Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Yaa idinku dhahay waa beeen . . . . dumarkaan soomaalida hadii aad hadal macaank u dhahdana waa BEEEN bay ku oran hadii aad ka aamustana ragga soomaalidu dumarkooda ma jecla bay ku dhihi bal idinku dhinac uun ku adkaysta.

 

Maxaa ku jaban, XABIIBI MACAAANEEEY , QURUXEEY, CADCEED SOO BAXDAAAY,, haye ,, maxaad ku diidi ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

"Maxaa ku jaban, XABIIBI MACAAANEEEY , QURUXEEY, CADCEED SOO BAXDAAAY,, haye ,, maxaad ku diidi??"

 

Waxba kuma diideyno hadalladan macaan, balse, su'aashu waxey tahay. Ma idinka dhabbaa????? :D

Ma hadal kal iyo laab baa??????? :D Mise waa mid u jeedo ka dambeysa walaalo???? :D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa yiri naga dhab maaha,,,,, hadal waa la oran karaa it's very simple, laakiin marka hadal macaan la idin dhaho maxaad markiiba u shakiyaysaan ee aad u leedihiin idika dhab maaha . . . qofna qalbigiisa lama oga waxa ku jira iyo in ay dhab ka tahay waxa uu sheegayaa iyo in kele.

 

Ka warran hadii aad is tiraahdo saaxiibkaa ama ninkaaga hadal macaan ku dheh oo uu ku dhaho KAA DHAB MAAHA EE WAA BEENTAA ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haddii ninkeyga sidaa igu yiraahdo waan tusin lahaa in ay iga dhabtahay walaalo. And please don't ask how????? :D

 

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waan idin barayaa but one condition though, i'm starting my own seminar, $15 dollar for session, topic waxaa layiraahdaa "SHUKAANSI" seminar.....warning, I will only teach Reer Xamar (Muqdisho) shukaanti.......kii oo ladhahaayay abaayey kiila xalwaan kuu keeni iyo afar too buskut......ee jardiinka guriga hortiisa inta la fariisto lagu sheekeysanaayay kaliya, oo ladha haayay waraa atooraha wixii sameeyi ma aragti, waa laayi tuugadii oo dhan....that kinda of shukaansi waaye...... :D

 

 

Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr.Nuune and Mr. jacelybaro

War yar aa isoo gaaray

Wajigiin ma fiicnee

Yaa hoosta idinka waaley :D:D

Tola'ayoo Tola'ay war ragii reer balo ahaa, wax aan la arag,la ursan,la dhadhamin(looof) baa meel gudcur ah ku haysta, alloow ragga u gargaar..aamiin.

 

marhore by soomali waxay hore u tiri "Beer wax jeclaada waa Baasto miir" marka ma aan idinla yaabeyno, rag matoorka dayuuradaha saaran yahay baa tihiin :D:D

 

Hadaba waa gaan dhalinyarada ahaa, oo aan jariiban joogay, shukaansigeenu waxaad moodaa in uu kiina ka yara duwan yahay.....

 

habkaan ayaan wax u shukaansan jirnay anagu:

 

Aniga: War bal xaajiyo ii waran?

Xaawooleeyda: Waa ladanaan xaaji

Aniga: Maxaa war iyo wacaalo dunida ka heysaa?

Xaawooleyda: Wax war iyo wacaalo ah ma haayee, waxaan maqlay ina caadleefe ayaa hashii "dhuubo" aheyd ka dhuntey, miyuu helay?

Aniga: Haa hashii "dhuubo" aheyd libaax baa cidla ka helayoo cunay, kolkaas baanu raadkii libaaxa raacney oo waxaanu aragnay asagoo dharagtii ka badatay oo geed hoostiis hurda, kolkaas aan in taan toorey la kortagay meeshii ku bireeyey aarkii afartanka rag u qalmay. Xaawooleyda: ma adiga kaligaa baa bireeyey

Aniga: Oo hadaas dee

Xaawooleyda: Markaas bay itay yara qososho, bay tiri, hada qoodhaa iyo xeradaa, ma kaligaa baa bireeyey

Aniga: Oo hadaas dee, in taan yara qoslo, hadaba xaajiyo ina mari aanu isku shushubanee Xaawooleyda: Intay qososho, oo miyaanu is xodxodanaa iminka, oo riyaha yaa ii ilaalin hadaba, maa caawa fiidkii halkaan ku wada kulano Aniga: Wagar! War kaasi waa war cad, waa hagaag/marxaba :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loooooooooooooool . . . checkmate . .

 

Weligey wax ka shukaansi xun . . aniga iyo Nuune sidaanu u qoslaynay baanu kuraasta ka daadanay . .

 

Weligaa miyaad aragtay XAAJI wax shukaansanaya oo kaga bilaabaya libaax baan gowracay iyo neef geel ah baan xambaaray . . . . Oo miyaan is xodxodanaa imika baan weli ku qoslayaa . .

 

Wiilo na intay iska marqaantay bay leedahay jecliyaaaaaaaaa maxaad jeclaan jardiino iyo film hindi ah oo laga sheekaysto baad sheegaysaye ma adigaa af garanaya ninkani wuxuu ka hadlayaa waa waa qarnigii 14aade :D:D

 

Heellada inoo wada inaga dhaafa warka gaboobayoo, wiilo Plz ii sheeg course kaas anigaa Instructor ka noqonaya,,it is good idea and u need it really . . . shahaado International ahna waa lagu bixinayaa . . .waxaana Manager ka ah Prof. Nuune

 

loooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this