Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wow,,, Raula ,, good to see you ,,,

 

Ku soo dhowow waa loo baahan yahay inaad ku soo biirto oo aad shukaansiga dhinacaaga ka soo bilowdo ,,,, cid nala wadda baanu beryahan ba la'ayne bal adiguna experience kaaga ku soo dar iyo wixii aad ka maqashay.

 

Sawirka waa loogu tala galay in lagu xajiimoodo :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

raula,

 

Sug bal maandheey, waxaan ku weeydiiyay aaway alaabtii aan miiskaas saartay shalay? Adigaan kaa rabaa cidkale gurigaan ma joogine, keen hadii kale waa ogtahay waxa aad muteysaneysid! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Alle_Ubaahne raula aad wax weydiinee war tan haddii ay Dacaskeeda xusuusato nasiib ay leedahay :D Ayada waxaad u sheegtaa Aargalaan weeyn oo shaax ah iyo mukaati that is it wax kaleba uma baahna :D

 

 

Go figure:.........................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Jacaylbaro, gabadha haka xishoodsiin, edeb iyo dacas midna ma lihide. Oo waxaad yeeshaa orodoo shaqo raadso, ma aqaan waxaad ku jeclaatay shaqo la'aantaane.

 

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar niyow horta mushkilad baa i haysatoo sida ceelka loo qodo maba aqaan :D:D ,, waan baran kari la'ahayba ......

 

Tan jallaafaduna ,, dee jalaafuunbay iska ahayde wax dheeraa ma jirin ,,,,,,

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haye oo sheekadu waxey mareysaa in dhagaha wax leyskugu sheego huh,,,,,,dhagaha ii dhiibta ma idin dhahaa :D anigu dhagaheygu xidhay oo maba maqlo waxa aad sheegeysaan,,,,,,,,,,,,,,,,,

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this