Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Haye, xabiibi, habeenkii kaama seexdo, hurdo kaama ledo , cadceed soo baxaysaad ii tahay, ubaxeeey, quruxeeey, macaaneeey, biyahaan kaa dhex arkaa, malab soo da'aayaay.

 

Adiga la'aantaa hurdo ma seexdo, dhuuni igama dego, qalbigu iima fadhiyo, maalinta aan ku helo cirkaan ku geyn lahaa, dhulkan kugu soo wareejin lahaa, nolosha ugu heerka saraysaan ku gelin lahaa , waxaad ku noolaan lahayd baraare inta aad nooshahay.

 

Xabiibi waan ku jecelahay, ha iga fogaaan, codkaaga i maqashii, aragtidaadaa ii daran, gacantaadaan u baahnahay ,,,

 

 

Inta kele idinku ku dara . . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Iyaaaaaaaa Jaceylbaro sxb waxaan ka dhabeyn rabtaa Magacaadii ma iisheegtidoo........iyaah...

waraa adiga makasaayi waxaan.....walina maleygu dhihin........mana ka yeelaayo this crap........

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

"maalinta aan ku helo cirkaan ku geyn lahaa, dhulkan kugu soo wareejin lahaa" :rolleyes:

 

I was waiting for more like Cirkaan ku geeyna dhul kaan kugu soo tuuri lahaay...

Ramadana lagu jiraa so chill..

 

peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

xabiibtii qalbigeyga aa tahay, xabadka aa iiga taalaa, laabta adey kuu buktaa, shafka warkiisaba daa, beerkeygu waa baxsad adiga daraadaa waaye, wadnaha bu'bu' baa ka yeerayo, miyyirkeyga aa tahay, maankeyga aa ku dhissantahay, madaxeyga kama baxdin cawo iyo habeen, halbowlaha dhiiggaad dhex qaadaa, oogada dhammaanteedd baa ku tabto, aragtidaada iftiin ay ii tahey, muuqaalkaaga dayyax waa iiga daranyahay, dahab ceyriin aa tahay, dhayman aa tahey, saqdhexe adaan kugu riyoodaa, subax uusan diiqu ciyin adiga daraadaa ayaan dhafoorada u qabsadaa, intee iga jirtaa, ii soo dhawoow, aan ku dhadhamiyee dhidid baa iga da'ayee, dhabtaada isaar aan dhutiyee, dhibicda roobka udgoonkeeda aa tahay, qaanso roobaad oo kalaad bidhaameysaa, kaalay agteyda imoow, aan shaaheynee, xasuus aan galnee illamaa goortii aan is baranney, naftu waa qaaliyee qalbigaad igaga jirtaa ee bal adna keyga soo gal si quluubteenu isku daalacato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa waxaad iska dhaadhiciseen dhalinyaro....Every

gal knows that is cappy thing to say...and I don't think any gal would fall for that................crapy...........

 

Crapy..Crapy....Crapy..........and CRapppppyyyyyy

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

kaalay agteyda imoow, aan shaaheynee

waraa nuune..waad ogtahay in shaah dhinaceyga laiga so galo yaah :D ani shaah le hadii laidhaho.."jaceyl nab" iga dheh ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^^U cheap aaaaaassssss women!...u fall for a tea..

waanaceebaysay raula......though aniga xataa aan shaax jecelahay. ;) But Nooooo......ma jirto warkaas agteyda aniga....Maya...Maya....

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^maskiintaan wey isku wareersantahay..ee inkarta cagaarka(irishka)ka dhaaf huuno ;)

 

Wiilo

^^^^^U cheap aaaaaassssss women!...u fall for a tea..

hedhe miyaad weliga analyze-gareyse niin(potential ah)in comparison to tea smile.gif walaahi wax badaan aad kafahmi lehed...for instance-ani waxaa jeclahay shaheyga inuuna sonkor laheyn..waayo, I WANT TO FIGURE OUT THE AFTER_TASTE..you feel me gal..yacni..waxaan raba carabkeygu (taste buds in particular) inuu so saaro dhadhanka uu shahaas leyahay..(even the faintest taste). Maxaa yele..markaad shaha cabeysiid..waxaa fican miid dhadhankiisu leyahay iyo SPICES-ka kujiroo aad xusho..miid isla marki markaad afka geysid..sidii hirka bada WAH! sanka kaaga dhufanaaya mafiicno(baaba raxiis aan uu kasaa ani kaas). So WIILO..I tell ya if you implement this anology-Iam sure many problems will be solved ;) Take it from an experienced sis redface.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka hore nuune maba garanayee waxa ay kuugu bixiyee nuune.......I hereby declired ur name to be changed to "Curri" maxaa yeelay marka walba waxaad u hadashaa sidii oday Curri ah oo Caana waayay.

 

 

raula dear waxba shaaxa ha ii kala macneyn huuno. Haddiiba adiga shukaansigaaga uu just ku filan yahay Cup of tea then...hade maxaan ku iraahdaa huuno.

 

Balse raula mid iga ogow Jacaylbaro markii uu soo postigareynaayay this wuu ogaa in gabdha badan isku qabsan doonaan arintan...Balse aniga iyo adiga waxaan filaa in aanan isku qabsandoonin this isue..........

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cheap ku lahaa . . . . maxaa ka qaalisan koobka shaaha ah . . . . koob iska dhaafe hal kabbo oo shaah ah ayaa ka qaalisan waxa kele oo dhan.

Warka iska dhaafa Raula waaa igu banaantahay.

 

Waxaanse la yaaban yartan WIILO waxa ay la qaylinayso,,, laakiin run ha ka moodina bootada yaah . . . ereyada meesha ku qoran bay xejin wayday markaas bay is dhaafinaysaaye,, she already fall,,,,, laakiin waxay wadaa sheekadii arraweelo ee ha maqlina :D:D:D .

 

Laakiin horta Besbaaso yaa fahmay ??

 

Niyadiyo qalbiga noolaha dhamaan adigaw nimcee naxariista sii nuurkaygiyeeey,,,,,,,,qunyar socodkiyo qamuunsigan ku raacoo qabowga webigiyo qalaafay ku dhalatee,,,,,,,hadaan yarta dayn lahaa jacayl baa igu dirqinayoo markaan yara daymoodaba dareenkaygu wuxuu moodayaa inaan durdurkii jannada dhex dabaalanaaye

 

woooooooooooooow,,, waah waah,,, waxaasaa jacayla :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiiilo@loooool, curri maa noqdeyna loooooooool abootooy abkoow muriidi maankooliyoow ar maxaa tiri iigu soo celi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Haye, xabiibi, habeenkii kaama seexdo, hurdo kaama ledo , cadceed soo baxaysaad ii tahay, ubaxeeey, quruxeeey, macaaneeey, biyahaan kaa dhex arkaa, malab soo da'aayaay.

 

Adiga la'aantaa hurdo ma seexdo, dhuuni igama dego, qalbigu iima fadhiyo, maalinta aan ku helo cirkaan ku geyn lahaa, dhulkan kugu soo wareejin lahaa, nolosha ugu heerka saraysaan ku gelin lahaa , waxaad ku noolaan lahayd baraare inta aad nooshahay.

 

Xabiibi waan ku jecelahay, ha iga fogaaan, codkaaga i maqashii, aragtidaadaa ii daran, gacantaadaan u baahnahay ,,,

 

 

Inta kele idinku ku dara . . . .

If only Somali men would say these loving words to their wives in the real world, instead of naa ladabaalo caashaqa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this