Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wiilo   

Originally posted by raula:

^^^wala rafaadina alright..sidii shaah camal aa loo biis biisana noh
icon_razz.gif
Laakin shukansigiina maxaa waaye..makiinada cajiinka kulaha..waraa horta waxaan maqle..makiinada cajiinka wexey kutaale aaboorka noh(AIRPORT)
:D;)
maa ruunba?

 

reer baadiye waaxid iga dheh..maxaa waaye..government dhaan makiina cajiin airport kutaalo :eek: (iyo seey soomali uu faan badaan yahiin..)

raula adiga sidee camaleeto :confused: Caayaa maqashay then Dowladdeena baaba iska ceynee. Yaa ku yiri :confused: "Makiinadda Cajiinka" aa kutaalo Airport :rolleyes: Cajaaib :eek: Waraa waan nahay African laakiin Airport rada kuma sameysanno Makiinadaha ee afkaa sameyso dear..................

 

Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta maxaa idinka si ah,,, makiinad cajiin iyo Airport maxaa isu keenay /???

 

Mida kele maxaad isaga dhigaysaan dad qarniyo soo jiray waa la og yahay inaad dhamaantiin shalay dhalateen aniga mooyaane :D:D

 

Chocolato iyo shaah yaa isku doorsanayo,,,,shaah is the best thing in the world ,,, if you want a proof simply ask Wiilo and Raula . . if you don't trust them then get lost......

 

woooooooooow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^ur absolutly right, shaax iigu imow. waa raula qofka dhahaya makiinadda cajiinka baa ku taalla airportka.............

 

 

Jecliyaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula barnaamishka layiraahdo "SHUKAANSIGA: baa ka Qariban marka waxey u baahan tahay qof u hagaajiyo hahahahahah :D:D:D

 

 

jEcLiyAaaaaaaaaaaaaa:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loool@dadkiina yaab aa leedihiin, war raula waan maqley bey tiri ee mashiine dabargoynta cajjinkaa ku taalo airport meysan oran, ar kuwan dhib badanaaaaaaaaaaaaaaaaa.

 

 

yaa yiri shaah iyo shukaansi la iskuma keeno, yaa waaye qofkaas, wiilo adiga wariikoow aa u baahantahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shaaah iyo Shukaaansi marka la isku kabbado wax ka macaaaaaaaaaaaaaaan . . . . shukaansi ma isagaa shaah la'aan socon karaba . . wuxuu noqonayaa bilaa dhadhan iyo bilaa nuxur.

 

woooooooooow iga dhaaf ha i xasuusine :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Shaah iyo shukaansi....You have to be old fashioned to think they go hand in hand.Ask the older generation sidii dumarkii hore shaah ugu daldalyeyn odayashii hore ayuu gastric ku wada dhacey.Bal is ilaali jaceyl intaan ICU lagu la ordin.

 

*Whatever happened to strawberry,chocolate iyo wixii la mid ahaa....Ma bad Jaceyl malaha weli bugii hore ayuu weli isdaba wadaa....* :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Chocolate iyo Srawbery baad ka sheekaynaysaa iyo sheeko ciyaal,,,, waar kaas inta aanay gabdhaha yaryari qaan gaarin baa lagu sasabtaaye marka la koro waa laga baxaa oo sheekadu shaah bay ka bilaabataa , , , , odayaashii hore bal warayso gaastariga aad sheegayso kumuu dhicin ee wuu ka dawoobay oo sida ay ugu qurux badnaan jireen shaaha oo kele ma jirto . . . .

 

Any way ,, just give a try and u'll see :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by gediid

Shaah iyo shukaansi....You have to be old fashioned to think they go hand in hand.Ask the older generation sidii dumarkii hore shaah ugu daldalyeyn odayashii hore ayuu gastric ku wada dhacey.Bal is ilaali jaceyl intaan ICU lagu la ordin.

LoooooooL@intensive care unit

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacayl dhiig ma lagu qoray . . weli dhuux ma loo shubay,,, ninna saanta dhabankiyo ma u dheegay seedaha . . dhabannada cad laga jaray ,, hadalkii ma lagu dhigay ???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sheekadaan “Makiinadda Cajiinta †waa arin ku eg kaliya Gabdhaha iyo Wiilasha kuwa aan gaarin labaatan ka oo u dhaxeeya lex iyo toban jir illaa iyo labaatan jir.

 

 

Balse marka ay jiraan Labaatan illaa iyo shan iyo Labaatan wey ka Gudbayaa arinta ah “ Makiinadda Cajiinta†oo shukaansigooda wuxuu gaaraa heer Wiilka uu guriga ugu yimaado gabadha. Kulka ay dhaqeyso dharka. Intey soo qaadato dharka Guriya yaalla oo dhan bey la soo fariisataa guriga deerkiisa ayadoo waliba intey soo iibsato “Batari†lacagta Yaanyo Mirooleyda ka qiyaaneyso, haddii uusan gurigu Koranto ku jirin soona qaadato Raadiyo “Panasonic †ah kuwii waaweynaa midabka madoowgana lahaa bey bilowdaa dhar dhaqid ayadoo waliba dhageysaneyso Heeso Qamaari ah (kuwii Leysku Shukaansan Jiray) Markaas suu inanku intuu soo xirto Labis kii ugu dambeeyay buu ugu yimaadaa deedka ay gabadhu ku dhaqeyso dharka. (kani waa Shukaansiga Stage kiisii Labaad)

 

Markaas baa Shukaansiga halkaa laga sii wadaa, inantu walaalkeyd oo banooni soo cayaaray oo aad u dhididsan baa soo gali deedka markaas buu yiraahdaa Abaayo iigu dar “Buumahaan†iyo Macaawiistaan dharka aad dhaseyso, markaa bey tiraahdaa waayahay halkaan soo dhig maxaa yeelay sheeko baa u baxeysa oo niyaddeedu tamaam ma’ahan, marka kale weydiidaa inay dhaqdo dhar fara badan oo waxey dooneysaa inay baxdo galabtii kulkii ay tahay.

 

TO BE CONTINUED TO THE THIRD STAGE OF THE “SHUKAANSI â€

 

Go figure:……………

Share this post


Link to post
Share on other sites

Woooooooooow ,,,, What a teacher ......

 

Wiilo from now on waxaa tahay Prof. Wiilo oo ku takhasustay arrimaha shukaansiga. anigana Prof. Jacaylbaro oo ku takhasusay arrimaha Jacaylka.

 

Markaa let's work together si aan ciyaalkan wax ugu sheegno cajiinka ku meeraysanaaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jaceylbaro sxiib haddii aan doono creative waan noqonkaraa huh :D waite til part III sheekada wey sii macaanaanee :Dsmile.gif :rolleyes: :Dicon_razz.gif

 

 

Jecliyaaaaaaa:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this