Sign in to follow this  
Jacaylbaro

UPDATE ON GALGALA FRONT

Recommended Posts

Wing Wizard;798136 wrote:
This is a lie, mate. But let them believe all those bollocks published on the warlord diaries. Their propaganda only makes us better and better.

agree.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bosaso(Pi) Koox burcad ah ayaa xalay weerar kusoo qaadey barta kontoroolka magaalada bosaso, ciidanka ilaalada kantaroolka ayaa si gaadmo ah koox hubeysan usoo weeraren sida uu Puntlandi u sheegey Sargaal ciidanka ka tirsan wax khasaare ahna masoo gaarin ciidanka balse labo qof oo rayid ah ayaa dhawacmay.

 

Kooxda Burcada ah waxaa ka dhintey hal nin wsxayna ciidanku sheegeen inay baaritaan ku wadaan ninka meydka ah.

 

Waa markii labaad oo weerar gaadmo ah loo geysto kantaroolka magaalada mudo afar bilood gudeheed ah.

 

Dhinaca Dowlada waxaa la filayaa inay faahfashin ka bixoyaan maanta weersrkii xalay.

 

Puntlandi.com kala soco warsrka rasmiga ah ee ku saabsan weerarkaan

 

puntlandi.com

Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay lagu soo qaaday kantaroolka magaalada Boosaaso

 

Afhayeenka ciidamada Al-shabaab Sh.Cabdicasiis Abu Muscab oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamada Al-shabaab ee buuraha Golis ay weerarkaas fuliyeen.

 

Wuxuuna intaas ku daray in ay weerarkaas ku dileen 5-askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Puntland dhowr kalena ay ku dhaawaceen.

 

Dhinaca kale qaar kamid ah mas’uuliyiinta Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso ayaa Horseed Media u sheegay in Isbitaalka lasoo gaarsiiyey 12-askari oo dhaawac ah.

 

11-kamid ah askartaas ayaa sida ay saraakiisha caafimaadku xaqiijiyeen ah kuwo ay xaaladoodu aad u sahalan tahay waxaase dhaawacii soo gaarey dartiis Isbitaalka ugu geeriyoodey hal askari.

 

Saraakiisha laamaha caafimaadku waxa kale oo ay Horseed Media u sheegeen in ay qaybta meydka ee Isbitaalka yaaliin meydadka 3-nin oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ee buuraha Golis kuwaas oo sida ay sheegeen uu ku jiro nin loo malaynayo inuu ajnebi ahaa.

 

Weli ma jiro wax war ah oo dagaalka xalay ka dhacay duleedka koonfureed ee magaalada Boosaaso ku aadan oo dhinaca Puntland kasoo, baxay waxaase la filayaa in mas’uuliyiinta laamaha ammaanka u sareeyaa ay saacadaha soo socda Saxaafadda la hadlaan.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;798203 wrote:
They claimed 20+ and the other side admits 5 ..... do the math but mar dambe ha odhan waxba may dhicin ,,
:D

I'm in Bossaso and nobody knew anything about this incident. It was only 2 kids throwing few stones and the warlord diaries started their usual wank-fest. Thus, I'm repeating the "waxba ma dhicin" statement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this