Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wiilo   

Hahahah.....Maxaa waaye maalin Cadeydaan leys dhacayo, hay it was my idea ok..........Copy-Cat..

 

 

Go figure.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

CHECKMATE..loooooooooool..your shukansi technique mandhow waxaa isticmalaa reer-mudug asal ah..xoolo-dhaqatadaa waaye noh!...laakin I liked: Oo hadaas dee..kkkkkkkkk

 

To be honest..ani shukaansigaa beryahaan ima ruxo imana qandiciyo ;):D

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooooooooooooooooooool at checkmate alla dhintayeey istaaqfurullaah......wait I need to go to the toilet isug isug....................................................I'm back.....oh my lord, qandho kula shukaansi xumaatay, binaka cuudi billaah.....ar adigaa quf yahow umadeena ma tihit

waad falan tahay walaahi......(u are know suppose to say "mayee, waan beeranahay)

 

weligey tanoo kale,,,,,sidaan u qoslay lee daraadeed waxaan ilaah kaaga tuugaa xaaskaaga cunug qoslaayo iney hal mar caloosha futuq kaaga siiso (aamiin dheh)

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^mandhow waxaan ka wadaa maba dareemo..methelaan..marki qando kusohayso kale..mise qoonjab marku kugu dhaco..so maa dareemeysid..hadaba shukansigaa beryaahaan (to the least) ima QANDICIIYO ;) sidii shaah kuluul :D (on the other hand, you can say that I dont even glance towards that field anywayz :eek: )bcoz lootkeygii waaba extinguished baan umaleynaa icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula makaseysiin shukaansigeeda idinka, qoftaan "Shaax" lee ku filan, shaax sii DHac waaba isku dhamaatay shukaansigaas waa diraan. Shukaansi aad iga ceebeysay, nacalaa iskaarbahaaga kuyaal maku dhahaa. Waraa waxaa larabay in kii isku dayaa in uu ku shukaansado rafaadaa, oo maallo ku raaraadiyaa, basically iska daba wareejiso :mad: dhiiga aad igu karinee yaaqe :mad: raula "Shukaansigaaga" waxaan ugu yeeraa shukaansi baabul rasiiq. kii makiinada cajiinka aaba dhaama kaaga yaaqee...... :mad: icon_razz.gif

 

Necbiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^wala rafaadina alright..sidii shaah camal aa loo biis biisana noh icon_razz.gif Laakin shukansigiina maxaa waaye..makiinada cajiinka kulaha..waraa horta waxaan maqle..makiinada cajiinka wexey kutaale aaboorka noh(AIRPORT) :D;) maa ruunba?

 

reer baadiye waaxid iga dheh..maxaa waaye..government dhaan makiina cajiin airport kutaalo :eek: (iyo seey soomali uu faan badaan yahiin..)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alla dadkaan maxaan ka yaabay,,, Koob shaah ah for shukaansi,,,, cajiin for shukaansi,,, aniguna haddaba maxaan ku daraa ?? Dance for shukaansi maan dhahaaa ??

 

Horta koob shaah ah wax ka qaalisan ma leh oo waa Okkkkkkkk . . . waxan kele anigu ma garanayee sheekada inoo wada...

 

Laakiin wiilo baan shaaha isku ogayne Raula na ma ku soo biirtay ?? WOW . .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raula, illaah baa igu ogee, waxaa tahay nasab nasab dhalay iyo idinkiis, maxay kuwani ka garanahayaan "shaax" wuxuu mudan yahay, caku yaa caawa ii kaa keena lix koob oo "bigeys" ah markaan qac ka wada siino kan todobaad waanu wada cadeeysan laheen...

 

hadabka shaaha la iskugu shukaansado

 

Aniga:war maxaa sheegteen habloow

Xaawooleyda: war aarkii baa yimi (mashxaro lagu dhufto). balo ma jidho xaaji, haday jidhona ma buurna

Aniga: war bal shaah la kaalaya, waxaad moodaa siduu ii hayo in aanan maantoo dhan cabin

xaawooleeyda: Xaaji waa kan kirligii oo dhan, cadeeys ma dooneysaa

Aniga: Ina adeerey gacaliso anoon bigeyskii wali afka saarin miyaa cadeeys ii quurtaa, ragga meel xun lagoogama dhaco ee ogoow

Xaawooleyda: raali noqo xaaji, mar danbaan loo noqon doonin

Aniga: heblaayooy, yaa shaahakan soo kariyey maanta?waaba mid aan la arag oon la maqal, dhadhakiisu ilaa iyo hada ayuu dhabxanaga iiga dhagan yahay

Xaawooleyda: waxaa soo karisay "ina dhurwaa dhunkade" raula ayaa la yiraahdaa magaceedu

Aniga: ma ninkaan qaraabo qansax aheyn, ma saaxiibkeey "ina dhurwaa dhunkade" hadaba waleey iga tahay in aan waxba naga xumaandoonin, u sheeg "raula" in aan galabkanba raadsan doono :D:D

 

PS: Reer mudugii asliga ahaa oo mudug qaarada ku soo daray baan ka mid ahaaan jirey, waaguu waa ahaa dee seventy coorcoorkii dee :D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

nin yoho aduunkii waa isku walaaqday, reer mudugna waa sheegatay, dee na waa ku tuuratay loooool...

 

lol @ dhab xanaga buu igaga dhagan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Checkmate

Xaawooleyda: waxaa soo karisay "ina dhurwaa dhunkade" raula ayaa la yiraahdaa magaceedu

Aniga: ma ninkaan qaraabo qansax aheyn, ma saaxiibkeey "ina dhurwaa dhunkade" hadaba waleey iga tahay in aan waxba naga xumaandoonin, u sheeg "raula" in aan galabkanba raadsan doono

 

PS: Reer mudugii asliga ahaa oo mudug qaarada ku soo daray baan ka mid ahaaan jirey, waaguu waa ahaa dee seventy coorcoorkii dee

kkkkk ala ilaahe wale waxaad uu egtahay..odey mudug asal ah-maskax-ficaanow :D muraadka allaaha kuu sahlo.

 

Checkmate-niinyahow..usheeq umadaan inuu shaah ka miid aha shukaansigii beri horre. Hada gabdhihii gashantiyaasha wexey ku waasheen "CHOCOLATE" allow no sahal..bal CHOCOLATE muxuu uu tari..afrodisiak kulaha..afrikaan maan "DUUGSAN" karna ilaahi ba nalahe..PORGUESE baan maarro uu weyne ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raula, the best male afrodisiak is shaah with fish and some caviar for desert... :D:D ...don't you ever wonder why odayaasha aynaan u daalin, 93jir baa wali caruur dhalaya..

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this