iyo hantidooda loo geestay, wuxuuna yiri, "Maya...wax loo geestay majiraan".

 

Marka Paltalk-ga aad sheegaysid adaa u baahan oo xamaasadi ku heysaa oo weli jabkii cadowga shalay loo gaystay ka xun ee orod oo dadkaaga dhinac ka raac. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Mr.Somalia, miskiin dhabar-macaan baa tahay. Your celebrating for a victory that you did not earn. No officer from the SSDF constituency was leading the war. If your clan has the might to burn anything as you are entertaining here on SOL, then you would have done it long time ago.

 

Abdi-Jamaal the deputy security minister of the SSDF administration and only commander who is in Galgala today is Atam's cousin. The men who took town were his men from Maraje, Western Bari.

 

Keep entertaining yourself, but the war just began. This will spill over places farther than western Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this