Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

raula   

waraa chinese bila jeego...shekooyinkaan buug baa laga qoraa...maxaa waaye ..shekadiina waasac waaye...

put on her Garissa accent ar lee, ar kuwaan daaya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooool Raula,, nice to see u again ,,,

 

Maxaa adiga sheekada oo kooban hadii aad hesho maxaad buug ku falaysaa ???

 

Dhib ma laha buug xataa hadii aan ka qorno waan heli karnaa . . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

lol-JB

Huuno anniga waayeel baan iska ahoo...waxna maskaxda kumaheyn karoo..dee markaan so baraarugo..xuusuus baan uu bahanahay-mmaggarrate mandhow icon_razz.gif haa aahey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Cajaa'ib raulay meesha aad ku duqowday bal ani xagee jooyaa! :rolleyes: Yaab Weeye........

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raula dhib ma laha ,,, waagii aad dhalanaysay baan iska garanayay inaad taas u baahan doonto laakiin waa la iga diiday :D:D

 

Xataa Cajalad waan kuugu soo duubi karnaa hadii aad rabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jacaylbaro sxb makaa dhaamaatay Qisadii Shukaansiga :confused: Well, waad ii sheegilaheyd nooh anigaa dhaamaystirilahaa inta hadhay....

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe waa daalay samirna is deynay ee maxaa ku helay J'baro..............

 

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qacqaac ,, horta adigana degdeggaan kugu nacay mararka qaarkood,,,,,,, annaga kiro kama werwersanin laakiin horta formality ga ka horeeya sow in la dhamays tiro maaha ??

 

Sheekooyinka waa iska badan yihiine ,,,,, adigu ii warran oo xagee wax kuu marayaan ,,,, beryahaa caashaq baa inta cidla kaa helay si xun kuu galay baan maqlaye :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

j baro iga raali ahoow haddaan kaa hor orday..

is jut i like u 2 to be private with ur messages. there are lots of ppl here who are under aged.. or some ppl just don't have the half of the exprience u 2 possess... marka naga qaleeya nooh..

 

Duqa runtii wax cusub ma jiraan, caashaq wax la dhaho majirto, laakiin al xamdulillaah casha la'aan ma igu dhicin, ee marka thanks for salaanta wacan oo qiimaha badan aad ii soo tuurtay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya,, wax kele ma jiraan ,, dadkan under age ka ah baan isku dayaynay inaan wax ka famsiino arrimaha SHUKAANSIGA la xiriira,,, waxoogaa duruus taxane ah baa jirtay hadii aad dib u akhriday qoraalkan ,,,, Part 1, 2, 3, etc.

 

Wixii aad ku darayso waa WELCOME ,,,,

 

aad baa u mahadsan tahay ,,, Wiilo na waa ku soo salaamaysay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this