Sign in to follow this  
Jacaylbaro

UPDATE ON GALGALA FRONT

Recommended Posts

Maaddeey   

Xiisada Dagaal oo Saaka ka taagan Magaalada Boosaaso iyo Xoogaga taabacsan Sheekh Atam oo magaalada dacal kasoo galay.

 

Monday, 09 August 2010 05:11 administrator

 

Xiisada dagaal ayaa saaka ka aloosan magaalada Boosaaso ee xarunta goalka Bari kuwaasi oo u dhexeeyay Maleesiyaadka Maamulka Cabdi Raxmaan Faroole iyo dadka deegaanka oo ka kacdoonsan Tacadiyaadka PIS-ta Ashahaadda ladirirka loo yaqaan.

 

 

 

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in saaka magaaladu tahay mid Jiha wareer ka jiro kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in xoogag deegaanka Galgala ay gudaha magaalada soo galeen.

 

Weriya ku sugan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in aan saaka albaabada loo furin goobaha ganacsiga kadib markii ay ciidanka Faroole ay difaacyo ka xirteen wadooyinka ugu muhiimsan magaalada.

 

Shacabka ayaa isla dhaxmaraya in magaalada ay dhinac kasoo galeen ciidamo taabacsan Sheekh Max'med Saciid Atam kuwaasi oo shalay ilaa iyo xalay isku aruursanayay hareeraha magaalada Boosaaso.

 

Waxaa laga cabsi qabaa in Rasaastu ay xilli walba ka bilaabato magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso oo ay kusoo xoogaysteen dadka diidan Maamulka Ashahaadda ladirirka ee Faroole Hogaamiyo.

 

dagaalkii shalay ka dhacay Karin ayaa Khasaara farabadan gaarsiiyay ciidanka Maamulka Puntland oo iyagu cadaystay in ay Diinta alle dagaal lagelayaan iyo shacabka Galgala oo iyana cadaystay in ay ku dhaqmayaan shareecada Islaamka ama ay Naftooda weynayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gallad:

A friend of mine told me that Qodax was a PIS member, his commander said that he did not do it. Some are saying he was part of the PIS who were doing the shooting in Bosaso to get raise from their headquarter. PIS was created to fight against terror, and if there is no terror in Bosaso, they had to create one (thats how they make thier end's-meat. Now they are regreting of what they have created.

Still you are persuading your self to scapegoat on others. :D:D

 

Saakana maxaad oran lahayd saabir baa tahaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ :D

 

Daahir Orommo ma Faalkuu dhigaa? sidee buug uu mar hore qoray waxa saaka Boosaaso ka jira uga hadlaa?.

 

Sxb, sidaad sheegtay haddey tahay waa Khayr & barako, lakin dadka Bosaso deggan kama fadli badna kuwa Galgala & Karin deggan, shar'tii aad walaalkaa la jeclaato adna filo!.

 

Ps. Sida loo soo wada guuriyey baan anna internet-ka uga soo raray, haddaadse i leedahay: wixii aan rabo uun soo guuri waa gooni. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galgala Oo u gacanta Gashay Puntland!!!

 

 

Galgala: Ciidamada DP ayaa waxa ay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan magaalada Galgala ee ku taala buuraleyda deegaanka Galbeedka Bari.

 

Ciidamdan oo ahaa kuwo aad utira badan oo gaaraya ilaa 1500 oo askari, isla markasina ah hogaaminayaan 2 Jeneraal oo kala ah C/laahi Axmed Jaamac, iyo Cabdisamad Calis Shire kuwaasi oo horkacayay ciidanka halkaasi galay.

 

Wararkuna waxay intaas ku darayan in ay Madarshoon ay gaareen ciidamda kasoo horjeeday dawlada waxana ay sheegeen in ay halkaas ay u arkeen goob istiraatiiji ah.

 

Qof xog ogal ah ayaa noo sheegay in madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire uu haatan ku suganyahay Galgala.

 

Qaxootiga Dagaalka

 

Dagaalkan ayaa waxa uu saameeyey dadka deegaanka ee la weeraray dhulkoodana la qabsaday waxana ay haatan dadkan oo horey loo go'doomiyay ay u qaxeen buuralyda magaalada dhinaca galbeed ka xigta halkaasi oo ay gabaad kaga yeesheen ciidamda Soogalay Galgala ee kusugan magaaladooda.

 

Arintan ayaa waxa ay noqoneysa markii ugu horeysey oo ay ciidamo kasocda PL ay galaan goobta dagalka, waxaana tani kuwii hore kaga duwantahay in dagaalkan ay hoogaminayeen saraakiil deegaanka u dhashay taasi oo keentay in ay si sahlan ku galaan!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey Sxb

 

Bosaso, Karin, Galgala, Xamar, Kismaayo and so on are equal to me and I never prayed that a least negative happen on any of them.

 

But the Gal-gala ppl has long trying to undermine the stability of Bossaso and if you want the fact read my previous posts in this thread and I can uncover so many others if it become necessary

Share this post


Link to post
Share on other sites

Atam oo Xeelad Dagaal uga Durkay GalGala :D

 

 

Sheekh Maxamed Siad Atam oo Hogaamiya Ciidamada deegaanka ayaa la sheegay inay Xeelad Dagaal Uga Baxeen deegaanka GalGala kuwaasi oo dhanka Galbeed u soo Durkay, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Gudaha u Galeen Magaalada Ciidamada ay wateen Labada Gen Waa Ilka Jiir iyo C/Samad Cali Shire.

 

Sheekh Atam oo Nala soo hadlay Goor dhawayd ayaa sheegay inay u Tudhayaan SHacabka Degmada GalGala oo aanay ka dhex Dagaalamayn isaga oo xusay in aanay wax Jab ah la Kulmin balse xeelad Dagaal ay Sameeyeen.

 

Sheekha ayaa xusay inay Xi kasta Weerar Celis ah ay Macquul tahay inay soo qaataan Madaama aanay Deegaankaasi sidaasi uga Fogayn.

 

 

Galgalanews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I don't understand maxa loo kale ceelin waye? surely the "shike" people can talk to him before he kills them all and likewise the elders can talk to state forces before they kill any more people.

 

LSK, any state can have an uprising, however if you suppress and kill everyone every time there is an uprising, in time you will have no independent civilians left as each government kills those who oppose them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

The 'Shike' kills all the people including his own, but Farole and and the PIS only kill 'more people'.

 

What does 'Shike' mean? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by *Ibtisam:

I don't understand maxa loo kale ceelin waye?

Because the world has changed since 9/11.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Maaddeey, it means I don't know enough about HIM to say wa waada ama wa warlord. But all I know is that killing people, for whatever reason is not good, ama sheik ahow ama warlord ahow. It should not get so out of hand, because if it does, then that is another area joining the mindless killing. Berinina wa Ramadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^No, If the first day of fast is Wed, Islamicly Tuesday is the first day (Moon is sighted on Tuesday so maha) wa innad tarawiixid uu carartiid after work. :D

 

Btw Maaddeey, ii caafi oo ii samax, a few times wan kaga caadisiye okay. smile.gif I won't ask ii so ducey, that is asking too much, :D but please ii cafii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galgala:(Allpuntland)-Wararkii udanbeeyey ee laga helayo Deegaanada ku dhowdhow magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in Ciidamada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ay goordhaweyd si rasmi ah ula wareegeen Deegaanka Galgala oo mudo dheer Puntland ay ku tuhunsanayd hooyada Dhibaatooyinka Puntland ka dhacaya.

 

Sarkaal sare oo katirsan Ciidamada Daraawiishta ee dawlada Puntland ayaa goordhaweyd APL si rasmi ah ugu sheegey in Ciidamada Puntland ay mardhaweyd la wareegeen Deegaanka Galgala iyagoonan wax iska caabin ah kala kulmin Malayshiyaadkii Alshabaab ee halkaas ku dhuumaalaysanayey.

 

Khadka Isgaarsiinta ee deegaanadii shalay ay dagaaladu ka dheceen ayaa imika jaran,waxaana halkaas laga gooyey guud ahaan Isgaarsiintii Caadiga ahayd,Iyadoo APL ay isku dayday inay la xiriirto Kooxdii Dawlada Puntland la dagaalamaysay hadana ma suurtoobin isgaarsiinta oo saamixi weyday owgeed.

 

Wararkii udanbeeyey ee deegaanka laga helayo ayaa kusoo waramaya in saaka markale Madaxweyne dawlada Puntland & Tiro Wasiiro ah oo uu kamid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland ay saaka halkaas gaareen islamarkaasna ay Hogaaminta ciidamada deegaankaas u tageen si ay uga nadiifiyaan Kooxihii la dagaalamayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this