Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Tuujiye   

Waraa Qac'Qac adiga waa qash qashaad badantahay ma maqashay...waraa dhibka jooji nacalaa watawaaskaaga ku yaalo anaheenee..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ acuudu billaahi war maxaad sheegaysaana tuujiye, watawaas aa koonbo kuunyo kaartuun kuunto ku jirto oo kiimikeesan kaala footo maxa la ciyaartey abbaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac Qaac maxaa?

 

U lost ur only shot huh :confused: :D Sorry waa ley bixiyay mar horre :D:D

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

duqda looool kaama daba hareen illaa aad god nin iga gashid, haddaa shot kaas aan dooni lahaa nooh, laakiin this guy nuune oo gabdha uu wax u aheen xattaa bixinayo ka waran...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Simple, i thought in aad aniga iga balan qaaday mataantaada, lacala hadaa iga dhimatid adiga(ilaahey managu keenee, aamiin), laakiin waad iga balan qaaday in aad ii heysid iyada, just incase, hadana qofkale aa siinoosaa, maxaa dhacay :D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Simply the Best maxaa dhiig baa is galisay miyaa :confused: Jecliyaa, bal haddii aad run aa sheegaysid maa NAFTAADA sii sid inanka :D:D:D

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

wow,,, shalay baan yara mashquulay ,, waa maxay meeshan isku waalatay ,,,, dadkaan is caayayo iyo ereyadan la is weydaarsanayo,,,,, gabdhahan la wareejinayo ee wax kaxaysta lala raadinayo iyo meeshan qasani ??

 

xal ha loo raadiyo ,, shir balaaran ha loogu qabto Imbagati ,,, halkaas nidaam ha loogu sameeyo arrimaha ku saabsan gabdhahan bixintooda iyo la soo noqoshadooda ,,,,,,

 

Qacqaac,,, inta aad mudo badan iska maqnayd baad hadda gabdhihii oo lala kala yaacay u timid sow maaha , markaasaad ogaan uga qashqashaysaa ?? dhib ma laha weli qaar banaan baan meesha ku haynaa don't worry ! ! !

 

Wiilo,, horta adiguna xishood badanidaa ,, iska dhaaf qajilaada yaa akhii oo dadkaan kaalay aan xal u raadinee ,,, inagay inagu dayanayaan haddana meel ay wax kaga bilaabaan way la' yihiin oo waakuwaas isku dhex qasmay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kaalay meeshaan guur leeba kasoo shiirooyee..gabdho la bixinaayo iyo niman gorgortamaayaan iyo jaceel badan oo heesaayo (love in the air)...

 

waraa nuune dhibkaan dhan adi waaye nooh..

Kula fitna cinda geel wa bacdun qac qaac=qac'qaacna wuu soo biyo raaciyey nooh..wa anaa qarxisun=ana waan qarxiyey..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shukaansi ,,, magacaba ka garo ,,,, meesha siday isugu dhacayso ma arkaysidoo ,,, ?? ahahaha

 

Horta ninka nuune waa dhib badan yahay aniguba waan arkay maalmahaan dambe ,,,,, markii hore waxaan is dhihi jiray malaa busaarad baa hayso laakiin ma u malaynaayo ee bal ha la soo baaro ,,, ,,

 

Tuujiye,,, Anta qarxis wa anaa jejebiye ,, yacnii caarif keef al xaal xayakun bacdayn ,, ehehehehehehe

 

Khalinaa nuwaasil kida ,,, axsan wa ashal ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro waatahay bal sii bilow inta aan EXAMSka dagaal kula jiro, shanta xabo ee ENGLISHka ah baan sii doondoonayaaye oo imtixaanaadka baa iska sii dhameyn marka adigu u sii wad sheekooyinka SHUKAANSIGA ah............

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta Wiilo su'aal aan ku waydiiyo ,,,,

 

Ma ii sheegi kartaa xilliga Exams ka ay kaa dhamaanayaan ,,, ??

 

Waxa aan rabaa hal sheeko oo fiican inaan kuu sii diyaariyo oo maalinta aad dhamaysato aan QAC ku soo siiyo :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this