Sign in to follow this  
Siciid1986

Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

“Dalkeenu Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif Wuxuu Qoray Warqad uu Leeyahay Sucuudigu Yaanu Qaadan Xoolaha laga keeno Dekadaha Berbera iyo Boosaaso”

 

 

Md. Faysal Cali Waraabe oo saxaafada ugu waramayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mudadii uu socdaalka ku marayay wadamadaa khaliijka uu ogaaday warqad Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee maamulka Sh.Shariif ee dalka Somalia uu ka dalbaday Sucuudiga in la joojiyo xoolaha laga qaato xiliga moosinka xajka Dekadaha Berbera iyo Boosaaso, waxaanu yidhi “Dalkeenu waa iska Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif wuxuu qoray bishii May warqad uu leeyahay Sucuudigu yaanu qaadan xoolaha laga keeno dekadaha Berbera iyo Boosaaso.

Dawladeenu meel la isla marayo ma oga, nasiib wanaag waxa arrintaasi ka hawlgalay maamulka Puntland ee aynu jaarka nahay oo iyaguna warqad ay arrintaasi ku joojinayaan ka soo qoray Raysul wasaraha maamulka Sheekh shariif Ina C/rashiid Cali Sharmarmaarke.”

 

 

 

 

“Xukuumadeenu waa taasi shirkii Maraykanku ku casuumay ee ay warbixinteena ay ka jeedin lahayd, ee waxaynu tabanayno kaga warami lahayd ka baaqatay, Guddoomiyihii Guddi hoosaadka arrimaha Afirka ee Baarlamaanka Maraykanku markii uu Wasiirkii arrimaha dibada Somaliland Maraykan ugu tagay wuu la kulmi waayay oo dalkiiba wuu kaga tagay oo Suudaan ayuu tagay,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

 

 

 

Guddoomiyuhu wuxuu xukuumada ku eedeeyay inay ka shaqaynayso sidii doorashooyinka dib loogu dhigi lahaa oo aanay wax kale qaban.

 

“Waxaan leeyahay Haddii Sharaftii wax la idiinku dhiibay aad u dhiibi waydaan wuu furan yahay dariiq kasta oo la idinkaga qaadayaaba masiirka ummadda,”ayuu yidhi Md. Faysal Cali Waraabe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Puntland helps Somaliland in this instance

:D

 

Faysal is not lying

In some people's books, what you have written up there would be considered a blasphemy. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I know but the fact it came from the horses mouth will make it difficult for even a born orator like Oodweyne spin it in any other way :D

 

waa tush :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by xiinfaniin:

^^I know but the fact it came from the horses mouth will make it difficult for even a born orator like Oodweyne spin it in any other way
:D

 

waa tush
:D

Iyo lagama celiyaan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

He used to be a daacad guy waaguu Afrikan Filaj (African Village) in Xamar deganaa too as well. Dowladii hore daacad ayuu u ahaa.

 

Taloow baasaboor uu Sacuudiya ku tagay kee waaye. Probably his Finnish one uu isticmaaloyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by rudy-Diiriye:

Or could it be that his son just got married to a gal from pland!lool. They live in la. Good couple though.

I thought that was in canada. I could be wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Miskin Macruuf, your a clever guy....what does it matter if he travels with a figian passport. It doesnt make sence why that is relevant.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dalkeenu waa iska Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif wuxuu qoray bishii May warqad uu leeyahay Sucuudigu yaanu qaadan xoolaha laga keeno dekadaha Berbera iyo Boosaaso.

Dawladeenu meel la isla marayo ma oga, nasiib wanaag waxa arrintaasi ka hawlgalay maamulka Puntland ee aynu jaarka nahay oo iyaguna warqad ay arrintaasi ku joojinayaan ka soo qoray Raysul wasaraha maamulka Sheekh shariif Ina C/rashiid Cali Sharmarmaarke.”

Faisal is better when he wanted to tear the roof's from houses in Garowe & Bossaso that was classic Warrabe. Now all this soft talk is not the man, he went to Hajj and thus became a Sufi I heard. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^He just says what you duke hide in your chest. I know you'd love to bomb Hargeis, burco and berbera back to stone ages. But you just don't reveal that sorta of info here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this